Hope,Had work & happyness/love sport, #Somali Human Rights Activist/ untold news around the world/politics 1on1. #MN_Vikings 🏈#Human-rights #HealthCare4All.

Woodbury, MN
Joined November 2011
Kudhaa Degmada Badhaadhe; Jubada Hoose Jubaland State of Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄. πŸ”₯
7
10
1
75
16,898
Moyale is more than land to us. it is home, heritage, identity, and the legacy of our ancestors. As a leader , I stand united in love for my people and commitment to protecting their rights, dignity, and territorial integrity. We do not seek hatred or endless conflict with our Oromo brothers and sisters, we seek peace built on mutual respect, justice, and truth. But let it be understood: our identity is precious, our people's rights are sacred and the sovereignty of Moyale is not a matter to be taken lightly. We choose peace with dignity, unity with purpose, and justice without fear. Our land is our home, and our people's future deserves to be protected. Moyale wa degmo katirsan gobolka Dawa Zone, Dowlad Deganka Somalida ee Ethiopia. Qadiyadeydu iib mahan. Hon. Ethila Mohamud Issack Women Rep Aspirant Mandera County 2027 InshaAllah.
66
🚨 FOUR FRONTS SIMULTANEOUSLY: SUICIDE, STUPIDITY, OR BOTH? Whatever the answer, Ethiopia is moving deeper into the path of the Yugoslavia of Africa. The process of disintegration is accelerating, and it will reshape the entire Horn of Africa. Oromia vs πŸ”₯ Amhara. Gambela. Benishangul-Gumuz. Somali State. Four fronts. Multiple nations. Escalating territorial confrontations. It is grab whatever you can before doomsday arrives! From here, two possible outcomes loom: a devastating regional bloodbath or a political settlement that leads to permanent separation. The space for compromise is shrinking, and the stakes are becoming enormous. Note: Yugoslavia of Africa is no longer a distant possibility, it is becoming inevitable. Get ready for it.
7
22
2
76
3,663
How it started πŸ†šοΈ how it’s going! 😌 #Mooyaale πŸ‡ΈπŸ‡΄
10
22
1
174
3,275
Fardo Owliyo indhaha shacabka Soomaaliyeed. Guul iyo Gobonimo ✊🏾. DEG-DEG:- Xaalada Mooyaale oo maanta deganayd ayaa caawa fiidnimadii hore dagaal culusi dib uga qarxay Ciidamada oromada iyo maleeshiyaadka argagixisada ah ee oromada ayaa weerarka soo Qaaday shacabka deegaanka iyo ciidamadeenuna way is difaacayaan. W-Q:- Abdinajib Tahir Ibrahim SGNTV
2
149
#Moyale πŸ”₯ BREAKING NEWS Heavy fighting has just broken out in the town of Moyale. Oromia regional forces have launched an attack along the town's main road and in the Liitara neighborhood. WAR DEG-DEG AH Dagaal culus ayaa hadda ka bilowday magaalada Moyale. Ciidamada deegaanka Oromia ayaa hadda weerar ka bilaabay waddada weyn ee magaalada iyo xaafadda Liitara.
6
1
22
1,114
Jubaland Islands Degmada Badhaadhe 🏝️ πŸ˜πŸ¦’πŸͺπŸ¦›πŸ¦“πŸ’ πŸ‹πŸ¦πŸοΈ πŸ‡ΈπŸ‡΄ 🏝️ Source: @LagBadanaConser
1
1
129
Great men who speak out, supports with facts when it knocks the right time. Waaa Reeeg, Libah Somalia.
