HBN Online TV (@HBNOnlineTV) header
HBN Online TV (@HBNOnlineTV) profile picture

Horn Broadcasting Network- award-winning Somalia's First Exclusively Digital Media, covering Somalia & the Horn of Africa|Got a story? Send [email protected]

Everywhere
Joined April 2021
Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)Photo by HBN Online TV (@HBNOnlineTV)
#WAR: Mareykanka oo dib u soo celiyay taageeradii dhaqaale ee hawlgallada amni ee Soomaaliya hbnonlinetv.com/mareykanka-o…
1
3
553
#WAR: Dagaal culus oo markale ka qarxay magaalada Mooyaale hbnonlinetv.com/dagaal-culus…
1
392
#WAR: Hirshabeelle oo Guddoomiye cusub u magacaabay Hiiraan, xili khilaafkii ugu weynaa ka jiro gobolka hbnonlinetv.com/hirshabeelle…
1
592
#WAR: Madaxweyne Xasan oo mucaaradka  Dowladda ugu baaqay inay ku soo laabtaan miiska wada-hadallada hbnonlinetv.com/madaxweyne-x…
2
595
#WAR: Banaanbax ka dhan DFS & Hirshabeelle oo lagu qabtay magaalada Beledweyne, iyada oo fariiimo culus laga soo saaray hbnonlinetv.com/banaanbax-ka…
1
1
6
835
#WAR: Madaxweynaha Soomaaliya oo khatar amni oo dhab ah ku tilmaamay Taiwan iyo Israa’iil, digniinna ka soo saaray hbnonlinetv.com/madaxweynaha…
4
554
#WAR: Soomaaliya oo ka hortimid dhaleeceynta khubarada Qaramada Midoobay ee xilka qaadista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare hbnonlinetv.com/soomaaliya-o…
1
2
552
#WAR: Ku dhawad 10 qof Soomaali ah oo lagu dilay weerar maleeshiyaad Oromo ah ka geysatay xudduuda Kenya hbnonlinetv.com/ku-dhawad-10…
535
#WAR: Soomaaliya &Turkiga oo taageeray qaraar Qaramada Midoobay looga dalbanayo hakinta xukunada dilka ah hbnonlinetv.com/soomaaliya-t…
422
#WAR: Maxaa iska bedalay wadahadaladii Mucaaradka & DFS? hbnonlinetv.com/maxaa-iska-b…
2
599
Dahabshil Bank International ayaa ka qayb qaatay taabbagelinta daahfurka Daryeel Women’s Scholarship Program oo uu soo qaban qaabiyay ururka Midnimo Women Network, laguna qabtay magaalada Garoowe. Bangigu waxa uu madasha ku soo bandhigay adeegyo maaliyadeed oo casri ah, isagoo taageeraya waxbarashada iyo kobcinta dhaqaalaha haweenka. Waxbarashada haweenku waa horumarka bulshada. #DahabshilBank#Midnimo #DaryeelScholarship #WomenEmpowerment
1
1
568
WARGELIN: Caawa & Falanqaynta Jimcaha. Nagu soo biir 10pm saacadda Geeska Afrika haddii ALLE idmo
1
5
1,207
Barnaamijka #FalanqayntaJimcaha ee @HBNOnlineTV, caawa waxaan ku lafaguri doonnaa Warar & Falanqayn ku aadan Colaadda Bariga Dhexe. Loolanka dhismaha xukuumad ee Israa'iil, Dagaalka Yaman, Xiisadaha Juquraafi siyaasaddeed ee Caalamka & Saameynta Gobolka, La soco caawa, 25-ka September 2026, saacadda 10:00pm (xilliga Geeska Afrika), haddii ALLE idmo. Mowduucyada Barnaamijka 1: XIISADDA MAREYKANKA & IIRAAN B: Maxaa hurinaya xiisadda labada dal? T: Israa’iil door intee le'eg ayay ku leedahay? J: Hormuz ma xirmi karaa, dagaal cusubse ma qarxi karaa? 2: LOOLANKA XUKUUMADDA ISRAA’IIL B: Maxaa keenay qalalaasaha siyaasadeed? T: Netanyahu ma lumin karaa awoodda? J: Yaa dhisi kara xukuumadda cusub? 3: DAGAALKA YAMAN & XUUTIYIINTA B: Xaaladaha dagaalka & wararkii u dambeeyay T: Xuutiyiintu ma qabsan karaan dalka oo dhan? J: Sacuudigu ma u taag la'yahay Xuutiyiinta? 4: XIISADAHA JUQURAAFI-SIYAASADEED B: Mareykanka, Ruushka iyo Shiinaha maxay ku loollamayaan? T: Yaa gacanta ku dhigi kara marinnada ganacsiga? 5: SAAMEYNTA GEESKA AFRIKA B: Soomaalida maxaa ka soo gaari kara colaadaha? T: Sidee ayay u saameynayaan amniga Badda Cas? 6: MUSTAQBALKA BARIGA DHEXE B: Dagaal goboleed mise heshiis siyaasadeed? T: Yaa noqon doona awoodda ugu saameynta badan gobolka?
1
3
253
#WAR: Military-ga Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey dilka xubno sare oo Alshabaab ah oo ka dhacay Shabeellaha Hoose hbnonlinetv.com/military-ga-…
1
2
645
#WAR: Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu deeqay in ka badan $6.5 Milyan oo ah gargaar dedegdeg ah hbnonlinetv.com/midowga-yuru…
2
532