Waxaa hadda Caasimadda Galmudug nooga furmay madasha Taabbagelinta nidaamka Dowladnimada loo dhanyahay oo lagu soo bandhigayo daraasad ballaaran oo dhawaan laga sameeyay Galmudug, oo ku saabsan hannaanka dowlad-dhiska, dimoqraadiyeynta iyo heshiisiinta bulshada Galmudug.
#GRD2023