Hambalyo munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun, sanad-guuradii 66-aad ee ka soo wareegtay maalintii gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.
1
3
1,010
Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan kula kulmo school boardingka magalada lasacanod abdi asis awil hassan oo ka mid ah ardayda wax ka barata shoolkaas, kana mid ah ardayda baahiya gaarka ah leh.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhamaan sareeye-yaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda, dablayda iyo qooysaska CXDS sanad guurada 66aad ee kasoo wareegatay aasaaskooda awgeed.
Waxaan boqasho ku tagay Magalada Salalah ee dalka Oman, halkaas ay igu Soo dhaweeyeen Jaaliyada Somaliyeed ee Magaladaas dagan ay hoggaminayeen Sheikh Said Farax Maxamud iyo Dr. Ahmed Said, uuna hoygiisa casho sharaf igu sameeyey Shikh Said Farax Maxamud.
Waxaan maanta ku Soo dhaweyey casimada Dawlad goboledka Waqooyi Bari wafti uu hogaminayo raysalwasaare hore Ali Mohamed Gedi wellcome to #Laascaanood
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 71 sano guurada ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay Calanka Qaranka ee Cawaale, 12-ka Oktoobar 1954-tii.
Calankeenu waa astaanta mideysa shacabka Soomaaliyeed,
Hambalyo Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Mudane Cabdirashiid Yusuf Jibriil Cawl .
Eebe Masuuliyadaas Culus ha Kugu Asturo
Hambalyo Madaxweyne, Alle hakula garab galo xilla culus ee aad u qaaday dowladda iyo shacabka Waqooyi Bari.
Hambalyo Maalinta Ciidanka Difaaca Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dablayaasha, geesiyaasha naafada ah iyo dhammaan qoysaskooda.
5
189
waxaan maanta ka qayb galay Shirka latashiga hay’adaha Dasturka heer Federal iyo Heer Dowlad Goboleed oo ka furmay Mogadishu.
waxaan maanta kala wareegay gudiga diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi bari, dastuurka mamul goboleedka waqoyi bari Oo Habeenimadii Xalay uu Saxeexay Madaxwaynaha Dolwada Waqooyi bari.
HAMBALYO !
Hambalyo dhammaan shacabweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Soomaaliya.
Alle SWT ku Shukriya, oo guusha caawa ku dabaaldaga.






















