UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni) header
UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni) profile picture

The Medical Alumni serves as a vibrant community for all medical graduates from the University of Somalia (UNISO), fostering close and interconnected ties.

Mogadishu, Somalia
Joined July 2023
Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)Photo by UNISOMedicalAlumni (@medicalalumni)
#WorldBreastfeedingWeek Caanaha naaska waa talaalka uguhoreeya ee ilamaha, mar waa nafaqo dhamaystiran, marna waa jir difaac xoogan, marna waa ucunto aan u baahnayn in la soo iibiyo, la kariyo lana raadiyo, marna waa xaq ay ilamaha yar ay leeyihiin, waana u Caafimaad hooyada.
30
DID YOU KNOW ! Breastfeeding is a natural and noble act, encouraged and valued in #Islam for its numerous benefits for both the mother and the child. #WorldBreastfeedingWeek #Somalia
1
45
#WorldHepatitisDay Early detection saves lives💉don't wait, get tested, get vaccinated. #HepCantWait Join our Awareness and Testing program at University of Somalia's main campus tomorrow from 8am - 12pm, the first 100 people will get free vaccination.
1
13
#WorldHepatitisDay Topic: Viral Hepatitis Prevention and Control in #Somalia for more about the topic kindly join the event in person tomorrow at UNISO venue.
1
1
190
#worldhepatitisday is coming... Our alumni is #notwaiting, we are taking bold steps in raising a full circle of awareness campaign activities in #Somalia #Mogadishu. Join the campaign at your personal capacity to save lives and protect your loved ones from #hepatitis
1
1
4
55
Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee #Cagaarshowga aawadeed, aan dhamaanteen ka wacyigallinno bulshadeena khatarta iyo halista ku gidaaman cudurka #cagaarshowga, waa cudur in badan bulshadeena saameeyey, qaar u dhintay, qaar la nool iyo qaar aan ogayn badqabka beerkooda.
2
23
#worldhepatitisday #cagaarshow MA OGTAHAY ? In #Cagaarshowga laga hortagi karo, lana daawayn karo sidoo kalena laga guulaysan karo? #worldhepatitisday
2
13
#worldhepatitisday Ha sugin cudurka #cagaarshowga si lama filaan ah ayuu khatar u gelinayaa noloshaada, fadlan iska baar #cagaarshowga, iska daawee, iskana talaal, ogow xaaladda beerkaaga, beerku wuxuu qabtaa in kabadan 500 shaqo oo kala duwan ilaalso caafimaadkaaga.
2
23
MA OGTAHAY! In dunida ay hiigsanayso 2030 ciribtirka #cagaarshowga, is loo gaaro hiigsigaas, waxaa na saaran masuuliyad wadareed ah in aan macluumaad sax ah dadkeena kasiino halist cagaarshowga, si ay iskaga baaraan iskana daaweeyaan, helaanna caawimaad sax ah.#Worldhepatitisday
2
24
MA OGTAHAY! In sanad kasta 28da Luulyo ay ku beegantahay "Xuska Maalinta caalamiga ah ee #Cagaarshowga" #WorldHepatitisDay. Sababtoo ah sanad kasta in kabadan 1,000,000 ruux ayaa u geeriyoota #CAGAARSHOWGA. Dhibaato intee la'eg ayuu Cagaarshowga ku hayaa Bulshadeena?
3
33
Towards #WorldHepatitisDaY, DID YOU KNOW ! Deaths caused by Hepatitis B & Hepatitis C can be prevented #WeCantWait to improve Hepatitis Community Awareness #WeCantWait to improve increase Hepatitis Vaccine Coverage #WeCantWait to eliminate Hepatitis #HepCantWait #cagaarshow
3
37