15th Somali Studies International Congress (@15thSSIA) header
15th Somali Studies International Congress (@15thSSIA) profile picture

Official account for the 15th SSIA Congress in Mogadishu, Dec 15-18, 2024. First since 1989, promoting academic and intellectual renewal in Somalia

Somalia
Joined September 2024
15th Somali Studies International Congress retweeted
A new school, a brighter future for Jaaboole Village, near #Bulobarde, Hirshabelle. Built under the @SEHCDP_Somalia Project, the 6-classroom school expands access to quality education for children in hard-to-reach areas of #Somalia. Time for parents to enroll their children!
8
10
312
15th Somali Studies International Congress retweeted
Galmudug’s Ministry of Education inaugurated Dayax School in Dhusamareb, built under the Somalia Education for Human Capital Development Project (@SEHCDP_Somalia). With 6 furnished classrooms, offices, WASH facilities & a fence, it brings learning closer to children. #Somalia
8
10
293
15th Somali Studies International Congress retweeted
1/2 The @SEHCDP_Somalia Project Management Committee held a two-day meeting in Mogadishu (July 22–23), bringing together MOECHE, FMS Ministries of Education, the BRA Education Directorate, PMU, and PIUs to assess implementation progress & strengthen coordination across all levels
1
5
9
730
15th Somali Studies International Congress retweeted
Mahadnaq ku aaddan ka qaybgalka shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed (UCDS): Waxaan si qoto dheer ugu mahadcelinayaa qabanqaabiyeyaasha iyo ka qaybgalayaasha Shirweynihii 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed (UCDS), oo bishii December 2024 lagu qabtay magaalada Mogadishu. Shirkan muhiimka ah wuxuu ahaa kii saddexaad ee taariikhiga ah ee Muqdisho lagu qabto, iyadoo kii ugu horreeyay uu dhacay 1979-kii, kii labaadna 1989-kii, tanina ay noqotay mid dhacday 35 sano ka dib. Shirka waxa iska kaashaday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed (UCDS), iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu ahaa mid soo nooleeyay dhaqanka wadaagista aqoonta, isagoo diiradda saaraya mowduuc muhiim ah: "Dib-udhiska iyo Horumarinta Ummadda Soomaaliyeed." Ujeedada Shirweynaha: Shirka waxa lagu gaaray yoolo muhiim ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin: - Abuurista goob wadaag cilmiyeed oo ay ku kulmaan aqoonyahannada, khubarada, iyo xeeldheerayaasha, si ay u wadaagaan cilmi-baaristooda. - Falanqeynta iyo iftiiminta caqabadaha iyo fursadaha hor yaalla dadaallada dhismaha qaran iyo dowladnimada Soomaaliya. - Abuurista xeelado lagu xoojiyo awoodda hay’adaha Soomaaliyeed ee waxqabadka dowladeed. - Lafagur ku saabsan arrimaha amniga iyo juqraafi-siyaasadeedka ee wakhtigan xaadirka ah. - Xoojinta muhiimadda diinta Islaamka ee nabadda, dulqaadka, iyo naxariista bulshada Soomaaliyeed. Tirada iyo noocyada ka qaybgalayaasha: Shirka waxa ka soo qaybgalay in ka badan 300 oo qof oo isugu jiray cilmi-baarayaal, aqoonyahanno, indheergarad, siyaasad-dejiyayaal, xubno ka socda bulshada rayidka ah, haweenka, ganacsatada, ardayda, iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadda. Mahadnaq Gaar Ah: Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, UCDS, iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, kuwaas oo dadaal badan geliyay sidii shirkan uu u noqon lahaa mid guuleysta. Sidoo kale, waxaan u mahadcelinayaa dhamaan ka qaybgalayaasha, kuwaas oo wadaagay aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda si loo horumariyo fahamka iyo xal-u-helidda caqabadaha waaweyn ee Soomaaliya. Waxyaabaha aan ka Faa’iiday: Ka qaybgalka shirkan wuxuu ii ahaa fursad aan ku barto aragtiyo iyo cilmi-baaris cusub oo ku saabsan dib-u-dhiska Soomaaliya. Falanqaynta mowduucyada la xiriira amniga, dowladnimada, iyo muhiimadda aqoonta diinta Islaamka waxay ii bidhaamisay dariiqyo cusub oo loo marayo nabadeynta iyo horumarinta dalka. Gabagabo: Shirweynaha 15aad ee UCDS wuxuu ahaa mid taariikhi ah, oo soo nooleeyay muhiimadda cilmi-baarista iyo wadaagga aqoonta ee bulshada Soomaaliyeed. Waxaan rajaynayaa in shirarka noocan oo kale ah ay sii socdaan, si loo xoojiyo isku-xirka aqoonyahannada Soomaaliyeed iyo sidii loogu heli lahaa xal waara caqabadaha hor yaalla bulshadeenna. @faaraxsheekh @LKulmiye @ZainabSirad @DrBaadiyow @AmbAmerico @MohamudUtaama @farmumin @XAJSiOfficial @15thSSIA @MogBF @faisalroble19 @AbdinasirSola
1
12
791
15th Somali Studies International Congress retweeted
Hadaljeedinta Prof. Abwaan Said Salah: Waayaha Af Soomaaliga. Abwaan Saciid Salah heesihii uu curiyey Waxaa ka mid ah: Alif La kor Dhabay. My favorite song of all times. youtube.com/results?sp=mAEA&… @15thSSIA
