LoohPress (@LoohPress) header
LoohPress (@LoohPress) profile picture

Publishing & Distribution of Books in Somali, Arabic, and English on History, Language and Islamic Studies. https://teapawt.net/t.co/TsqeguhY4k

Leicester, UK
Joined August 2013
Photo by LoohPress (@LoohPress)Photo by LoohPress (@LoohPress)
30 Sebtembar waa maalinta Turjumidda Dunnida. Xalay, waxa aan ku xusnay munaasibadda @astaan_tv. Qudbado, Warbixin & Aragtiwadaag ayaan ku muujinay mudnaanta shaqada Turjumidda. Waxan xusnay dadka ka shaqeeya Turjumidda iyo shaqooyinka ugu mudan ee laga qabtay. #TranslationDay
1
12
27
Hambalyo ayaan u dirnay Tujumayaasha, Shirkadaha & Haayadaha ka shaqeeya. Waxaan lafagurnay qaddiyadaha hortaagan majaalkan turjumidda iyo horumarintiisa. Ididiilana waan ku soo xidhanay habeenka. @HiilPress, @LoohPress, @Garanuug, @QalinmaalPubl ...iqk #TranslationDay โ€“ at Somalia
1
1
1
3
Waxaan fursad u helay in aan si shakhsi ah u barto, sheedda waan ka aqaanay e, Dr Maxamad Xuseen Macallin. Digtoorku waa qoraa Soomaali iyo Carabiba wax ku faafiya, cilmi baadhistana ku badan oo soo saaray 10 buug. Waxa uu ku takhsusay Dr: Maxamad cilmiga taariikhda. 1/6
1
1
8
very excited for this Somali translation of Imam Abลซ แธคฤmid Al-Ghazaliโ€™s masterpiece Ayyuha 'l-Walad. As always major s/o to @LoohPress
1
3
26
Panel 2: Access to Books. ON STAGE This panel brings together an author & 2 managing directors of 2 leading publishers to discuss this topic. Moderator โ€“ @HusseinSabrie @Ibraahinnolosha โ€“ @LaashinPublishing Abdilatif Gelle โ€“ @HiilPress Mohamed Artanโ€“ @LoohPress #MBF2021
8
31
"Since Somalia is Short of Mega printers, we have to print the books outside of So, when we do that and bring it back in the country, the Gov Puts Tax on the books which is something that recently started, thats something we need to be vocal about." Artan - @LoohPress #MBF2021
1
12
2
23
Author narrates his upbringing, his life struggles n all the road to become who he is. @NewHorizonNH #MGQBookForum
6
6
There comes a time when you have to choose between turning the page and closing the book! Join us #MIBF2015 #Somalia
6
6
You can never get a cup of tea large enough or a book long enough to suit me--Cassandra Clare #MIBF2015 #Somalia
10
16
Oโ€™ Allah donโ€™t let us die in ignorance,and donโ€™t leave us with nepotism - Somali Proverb
1
9
7