KBS (@EngCaskage) header
KBS (@EngCaskage) profile picture
Joined December 2025
Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)Photo by KBS (@EngCaskage)
Deg Deg :- Dhalinyaro Iskugu Jira dhakhaatir oo kaso kicitimay Goday gacalo Aya Gaadhay Jiida dagaalka ee mooyale gobonimo🙏❤️
2
6
43
1,568
Proud of Garre family. Proud of moyale warriors 💪🏿
8
33
3
195
6,576
#huldooyaale #Mudug🚬 Saleeban iyo Qubeys 2026 Beesha Qubees macalin oo horyaalka mudug Dib ugu soolabatay mashallah ✌🏽 Hada xisabaadkii waa in lasaxaa 🚬🫡
BREAKING NEWS: Habargidir oo Galmudug dexdeed hal jufo oo Surre ah saan uga calacaleso aa rabto ine Facebook iyo Twitter dexdiis isbaaro noo dhigtaan ee Shabeele Hoose nagala gorgortamaan 🤨 "Dir mamul ma sameesan karto" Ha ka saarto 🤣👍 @Ramadan70530344 @QararoH @DumaalSaQaF
2
1
10
904
Hadal Xaqiiq ah
The Biimaal clan’s Daljire Conference has declared its opposition to all those resisting the establishment of Koonfur Bari State and pledged its military forces to the administration, becoming the first clan to demonstrate such a firm collective commitment to the state. It has also called on the Federal Government to withdraw its Gorgor regiment from Biimaal inhabited territory, following allegations that Gorgor forces killed two civilians and undermined security in Merca. These developments, if confirmed, would mark a significant escalation in the political and security dynamics surrounding state formation in southern Somalia. @US2SOMALIA @EU_in_Somalia @aussom_ @_AfricanUnion
28
Hadal xadiis ah Hoos ka xaqiira
2
2
6
830
Hadii Biimal la waayey,Ogaadeen la waayey, Majeerteen lawaayey "Odayasha Dhaqanka Beesha Xawaadle o u jawaabay doqon dayuus Xamse @HamzaAbdiBarre oo Beesha uu gafay.
1
4
116
Hamplyo Dr.Ciid cabdulhahi oo lo magacabey Wasir ku xigenka Xafiska Ganacsigs iyo Gadiidka DDs iyo marwo Zaynap oo lo magacabey mareyaha wakalada ahna xildhinad
4
138
Shaqa Socota Somaliland
7
2
1
9
1,234
#DEGDEG:- Madaxweyneha Dowlad Goboleedka Koonfurbari Soomaaliya Mudane Cumar Cali Axmed oo Maxamed Cabdulaahi (Waafow) u Magacaabay Gudoomiyaha degmada Marka Ee Caasimadda Maamulka Koonfur Bari.💡 Gudoomiye Allaha kugu Asturo Mas'uuliyadda Culus Ee laguu igmaday
2
1
4
294
Waxan xagan si gara ugu hambalyaynaya Belwaynta Holleh gang wale laf dhabarta Cisaha tihin ilmaderyal. @moahemd_ali @mohamedbouh253 @AHMEDOHA122 @ay_has
2
3
27
974
Mudane Aaden Faarax Ibraahim ayaa loo magacaabay Isuduwaha Dhismaha Nidaamka Dimuqraadiyadda, isagoo leh awoodaha Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen. Xilkan waa booskii uu horay u hayay, waxaana dib loogu magacaabay isla xilkiisii. Reer Boramow aka Ciise Keen waa ohi kartan lee waxba kama badali kadhan boweyal adan is here to stay.😂😂😂😂
6
7
1
41
1,575
Dowladnimada Soomaaliya lee ku dhex dagaalameynaa Xasanow. Waa goosaneynaa iyo Shabaab isku dhiibeynaa sheekadaas agteena lagama qoro. Adiga lee Dastuurka jabinaayo maalintaas na waa la jabee. Shaki weli ma bixin ilaa Xasan Sheekh ka soo hadlo fariinta Shacabka #KoonfurBariState ee 5 tii bilood ugu dambeysay loo diraayey, haddii uu iska sii aamusnaado, unukana soo jeedka ugu aamuseynaa, howsheenana waa wadaneynaa. 😊 Taliye Cismaan Muuse wiilkeenoow sidaad nabadda noogu keentay waa qaadanay. Xasan inuu balan gelina waa wada ognahay oo maalin ba nooc yahay. @somaliman @Yaska74750972 @Qani56270199 @Sadiq4555 @ShaaficiMacc @SocdaalYare10 @HamdaAbdikflr @EngCaskage @Abdullmacow1 @BestSeller2026 @MediaWararka @Guntigaab @ridgulle @Hajji_Lander @Giire143 @AbdiGabane @koonfurbarikbs
2
9
1
16
832
WAR WAYN. Taarikhda markii u horeysay waxaa Afhayenka Gollaha Wakiilada Itoobiya loo dhiibay qof Soomali ah. Wasiirkii Maaliyada Axmed Shide, ayaa noqday Afhayenka Gollaha Wakiilada Shacabka Itoobiya.. Waa markii koobad ee Itoobiya labada gole ay qabraan laba qof oo Muslim ah.
