Islaan reer miyi ah baa tidhi reer magaal waxaan ku nacay xaarka ayey reer magalku guryahooda kula noqdaan hadda somaliland baa gobaladii ay sheeganaysay midba Mar ku xaaraysa
Tolow Heegoland kiniin caqliga u soo celiya ma heleen wuxu soomali nacayb baa uurka ka galay 60 kii odayda garxajis baa ku khasbay inay xamar la midooban waayo waxay garanayeen inan isaaq is xukumi karin
Daahir calasow iyo Maama Malyuun ma kala hadhi karaan labaduba haday noqoto in ay Hargeysa imanayaan arimaha nabadda
Dagaalki lagu qaaday laascanod qofkii caqli wanaagsani wuu garanayey inay somaliland noqonayso hargeisaland oo qudha marka reer hargeysa qofka caqliga fiican ay yidhaahden waa cadowga gudaha
Tolow haddii beri la furo dekeda gara cad abdishakuur iyo xasan shiikh maxamud dawarsiga ay ku dawarsanayaan magaca somaliyeed ma joojinayaan
Waxaan maqli jirey tuug bakhaar haysta waxaanse hadda arkay tuug dawlad haysata shicib loo danayn maayo aakhiro laga biqi maayo waxaa si khaldan loo qaatay qof aan wax haysani waa daciif ee adigu jeebka xaraan ka buuxso
Kuwa diidan in madaxweynihii hore ee somaliya loo aruuruyo lacag guri loogu dhiso ee leh xiligan abaar ba jirta micnahoodu waa abdishakur a/raxman lacag ha loo aruursho madaxweynihii hore waa bilaa guri baa abaar walba ka xun
Usless no oil in Saudi Arabia but who cares both Biden and king salman are suffering inertia
#UPDATE: President Biden plans to travel to #SaudiArabia this month to rebuild relations in an effort to lower gas prices in the U.S. and isolate #Russia. - @nytimes
Caasimada iyo madaxweyne anaa ah oo soomaliyaan isku haynayaa been weeye iskuma heshid dalka caasimad dhex ah ha loo doono oo goofka abgaal ha laga tago
Akh Goofka anaa leh xamar qudhuntay.casimad somaliyeed ka baaqatay goof hawiye bay noqotay (gabre)bay doorteen
Soomaliya doonow quuso gabre ayey doorteen iyo gabadhihi soomalida oo dib loo dhoofiyo dib layga maqli maayo soomaliya
Waxaa isku soo hadhay deni iyo farmaajo mid soomaliya u doora ama xasan Ali kheyre iyo xasan sheikh maxamuud
Tomorrow is the final day for presidential election.
all presidential candidates should wear tight underwear for the race
Waxaad mooda nooc cusub oo aan hore doorashayinka uga dhicin ay soo korodhay oo ah hebel u codeeya hoolka laga dhex yidhaahdo waan tanaasilaye oo awel hoos loo kala odhan jirey
Distoorka somaliya waa in wax laga bedelo waayo Mar walba waxaa is qabsanaya raisal wasaaraha iyo madaxweynaha waa in madaxweyne qudha la doorta oo u wasiiradisa soo dhisto
Waxaad mooda in somalida wada lacag doon tahay barlamaanki cusbaa waxay kordhiyeen lacagtii musharaxiinta,kuwa dawladaha hoose cashuurta guryaha




