Heartfelt Congratulations to President Liibaan Axmed Xasan!
It is with great joy and heartfelt pride that I congratulate Mr. Liibaan Axmed Xasan on his election as the President of Galmudug Regional State. This is a proud and hopeful moment for Galmudug and its people.
Having known President Liibaan for many years and had the privilege of working alongside him, I have great confidence in his integrity, wisdom, calm leadership, and deep understanding of the people he now has the honor to serve. I sincerely believe he has the qualities needed to lead Galmudug toward peace, unity, stability, and lasting progress.
As Galmudug begins this new chapter, I encourage all leaders, intellectuals, and stakeholders, across both government and opposition, to come together in a spirit of goodwill, mutual respect, and shared responsibility for the future of our beloved region.
May Allah bless President Liibaan with wisdom, strength, courage, and success in his new responsibilities. May his leadership bring renewed hope, reconciliation, prosperity, and a brighter future for all the people of Galmudug.
Congratulations once again, Mr. President! May this new chapter be one of unity, progress, and great achievements for Galmudug. Aamiin!
Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed munaasabadda maalinta Calanka ee 12ka Oktoobar oo maanta ku beegan.
Waxaa xaqiiq ah in helista iyo hanashada Calanka iyo Qaranimada ay aabayaalkeen iyo awoowayaalkeen u soo mareen dhib iyo halgan weyn oo mararka qaar dhiig uu ku daatay. Haddaba waxaa lama huraan ah inaanu ku fara adeegno oo aysan dheel dheel nooga burburin. Una istaagno dhamaanteen dhisidda iyo dhidiba u aaska dowladnimada iyo Qaranimada dalkeena iyo dadkeena.
Xalay waxaan magaalada Muqdisho kaga qeyb galay Baal-furka buugga โ๐
๐๐๐๐ซ๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ฆ ๐๐ฆ๐ฉ๐๐ซ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฌ๐ญ-๐๐จ๐ง๐๐ฅ๐ข๐๐ญ ๐๐๐ซ๐ข๐๐: ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ, ee uu qoray saaxiibkay Dr Guuleed Saalax Barre, kaas oo uu si qoto dheer ugu falanqeynayo nidaamka Faderaalka, maraaxishu soo maray, noocyada Faderaal ee dunida ka jira iyo waliba sida nidaamka faderaalku uu daawo iyo xal ugu yahay dalalka dagaalada iyo colaadda ka soo baxaya sida Soomaaliya oo kale. Si gaar ah qoraagu waxuu diiradda u saarayaa dhibaatooyinka iyo caqabadaha ka taagan hirgalinta hanaanka fedaraalka ee dalkeena.
Runti waa buug qiimo badan oo ka hadlaya mowduuc muhiim u ah dowlad dhiska Dalkeena iyo Qarannimadeena. Waxaana dadka Soomaaliyeed ku boorin lahaa in ay buugaas aqriyaan, gaar ahaan bahda aqoonyahanka iyo dhalinta Soomaaliyeed.
Waa bogaadinayaa Dr Guuleed Saalax waana ku amaanaya dadaalka iyo maskax shiil uu galiyed qoriska buugga.
Hambalyo walaasheen Sagal Abdiweli oo guul taariikhi ka soo hoysay hanashada kursigii uu baneeyay Raisu wasaaraha dalka UK iyo ayadoo Sagal noqotay qofkii Soomaaliyeed ee ebad xubin ka noqdo ama loo doorto Baarlamaanka dalka Ingriiska. Runtii guul ayey noo wada tahay dhamaanteen, haddii aanu nahay Soomaal meel kasta oo aynu joogno.,
Waxayna guushani muujineysa iyo guushii ka horeysay ee ay 5 qof oo Soomaali ah ay hal mar ku guuleesteen in ay soo wada galaan Baarlamaanka dalka Swedan, sida jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadaha ku nool, gaar ahaan dalalka reer galbeedka oga dhex muuqdaan shucuubta ay u tageen iyo sida ay ola falgaleen, mudda dhowna ay hogaalka ugu sareeya ee dalalkaas ku gaari karaan.
Warmurtiyeedka ka soo baxay Banbaxii Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran. Kaas oo diiradda saaraya xaaladda halista ah ee uu dalka marayo iyo mowqifka Isbaheysiga.
Waxaa maanta si habsami leh noo soo idlaaday Banbax u socday hogaanka iyo haldoorka Isbaheysiga Xaqsoor iyo Midowga Haybad Qaran.
Banbaxa mudadii uu socda waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo dardargalinta howlaha Isbaheysiga ee marxaladda soo socota iyo dib u qiimeynta xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada Siyaasadda, Amniga Dhaqaalaha iyo arimaha Bulshada.
Waxaana hoosta laga xariiqay lagama maarmanimada in dalka ay dhacda doorasho xor ah, xalaal ah, la islana ogol yahay iyo in meel looga soo wada jeesto siyaasadaha guracan ee maamulka SHIN-DHAAFKA ah ee dalka wadada iyo haadaanta khatar ah ku wada.
