NETBEINS (@netbeins) header
NETBEINS (@netbeins) profile picture

Discovering Issues, Telling Human Stories & History

Joined March 2019
Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)Photo by NETBEINS (@netbeins)
And now welcome to NetBeins! #NetBeins
Soo ifbixii dhaq-dhaqaaqyadii mucaaradka ahaa ee looga soo horjeeday nidaamyadii kalitalisnimo ee sannadyadii 2011-2012-dii, ee lagu magacaabi jiray Gu'gii Carabta, waxa ay isbaddel ku sameeyeen siyaasadda adduunka Carabta. netbeins.com/2019/09/08/kacd…
1
11
Generaal William H. McRaven Waa hawlgab ka mid ahaa ciidammada Mareykanka ee Badda, waana taliyihii hore ee hawlgalkii gaarka ahaa ee Joint Special Operations Command (JSOC). netbeins.com/2019/08/29/maki…
1
Filimaanta, gaar ahaan kuwa Ameerikaanka ah waxaa loo sameeyaa qaar badan oo ka mida in bulshada lagu dhiirrigeliyo, laguna baddalo hab-fakarkeeda, qaybtood buuggaag dhiirrigelin ah ayaa laga keenay amaba laga qoraa filinka ka dib. netbeins.com/2019/08/03/5-fi…
1
2
Baarlamaan kii ugu horreeyey Soomaaliya netbeins.com/2019/06/29/baar…
1
Buugga “The Art of War”: Lix Qaaciddo oo kaa Caawinaya Habfikirka Istiraatiijiga ah. netbeins.com/2019/06/24/buug…
2
2
Qeybtii 2-aad Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة). netbeins.com/2019/06/23/qeyb…
Taariikh Nololeedkii Danjire Maxamed Warsame Cali “Kiimiko” netbeins.com/2019/06/22/taar…
2
2
Buugga Team of Teams waxaa wada qoray Janaraal Stanley McChrystal, David Silverman iyo Chris Fussel. Team of Teams waa buug sheekadiisu ku saabsantahay sida loo dhalin karo isbadal. Buuggu wuxuu ku saabsan sida loo sameyn karo isbadal netbeins.com/2019/06/19/team…
1
3
"Adduunka oo dhan saameyn ayaan ku yeelanayaa, haddii aan qalinka maalo; dhammaan jabka noloshu i dareensiisayna waa uu qarsoomayaa, waxaa na deris ila noqota dhiirranaan." Xusuus qorkii Anne Frank netbeins.com/2019/06/16/xusu…
1
4
Dhaxalkii gumeystuhu Afrika kaga tagay waxaa qeyb ka ahaa, kala qeybinta iyo qolo qoleysiga; si gaar ah waxaa farta loogu godaa maxmiyadihii boqortooyada Ingiriiska, taas oo ilbaxnimo fog u lahayd kala qeybinta iyo kala qob qobka ummadaha netbeins.com/2019/06/12/daga…
1
4
Waxa soo baxay caruuskii iyo weliba caruusaddii iyada oo ay daba socdaan ehelladii oo faraxsan, waxaa lala daba socdaa faynuusyo iftiimaya, waxaa hareeraha kaga jira caruurtii oo ubaxyo qurxoon, uduguna kasoo baxayo la hareer ordaya,netbeins.com/2019/06/11/hoyg…
1
2
netbeins.com/2019/06/10/deng… Buuggaan inkasta oo uu ku saabsan yahay soo ifbixii Deng Xiaoping iyo hagaajintiisii beddeshay Shiinaha kana dhigtay awood dhaqaale, qof-ka-hadalkan ashqaraarka leh ee uu qoray Ezra Vogel waxa uu saafayaa sida Shiinuhu u noqday mid ka mid ah labada dal ee
1
2
Dadku waa sida ubixii oo kale, kuwo waa la jecelyahay, qaarkood waxbaa laga sheegaa, kuwo waa laga taxadaraa, qaar waa la iska hilmaamaa, qaar aad bay caan u yihiin, kuwo na lama soo hadal qaado. netbeins.com/2019/06/09/aabe…
1
1
10
AbdulftaahJandali, waa Siiriyaan carab ah, kana soo jeeda qoys maal qabeen ah. Sidii caadada ahayd xilligaas, carruurta bariga dhexe ee reerahoodu hantida haystaan waxey waxbarasho u aadi jireen Lubnaan, Beyruut, gaar ahaan American University of Beirut. netbeins.com/2019/06/08/stev…
1
2
ni waa warqaddii ugu hadal haynta badnayd ee uu qoray Patrice Lumumba kahor intii aan la shirqoolin oo uusan galban. Patrice waxa uu ahaa siyaasi u dhashay Jahmuuriyadda dimuquraadiga ee Congo sidoo kale na ahaa raysal wasaarihii ugu horreyey ee dalkaas.netbeins.com/2019/06/02/warq…
2
Dr. Jaasim Muxammed Suldaan waa qoraa iyo mufakkir reer Qadar ah, waxa uu daraaseeyaa taariikhda, waxa uu isku howlaa xal uhelidda mashaakilka ilbaxnimo ee ka jira dunida muslimka ah, buuggiisan waxa uu kusoo bandhigayaa xeerar toban ah oo uu arko iney netbeins.com/2019/06/01/xeer…
1
4
Safiir waa wakiilka rasmiga ah, kaasoo matala danaha waddankiisa, ilaaliyana madaxbannaanida caalamiga ah ee dal walibaa leeyahay. Halkaan ka akhriso liiska Safiiradii Soomaaliya u fadhin jiray Mareykanka laga soo billaabo 1962-dii. netbeins.com/2019/05/31/safi…
1
2
dowladaha caalamka ka jira waa ay kala duwan yihiin, hadba iyada oo loo eegayo tiro ahaan dadkooda, bed ahaan dhulkooda, hufnaan ahaan siyaasaddooda, kobac ahaan dhaqaalahooda, dhaqan ahaan bulshadooda, tayo ahaan dadkooda, iyo horumar ahaan wacyigooda. netbeins.com/2019/05/28/maxa…
1
3
Kusoo dhawoow dhacdooyin iyo sheeko tixane ah, oo kugu dhaweyn doona arrimo badan iyo shirqoollo ay maleegeen sirdoonka Ruushka ee loo yaqaan KGB. netbeins.com/2019/05/27/tixa…
1
2
Documents badan oo sir ahaa oo ay kaydisay hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, kuna saabsanaa waddamo farabadan, laakiin sanadkii 2004 dibadda loo soo saaray waxa kamid ahaa netbeins.com/2019/05/25/warb…
1
4