Waxaan hambalyo dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan,
Eebe ha inaga aqbalo acmaasha suubban, hana noogu idleeyo nabad iyo xasillooni.
Ramadaan Mubaarak
Hambalyo dhammaan ummadda Muslimiimta ah bilshada bisha Soonfur. Eebe ha inaga aqbalo acmaasha suubban ee bisha Soon aan gudannay.
Caafimaad ku ciida.
RAMADAM MUBARAK
Ummadda Muslimiinta ah waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda weyn ee bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Alle hanaga aqbalo gudashada soonka, sadaqada, salaadaha iyo acmaasha kale ee suubban.
Hambalyo reer Puntland iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Hambalyo Madaxweyne @HESaidADeni oo aan saakay u doorannay Madaxweynaha 7aad ee Puntland. Waxaan sidoo kale, u hambalyeynayaa Madaxweyne Ku Xigeenka @Lugatoor24.
Hambalyo intii Somali sharafteeda, midnimadeeda iyo qarannimadeeda jecel.
Waa cusub ayaa noo baryay ee aan u wada istaagno sidii aan dadkeenna horumarin lahayn.
Abdulrehman Gablax retweeted
Abdirahman Sheikh Mohamed Gablax, a prominent Puntland politician and businessman, has criticized the Federal State’s current election model, terming it as unconstitutional as it denies the fundamental rights of both citizens and presidential aspirants.
He called on all parties to come to the negotiating table to advance democratic process in Puntland and offered to mediate the incumbent and opposition groups to agree on election modalities that gives the people an opportunity to elect their leaders.
Gablax, speaking in an exclusive interview to @radiodaljir, accused Puntland political elites for failing to deliver the promises made to the people and their democratic aspirations for the last 25 years since vote-buying exercise determined election outcomes.
He also claimed the system promoted a corrupt culture that resulted in a change of one leader to another with similar policies of enriching themselves at the expense of the ordinary people.
Waxaan hambalyo u dirayaa Maamulka, Isimada iyo bulshawaynta reer SSC-Khatumo oo maanta helay aqoonsiga xubinnimada Dowladda Federaalka.
Waa guul usoo hoyatay dhammaan bulshada Soomaaiyeed ee midnimo doonka iyo xaq u dirirka ah.
#Goojacadde Saakay oo Jumca ah August 25, 2023 waxaa guuli usoo hoyatay ummadda #Somalia dhammaantood. Waxaa gablantay oo lasoo cirib tiray xumaantii ay kooxda Somali-diidku 32 sano ka wadday woqooyiga dalka. Waxaa saakay taladoodii xumayd usoo urtay #MuseBixi iyo intii sharafka ummadda Somaliyeed ka ganacsanjirtay. Guul! Intii naf iyo maalba u hurtay halganka.
Innaa Lillahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Naxariis iyo Janno aynu Allah uga barino Abwaanka shahiiday. Allahumma arxam.
Halganka oo aan meeshii uu la rabey kusinno ayaa ummadda Somaliyeed uga qaboobi kartaa dilka Abwaan Jama Kadiye Elmi.
Waxaan hambalyo u dirayaa hoggaanka cusub ee loo doortay Maamulka SSC Mudane Cabdulqaadir Axmed Cali (Firdhiye) iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine).
Hoggaaminta cusub ee SSC-Khatumo waxaa looga fadhiyaa inay la wareegaan shaqada maamul iyo dib u xoreyn ee deegaanada ku harsan gacanta Muuse Biixi, annaguna waxaa nalooga fadhiyaa inaan taageero la garab istaagno mamaulkan curdanka ah.
Abdulrehman Gablax retweeted
Credited being the Mother of Federalism, Puntland has played a pivotal role in the rebuilding of the Somali nation, ushering in a federal system, which gives local communities that right to self governance while maintaining unity of the Somali nation.
daljir.com/puntland-celebrat…
Waxaan hambalyo u dirayaa Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Dhexe ee SSC-Khatumo Mudane Jaamac Yaasiin Warsame iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Jaamac Aadan Cismaan, aniga oo Eebe uga baryaya inuu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday.
Waxaan sidoo kale ummadda Soomaaliyeed ee midnimada jecel ku boorrinayaa in shacabka SSC-Khatumo lagu garab istaago inta ka harsan halgankooda midnimo doonka ah, laguna taageero aayo ka tashiga deegaannada Sool, Sanaag iyo Cayn.
I welcome the House of Representatives’ unanimous approval of the resolutions to amend the Constitution of #Puntland State of #Somalia.
I applaud all who took part in this effort and urge the people of Puntland to seize this opportunity fully and safeguard their unity and rights.
Waxaan soo dhawaynayaa qaraarka wax ka baddalka dastuurka ee ay maanta si aqlabiyad ah ku ansixiyeen Golaha Wakiillada #Puntland.
Waxaan u hambalyaynayaa cid kasta oo dadaalkan ka qeyb qaadatay, waxaana ku boorrinayaa shacabka Puntland inay fursaddan ka faa’iideystaan, wadajirkooda iyo dowladnimadoodana ilaashadaan.
Waxaan soo dhawaynayaa qaraarka wax ka baddalka dastuurka ee ay maanta si aqlabiyad ah ku ansixiyeen Golaha Wakiillada #Puntland.
Waxaan u hambalyaynayaa cid kasta oo dadaalkan ka qeyb qaadatay, waxaana ku boorrinayaa shacabka Puntland inay fursaddan ka faa’iideystaan, wadajirkooda iyo dowladnimadoodana ilaashadaan.
“Half-measured electoral system will not be worth of the effort spent in amending the Constitution.” Read my piece on why urgent reforms are required for Puntland's democratic future. 👇
the-star.co.ke/opinion/2023-…
Ciid wanaagsan guud ahaan ummadda Muslimiinta ah iyo gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. Alle sanadkan kiisa kale nabad iyo baraare ha inagu gaarsiiyo, dalkana ha inoo xasiliyo.
Abdulrehman Gablax retweeted
1/2 - PUNTLAND ELECTIONS AND THE WAY FORWARD | Mr. Abdulrehman Gablax @Gablax1, former Puntland presidential candidate, issues a detailed manifesto on finding a solution to the challenges surrounding the upcoming Puntland presidential elections and the way forward.
Key takeaways:
> Puntland Constitutional amendment a must to pave the way for new political associations
> Voter registration should be open for anyone who wants to vote in upcoming elections
> No need to revisit earlier municipal elections, but moving forward, we should be able to elect representative government through #1P1V
> Puntland President and the VP should be elected through the ballot box and never again through 'bought and paid for MPs'
> Political participation should be made easier, and the closed list for political candidates replaced with an open list



