Waxaan si adag u cambaareynayaa falka foosha xun ee ugubka ah ee weerar xagga cirka ah xalay lagu beegsaday Taliye Gen. Mahad (Shub) iyo qoyskiisa. Weerarkaas waxii halis ku yahay nabadda, wadajirka iyo xasiloonida Soomaaliyeed.
Maamulka Xasan Sheesh falka uu xalay geystay waa waxii aan muddo dheer ka digeynay in ciidamada qalabka sida iyo awoodda dowladeed aan loo adeegsan siyaasadda iyo dadka madaxweynaha xilkiisu dhamaaday fikirka oga soo horjeeda.
Waxaan si adag u canbaareynayaa tacdiyada iyo gadoob-fallada isdaba joogga ah ee taliska uu waqtigiisa dhamaaday kula kacayo shacabka Muqdisho, kuwaas oo ay ugu danbeeyen dilalka, dhaawacyada barakicinta iyo dhul boobka maanta ka socda xaafadda Tokiyo ee degmada Yaaqshiid.
Waxaan bogaadinayaa shacabka ka dhiidhiyey gadoob faladaas iskana caabiyey, waxaan shacabka kale ee uu dulmigaa ku dhacay, kuwa uu ku socda iyo kuwa dhib sugayaalka ahba ugu baaqayaa in ay ka dhiidhiyaal dulmiga, una soo dagaan wadooyinka ayagoo dareenkooda diidmo iyo shucuurtooda muujinaya.
Abdikarim Hussein Guled retweeted
Barnaamijka caawa ee Xspace ee ka baxa Somali Stream waxaa marti ku ah Abdikarim Hussein Guled, Madaxweynihii hore ee Galmudug, soona noqday Wasiirkii Arrikaha Gudaha iyo Wasiirkii Amniga ee Dowladda Federaalka.
Madaxweyne Abdikariim, waxaa uu bulshada Soomaaliyeed uga warbixinayaa xaalka dalka iyo doodaha siyaasadeed ee xilligan taagan.
Waqtiga, Caawa 10PM, saacadda geeska Afrika.
Hambalyo halgamaa Sacdiyo Macalin Xasan ( Sacdiyo Bajaaj) oo maanta xoriyadeedi dib u hanatay, ka dib xabsi gardaro ah iyo sharcidari oo maanta Allah ka soo bixiyey.
Sacdiyo waxay ku sifowday halgan, dhiiranaan iyo adkeysi, waxuu kiiskeeduna tusaale u yahay sida bareerka ah ee loogu tumanayo looguna xadgudbayo Xoriyadaha caamka ah ee uu Dastuurka damaanad qaaday iyo xuquuqu Insaabka.
Mar labaad Sacdiyo Macalin waxaan leeyahay hambalyo, waxaana leeyahay guuleyso oo horay u soco.
Alaha u naxariisto marxuum fanaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, marxuumku waxuu ahaa fanaan iyo hobal Qaran oo kaalin mug iyo miisaan leh ka soo qaatay horumaranta fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, dadkiisa iyo dadkiisana u soo adeegay muddo nus qarni ku dhow.
Waxaan geeridiisa oga tacsiyeynayaa qoyskii uu ka baxay gaar ahaan hoboladda Maryan Mursal Ciise, Bahweynta fanka iyo suugaanta iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
ุชูููุช ุจุจุงูุบ ุงูุญุฒู ูุงูุฃุณู ูุจุฃ ููุงุฉ ุงูุฃู
ูุฑ/ ุญู
ุฏ ุจู ุฎูููุฉ ุขู ุงูุซุงูู ุฃู
ูุฑ ุฏููุฉ ูุทุฑ ุงูุณุงุจู. ูุงููู ุงุฐ ุงุนุจุฑ ุนู ุญุฒูู ุงุนุฒู ุฏููุฉ ูุทุฑ ุญููู
ุฉ ูุดุนุจุง ุนูู ูุฐุง ุงูู
ุตุงุจ ุงูุฌููุ ูู
ุง ุงุนุฒู ุงูุฃู
ุฉ ุงูุนุฑุจูุฉ ูุงูุงุณูุงู
ูุฉ ุจููุงุฉ ูุฐุง ุงูุฒุนูู
ุงููุจุฑ ุงูุฐู ูุงูุชู ุงูู
ููุฉ ุงูููู
. ูุฑุญู
ุงููู ุงููููุฏ ูุงุฏุฎูู ูู ูุณูุญ ุฌูุงูู.
Waxaan farxadda iyo damaashaadka la wadaagayaa Shacabka Soomaaliyeed ee daafaha dunida ee caawa u dabaaldagaya xuska iyo weynaynta maalinta Xoriyadda iyo Midowga ee 1da Luulyo.
Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaanba munaasabadda sanadka cusub ee HIJRIGA 1448. Sanad kheyr, xasilooni iyo barwaaqo Alaha nooga dhigo.
A historic day for Kenyaโs Somali community. President William Ruto, on behalf of the Kenyan people, apologized for over 60 years of discrimination, marginalization, and underdevelopment in the North Eastern region. May this mark a new chapter of inclusion, justice, and progress






