20
18
94
2,215
Cayayaanka Farah Macalin Moyale buu Difaacay udaba ordaya, hadaalina. πŸ˜‚πŸ˜‚
94
Dayib retweeted
Faisal Roble is right to draw the line: Moyale is NOT Jina'sane. After 36 years of state-sanctioned border redrawing, demographic shifts, and systematic encroachment, Somalis across #DDS are rejecting further territorial erosion under the guise of administration. #DDS #Moyale
4
48
2
157
6,092
Dayib retweeted
Waligay Oromada nagu jirta siday Af Somali u yaqaanaan waa wax aan la yaabay Waxayna ku wada hadlayaan accent ga reer waqooyiga Kuwan reer koonfureedka ah Af Somali ga iyagaa ka yaqaana Waan Wax naago Qurux badan oo Somali ba ka garanmaysid
7
2
15
1,146
Deegaanka Soya (Sooyaac). Jubaland. { Soya Kismaayo waxay ujirtaa 54 kilometers}. Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland, Sarreeye Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane, ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Soya, halkaas oo uu kormeer iyo qiimeyn ku sameeyay halka uu marayo dhismaha waddada muhiimka ah ee isku xirta magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Intii uu kormeerku socday, Taliyuhu wuxuu u kuurgalay horumarka laga gaaray dhismaha waddada, kaas oo si wanaagsan u socda. Horumarkan wuxuu muujinayaa dadaalka joogtada ah iyo iskaashiga ka socda hirgelinta mashruucan muhiimka u ah isku socodka bulshada iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha Dowlada Jubbaland. Waxaa si gaar ah muhiimad loo siinayaa dhismaha buundooyinka iyo hababka biyo-mareennada. Buundooyin ayaa laga dhisay goobihii loo baahnaa si ay biyaha roobku si habsami leh uga gudbaan waddada, loogana hortago in qulqulka biyuhu waxyeello u geystaan qaybaha cusub ee la dhisay ama ay carqaladeeyaan isku socodka gaadiidka. Tallaabooyinkani waxay door muhiim ah ka qaadanayaan ilaalinta waddada xilliyada roobabka, yareynta halista nabaad-guurka iyo fatahaadaha, iyo kordhinta cimriga waddada si ay uga faa’iideystaan bulshada muddo dheer. Dhismaha waddada Kismaayo–Afmadow ma aha oo keliya isku xirka laba magaalo, balse waa maalgashi muhiim u ah mustaqbalka Jubbaland. Marka la dhammaystiro, waddadani waxay fududeyn doontaa isu-socodka dadka iyo gaadiidka, ganacsiga, gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah, iyo isku xirka bulshooyinka ku nool deegaannada kala duwan ee gobolka. Sidoo kale, waddadani waxay fursado cusub u abuuri doontaa ganacsatada, beeraleyda iyo qaybaha kale ee bulshada, iyadoo gacan ka geysanaysa kobaca dhaqaalaha iyo horumarka guud ee Jubbaland. Ciidanka Daraawiishta Jubbaland waxay mar kale adkeynayaan sida ay uga go’an tahay taageeridda dadaallada nabadda, horumarka iyo mashaariicda bulshada u adeegaya, kuwaas oo horseedaya Jubbaland isku xiran, horumarsan, isla markaana leh kaabayaal dhaqaale oo waara.
45
Hiiraan πŸ‘€
1
85
One of those leading OLA shene terror group in their attacks against Moyale, and wider dawa zone was eliminated. We will always eliminate terrorists who attack our people and our cities and our land.
One of the leaders of the OLA terrorist group was reportedly neutralized in Moyale.
11
7
44
2,566
Borr Drilling’s Prospector 5 jack-up drilling rig sank off the coast of Mayumba #Gabon on Saturday - October - 24 - 2026. The incident has resulted in one confirmed fatality and leaves four personnel missing, triggering an intensive emergency search and rescue operation. Out of 115 crew members on board, 110 people were successfully rescued. The rig experienced a sudden "punch-through" event while conducting preload jacking operations. A punch-through occurs when one of the rig's massive legs unexpectedly breaks through a hard upper crust of seabed sediment into soft mud below, instantly throwing the rig off-balance. The rapid tilt caused a catastrophic loss of stability, causing the entire structure to sink. Gabon's Ministry of Petroleum and Gas has activated a formal crisis response unit, deployed additional naval support, and ordered a thorough technical investigation into the cause of the disaster. #oilandgas #drillingrig #oildrilling #Gabon
8
2
38
5,158
Ogaden Somalis Darror. Waa fardooley Ogaadeen ah, gaar ahaan Reer Cali, oo ku sugan harada Darroor. Sawirkan waxaa qaaday dhul-mareenkii la odhan jiray Alfred Edward Pease, Sawirku waa 129 sano. Waa rag haybad iyo qab ka muuqdo, fardana ku jooga, dhulkoodiina jooga. @Cobole2006
2
9
238
Jubaland State of Somalia πŸ˜πŸ‡ΈπŸ‡΄ 🌴 🌴.
1
2
6
251
Moyale iyo Hudhet saaka wax dagaal ah kama dhicin. Waxay codsaden in ay qaatan Mayd ilaa shalay wadada ka yaallay. Ergo beesha Gare ay u dirsadeen ayaa loo aqbalay. Hudhet iyo dhanka Moyalaba wixii ka yaalla si ay u qaatan. Voss.
3
111
#INBOX: We, the Somali regional state diaspora community proud of, thrilled and thank you Mr President for your moral and material support to our Moyale Somali innocents who were waged on an aggresive war by oromo expasionists. Although, its one of your premier obligatories to defend your people from the enemy this has an other meaning and giving a powerfull message that you have millions of somalis behind the doors who are waiting your order. We stand with you and our moyale broth-sisters. Your historic diplomacy will be remembered more. You kneeled them down, let Allah be with you all the time. Message from SRSDC.
3
1
3
370
"Nin ku yidhi sinnaan maynno, Adna buri sarrayntiisa; Sidka waa wadaagtaane, Ma sagaashan baa tiisu!" Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi).
1
1
5
247