Waa khudbad madaxweynuhu jeediyay maalinkii ay guddiga doorashadu soo saareen jadwalkii doorashada 7 sano horteed madaxweynuhuna uu ka tirsanaa horumuudkii mucaaradka dalka.
Cali Yare Cali retweeted
The Somali president @HassanSMohamud is saying they can use ports for commercial purposes as other landlocked states use ports and as per international and UNCLOS law;
That is not the same thing Ethiopia says or wants and he correctly said what access as per international law mean.
The headline may come across vague and or misleading as readers will assume he agrees with Abiy’s ownership argument;
He did not as per attached.
Credit of video: Al Jazeera
#عاجل | الرئيس الصومالي للجزيرة: علاقاتنا جيدة مع إثيوبيا ولا نمانع من وصولها إلى البحر عبر الأراضي الصومالية
Xalay sidaan ayuu Xasan yiri saakayna warqadaan uu leeyahay inagaa qabaneyna ayuu soo saaray.
Xasanoow maxaad baasoo cuntaa?
Xasanoow imisa Xasan ayaad tahay?
Maadaama waqtigiisu gabaabsi yahay Xasan wuxuu sugi waayay inta guryaha laga soo baxayo wuxuuna marayaa inuu dadkii oo hurdo inuu guryihii ku dumiyo waana dhaqan bahalnimo ah oo uu la soo baxay si uu hantida dalka u xaalufiyo maalmahan kooban ee uga haray gacan-marinta hantidii danta guud.
Xasan maanta wuxuu dhacayaa dhulal ku kala yaalla 13 goobood oo kala duwan.
Hadda dooddu kama taagna dhulal danguud ah—wuxuu xoogayo waa dhulalkii sharciga lahaa.
HALKAN WAA MUQDISHO.
Xasan oo dhul-boob ah kuna dagaalamaya gaadiidka uu hubka culus ku rakiban yahay iyo shacab ulo iyo dhagxaan wata oo dhulkooda sharciga ah ka difaacanaya maleeyshiyaadka Macalin Mahdi ee Xasan xasuuqa shacabka u qaabilsan.
Nin weyn, aqoonyahan ah, sharaf leh, waayo-arag ah, bulshadana isku wadi kara ayaa ku soo biiray tartanka madaxtinnimo ee 🇸🇴.






