Waraaqdan waxay ka hadlaysaa Sahan-cilmiyeedkii wadajirka ahaa ee ay wada sameeyeen Soomaaliya iyo Midowgii Soofiyeeti 1971-1972 (The Somali-Soviet Expedition of 1971-1972) ee ay qortay Lyubov Ivanova
Raac linkigan.
drive.google.com/file/d/1KiO…
109
🔴 LIVE NOW | HIPAD Institute is inviting you to a scheduled Zoom meeting.
Topic: Generative AI's Impact on Finance & Accounting
Time: May 3, 2024 07:00 PM Mogadishu
🔗Join Zoom Meeting
us06web.zoom.us/j/8132528026…
The Horn Institute for Peace and Development is organizing Training course entitled:
" Generative AI's Impact on Finance & Accounting"
Date: Friday, 3, May, 2024
Time: 7:00 PM EAT.
Presenter by Mr. Hanad Hassan, CPA, CGA, ACCA, FCCA, MBA.
189
The Horn Institute for Peace and Development is organizing Training course entitled:
" Generative AI's Impact on Finance & Accounting"
Date: Friday, 3, May, 2024
Time: 7:00 PM EAT.
Presenter by Mr. Hanad Hassan, CPA, CGA, ACCA, FCCA, MBA.
Machadka HIPAD waxa uu idinku marti qaadayaa, in aad nagala soo qayb gashaan mawduuca; Haybaha Xuduudaha Dhaafsiisan iyo Dawaladnimada Casriga ah.
Soojeediye: Dr. Abdikadir Osman Farah.
Taariikhda: Axad, 31 March 2024.
Waqtiga: 4:00 pm
Goobta: Zoom meeting.
Safiir Cumar Idiris iyo HIPAD Podcast,
Xalqaddii 2aad, daawsho wacan.
youtu.be/jkCfL9Z986g?si=iHwZ…
3
174
Safiir Cumar Idiris iyo Hipad Podcast,
Xalqaddii 1aad, daawsho wacan.
youtu.be/3SKyK62wj_0?si=G6ve…
HIPAD Institute retweeted
Waxaan bogaadinayaa tilaabada ay qaadeen bahda HIPAD, waa tilaabo hore u sii dhaqaajineysa aqoonta, fadhi sheekeysigana ka dhigeysa fadhi waxtar leh.
HIPAD Institute retweeted
Barnaamij si weyn loo sugayay in mar uun la wareysto Safiir Cumar Idiris oo ah aqoonyahan dhinacyo badan baac u leh. Machadka @HIPADIn oo asigana u jiheystay faafinta cilmiga aad baan u bogaadinayaa.
HIPAD Institute retweeted
Waa arrin bogaadin mudan in macaahidda cilmi ee Soomaalida ay is-ballaariyaan una jiheystaan dhanka fadhi-warranka cilmiyaysan ee Podcast-iyada, kaas oo guud ahaan dunida si ballaaran loogu xoomay. Waa buundo kale oo isu soo dhaweyn karto bulshada iyo xarumaha aqoonta. Bogaadin.
📌 Waxaan idinla wadaagaynaa xalqaddii koobaad ee podcastiga Machadka Hipad.
Waxaan Ku waraysannay xalqaddan Safiir Cumar Idiris, waxaanad Ka heli doontaan arrimo badan oo la xiriira siyaasadda, fikirka iyo sooyaalka Soomaalida.
Filasho wacan.
HIPAD Institute retweeted
Halkan waxaan hubaa inay kasoo bixi doonto miid aqooneed iyo wada sheekaysiyo tayo sare leh.
Isha ku haya.
HIPAD Institute retweeted
📌 Kusoo dhawaada podcastiga cusub ee machadka hipad. Waxa uu noqon doonaa mid lagu Lafo guro si guud arrimaha bulshada, siyaasadda, dhaqaalaha, waxbarashada, fikirka, nabadda, horumarka iyo sooyaalka Soomaalida.
Filasho wacan.
📌 Kusoo dhawaada podcastiga cusub ee machadka hipad. Waxa uu noqon doonaa mid lagu Lafo guro si guud arrimaha bulshada, siyaasadda, dhaqaalaha, waxbarashada, fikirka, nabadda, horumarka iyo sooyaalka Soomaalida.
Filasho wacan.
Ramadaan Kariim.
Waxaan Eebbe u waydiinaynaa dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo Muslimka guud ahaanba, khayr iyo Wanaag.
2024
1445
3
148
HIPAD Institute retweeted
Ka soo qeybgal wacan, machadka @HIPADIn iyo Prof Zakaria
HIPAD Institute retweeted
ناقش معهد القرن للسلام والتنمية ندوة افتراضية بعنوان "الجيوبوليتيك الجديد للقرن الأفريقي والبحر الأحمر: صراع المصالح والنفوذ."
قدم في الندوة كل من
أ. درر سعيد
ا. علي حلني
ا. محمد غوري
ا. نبيل البكيري
ادار الجلسة
ا. احمد صديق
20.02.2024
HIPAD Institute retweeted
The Horn Institute for Peace and Development discussed the topic of "The New Geopolitics of the #Horn_of_Africa and the #Red_Sea: Conflict of Interests and Influence" in this virtual symposium.
20.02.2024
@Alihalane
@NAlbokairi
@axmedsidiiq