1
1
6
111
I am glad our blessed neighbours Koonfur Bari state of Somalia, power and political power is being respected as they are forced to be reckoned with. _________________________________________ WARARKA HORDHACA AH Kulankii galabta ilaa caawa soo gaaray ee aadka loo wada sugayey, wixii kasoo baxay ayaan halkaan idiinkula socodsiinayaa. Warar hordhac ah oo aaan helnay ayaa sheegaya in shirkii saacado badan ka socday magaalada Marka kaliya hal dhinac ay ku kala aragti duwanaadeen hal qodob oo la xiriiray maamulka saldhigga ay dhinac kaga xirtaan maxaabiista ay soo qabsadaan kaliya Saraakiisha ciidamada Gorgor ayaa la sheegay inay soo jeediyeen in saldhigga dhinac ka maamulaan, si loogu isticmaalo xarun lagu hayo dadka la soo qabto. Hase yeeshee, waxgaradka ayaa arrintaas diiday, iyagoo sheegay inaysan macquul ahayn in ciidamada milateriga ay saldhigga si gaar ah u maamulaan, isla markaana aysan habboonayn in laga qaado ciidamada Darawiishta Koonfur Bari ee horey ula wareegay. Qodobada kale ee la isla gartay waxaa ka mid ah in dhinacyadu si wadajir ah uga shaqeeyaan nabadda iyo xasilloonida magaalada, iyadoo saraakiisha ciidamada ay Taliye Maxamed Sheekh kala shaqeynayaan xogaha iyo tallaabooyinka la xiriira amniga gudaha. Sidoo kale, waxaa la isla gartay in maamulka Koonfur Bari uu sii wato howlihiisa maamul, iyadoo aan cidna lagu faragelin, isla markaana laga shaqeeyo sidii meesha looga saari lahaa wararka been-abuurka ah iyo xogaha aan la hubin. Inkasta oo kulanka aan lagu gaarin is-afgarad buuxa qodobka aan kor kusoo xusney, haddana dhinacyadu waxay isku raaceen in la sii wado kulamo kale, si loo xoojiyo isfahamka, wada-shaqeynta iyo nabadda magaalada, inta ay maamulka iyo ciidamada cusub iska fahmayaan. Duceysane Danta Guud
1
3
129
Gudoomiyaha caasimada Konfur Bari Marka oo War Xasaasi ah kasoo Saaray Xaaladda Magaalada oo Xasan sheikh Ciidamo Badan ku daabuley
1
4
3
11
2,926
The Acting District Administrator of Merca City KBS, provides an update on the latest developments and the prevailing conditions in the city and concerns that the Federal Government’s deployment of additional Gorgor units is undermining the peace and stability that have been maintained in Marka.
6
11
495
Ciidamdii Gorgor oo Cabsi so fuud saartey Meel ku baxsadan leh wa nala so Qaldey ba ka dhacdey
1
3
103
WAR DEG DEG AH. Cabdulahi Aadan, oo ahaan jiray kuxigeenkii Xafiiska Gaadidka iyo ganacsiga DDS ayaa loo doortay Mayorka Magaalada Diridhaba. Beesha Gurgure, ee Dir
1
7
961
Congratulations to dariska barakeysan, Koonfur Bari state of Somalia, who rejected the plans of the failed adminstration led by worst prime minister Somalia ever saw @HamzaAbdiBarre who was planning to dismantle unit October 14th, and returned to serve their federal state. ________________________________________ Waa Fariimaha qaar ka mid ah Ciidamadda Gorgor Ee u dhashay deegaanka *Warkaa ku dhan, - Welcome back Home wiilasheena Gorgorka-KBS. Dagaal oo socda dhulkoodana lagusoo duulay ayeey qorteen Ciidanimo,Maantana iyagoo leh Maamul ayeey dib ugusoo laabteen dhulkooda.
1
2
171