1
13
735
15th Somali Studies International Congress retweeted
My colleagues and I, have presented our research paper on “The Role of Youth in State-Building and Societal Development” to the 15th Somali Studies International Congress, and we have been working on this research paper for eight months. @Somali_NU @15thSSIA
1
3
6
463
15th Somali Studies International Congress retweeted
Dr. Mohamed Isa Trunji & I at Somali Studies International Association conference (@15thSSIA) held in Mogadishu on 15-18 December 2024. Dr. Trunji is the author of the reference book (Somalia: The Untold History 1941-1969).
2
14
72
3,363
15th Somali Studies International Congress retweeted
What tan amazing event! I am so honored to participate and get the opportunity to meet the elite of Somali academia! #SSIA2024
Take a look at the highlights from the first day of the 15th Somali Studies International Association Congress. #SSIA2024
1
5
859
15th Somali Studies International Congress retweeted
Somali Studies Day One highlights See y'all tomorrow 😊
Take a look at the highlights from the first day of the 15th Somali Studies International Association Congress. #SSIA2024
3
4
1,104
15th Somali Studies International Congress retweeted
If you are in Mogadishu come and join us at the 15th Somali Studies (Jazeera Hotel)
A video highlight capturing the opening ceremony of the 15th Somali Studies International Association Congress. We sincerely thank all the dignitaries, academicians, and researchers for their participation and invaluable contributions to this landmark event. #SSIA2024
1
3
19
2,358
15th Somali Studies International Congress retweeted
Waxaa Farxad iyo Sharaf Weyn ii ah inaan ka mid ahay Martida ka Qayb Galeysa “ Shirweynaha Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo Farxad ii ah inaan Safarka La wadaagayo Adeer Trunji oo Runtii ah Qoraa Qudwad ii ahaa iguna Dhiiri Geliyay Qoraalka. #SSIA2024
2
1
17
3,196
15th Somali Studies International Congress retweeted
Somali Studies is coming to Mogadishu Dec 15-18. I'm looking forward to Professor Said Salah's lecture 'The Evolution of Somali Language' ❤️ Come join us.
We are honored to have Professor Said Salah as a keynote speaker at the 15th Somali Studies International Association Congress, taking place from December 15-18 at the Jazeera Hotel in #Mogadishu. He will present on the topic: "The Evolution of the Somali Language." #SSIA2024
4
9
1,561
15th Somali Studies International Congress retweeted
Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha 15-aad ee Daraasaadka Soomaaliyeed, Prof. Cabdulqaadir Dhicisow, ayaa shaaciyay in shirweynahan lagu casuumay odayaashii aasaasay ururka, jaamacadaha ku yaalla Geeska Afrika, iyo aqoonyahanno isugu jira Soomaali iyo ajaanib. #SSIA2024
1
7
12
2,537
15th Somali Studies International Congress retweeted
Waa shaqo wacan oo bogaadin mudan, inay dad badan I arimaha Siomaoiya ay wax badan ka bartaan, wax ka baar aan. Taariikhda a Somaliya iyi Qaranimdi Waa la aaday, waxay inaga aaminsanyihiin inaanu nahay qaxooto, iyo kuwa is dilo oo cawaan a ah! Dabinka ay inoo qodeen waa laga bixi. Hambalyo 👏🏽👏🏽
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa ku dhawaaqay qabashada 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟭𝟱𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗮𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗲𝗲𝗱, oo markii ugu horreysay muddo 35 sano ah lagu qabanayo Muqdisho, 15-18 Diseembar 2024, ayadoo ay martigalineyso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. #SSIA2024
1
3
680
15th Somali Studies International Congress retweeted
Great progress to hold the Somali Studies Summit in Mogadishu after 35 years! Although progress may be slow, Somalia is on the path to reclaiming its glory. A big thank you to @faaraxsheekh and the Ministry of Education team!
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa ku dhawaaqay qabashada 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟭𝟱𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗮𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗲𝗲𝗱, oo markii ugu horreysay muddo 35 sano ah lagu qabanayo Muqdisho, 15-18 Diseembar 2024, ayadoo ay martigalineyso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. #SSIA2024
1
3
8
942
15th Somali Studies International Congress retweeted
Grateful for H.E. Minister @faaraxsheekh, For your warm welcoming, I am excited to be one of the researchers that will present their papers in this prestigious and historic conference. I and my fellow researchers will present a paper titled "Exploring the Role Iniatives In state.

449