
GIBF is an annual event organized by respectful community leaders in Puntland. | #GIBF2019 will mark its 5th year this year.
Garowe, Puntland, Somalia
Joined June 2016
- Tweets1.4K
- Following3
- Followers2.6K
- Likes1.1K
The official hashtag of this year’s @GaroweBookFair is #GIBF2019. Connect & socialize with us using that hashtag. Thank you in advance!
Garowe International Book Fair retweeted
Somalia: I just quickly read the Auditor General’s report. Essentially the report finds that ALL the ministries, departments and agencies - including the offices of the President and Prime Minister - DID NOT submit accounts for FY2018. oag.gov.so/audit-reports/
Garowe International Book Fair retweeted
Waxqabadkeeda ayaan arkay aniga oo aan iyada aqoon. Kismaayo ayay ka furtay xarunta Ubaxa Rajada oo free wax loogu baro carruurta derbi-jiifka, caseeyayaasha & danyarta ah. 2016kii ayay hal cunug ku bilaawday, maatana 40 ayaa dhigto. Carruurteenna ayay rajo u ifisay @ZahraCarte✌
Garowe International Book Fair retweeted
Akhriso: Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda iyo Taariikhda Qareenada Matalaya via @goobjoognews goobjoog.com/akhriso-sida-so…
#Somalia
Garowe International Book Fair retweeted
Don’t be first one to litter, rather be the first one to clean up. Change starts with you♻️
Nadaafadda Adiga ayay kaa bilaawataa!
#NoMoreTrash #Somalia – at Somalia
Garowe International Book Fair retweeted
Come and learn more about our beautiful culture @ PSU happening now #GIBF2019
Wasiir Dawlaha Waxbarashada Cabdullaahi "Waxaa weeye mawduuca aad wax ka qoreysid in uu ahaado mid dareen kaa keenay, dhibaato aduga/bulshada haysato ah si aad xalkeedii u raadisid, waxa aan boorinayaa buugta laga qoray dhibaatooyinka bulshada"
#GIBF2019 – at Somalia
"Tifaatirku waa rukniga qoraalka, haddii asluubta, wanaagga iyo xeerarka qoraalku aysan noqon mid faafreeban wax micno ah ma sameenayo qoraalkaagu. In qoraagu noqdo mid aan eexan oo caddaali ah ka dheertahay qabyaalad iyo gobolaysi ayaa lagama maar maan ah" #GIBF2019 – at Somalia
To all our audience at the hall and to our thousand online followers, we owe you big thanks.
#GIBF2019 – at Somalia
Duqa Garowe "Waxa aan aad iyo aad ugu faraxsanahay in bandhigii buugaagta Garoowe uu gebagebo yahay, amba uu dhammaaday si nabad ah, aqoonyahankii kasoo qaybgelay barnaamijka ee waqtigooda soo geliyay waa mahadsayihiin, mar kastena soo dhowaada ayaannu leennahay.... – at Somalia
...sidaa si la mid ah waxaa mahad mudan guddigii qabanqaabada oo aan har iyo habeen nasan si madashu u noqoto mid khayr leh" Duqa Caasimadda Ahmed Barre.
#GIBF2019 – at Somalia
1
Saameynta Aqoon gudbinta iyo muuqal samaynta (Filmmaking)
Waxaa ka qayb galay
Khadra Maxamed , naciimo , @AhmetSomali , waxaa xiriirinayay @Khadrahalgan
#GIBF2019 – at Somalia
Dhammaan qorayaasha dhiganayaash ayaa lagu falanqeeyey madasha #GIBF2019 – at Somalia
Qora Hinda Aba Nuur Maxamed oo ah qoraaga dhiganaha 25 Fikradood Oo Ubadka Qur'aanka Lagu Jeclaysiin Karo. Waxay falanqaynaysaa dhiganaheeda. #GIBF2019 – at Somalia
Garowe International Book Fair retweeted
On the 3rd and last day of @GaroweBookFair, I had the pleasure to present a talk on ”The role of Somali youth in research and knowledge production”
The entire bookfair was learning, sharing experiences and networking session for me.Thanks to everyone who made this possible. – at Somalia
Garowe International Book Fair retweeted
Maalintii saddexdaad iyo #GIBF2019.
Garowe International Book Fair retweeted
Dhallinyaro qoraayaal ah ayaa soo jeedinaya buugaag ay qoreen.
#GIBF2019









































