Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane) profile picture

Bogga Rasmiga ah ee Mudanaha Golaha Wakiilada ee Soomaalilaan Official account of the Hon. MP, Somaliland House of Representatives

Somaliland
Joined April 2022
Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)Photo by Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane (@MXMaydhane)
Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane retweeted
Please invite 100nds of Awdal Native Somalilanders, tell them your son is the key speaker and initiator of this event #SomalilandUnites Night with #Awale #Shirwa. Invite all of them, date and venue will be determined soon.🔜
Replying to @Awale11
London I’ll come im from awdal🫡💚🤍❤️
1
5
26
3,468
Dr. Madar navigates the maze of our entangled talks and considers both their context as well as their implications. It is a pertinent read, indeed! somaliland.com/news/somalila…
1
1
1,198
Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane retweeted
Khilaafyadda siyaasadeed waxay keennaan dhaqaale burbur, midnada bulshada oo burburta & awoodo nidaamka jira lid ku ah oo gudaha &dibada ka abuurma. SL tabasho bulsho oo la xalin waayay ayaa keentay in ay Civil War lugaha la gasho. In dastuurka la furo oo la is dhagaystaa waa gar
1
6
1,199
Does Ethioia know that imperial ambitions could lead to its demise? Somalis have sayings for that: “Wax badso wax beel bay leedahay” and “Laaca aragtaye, laaga ma og tahay”!
15
19
2
101
15,991
Mahadsanidiin ayaan leehay taageerayaasha. Fadlan, yeynaan ilaawin in codka aad inoo weydiisaan mudanayaasha, Eebbena inoo baridaan inuu inagu xil-tiro. m.facebook.com/story.php?sto…
1
509
Ilaahaw Jigjiga dabka ka holcaya demi…
1
3
8
695
Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane retweeted
On behalf of @S_LandDigest, I would like to thank @MXMaydhane, who joined us for an engaging, insightful, and informative Twitter Space this evening . MP Maydhane joined us to discuss and explored his candidacy for the speaker of the Somaliland House of Representatives position and the political disagreement regarding the upcoming Somaliland presidential elections. I would also like to extend my thanks to all the participants for their active engagement and support. Please follow us for more exciting Spaces and content and stay tuned for the video from the space. @waddani_5 @gahaydhle @AbdiIbr98107163 @Abdulahi_Irro @WaddaniP @Yjeoa @ManlikeAK47 @FahimaAli49 @MohamedAbdisam @KhaireHamse @cabdiraxmanmid @Abdirahmanirro @majgalaal @HersiAHassan @khadarlooge @calanka @adadlay_jama @Abdi2410 @cabdiraxmanmid
2
8
23
1,885
Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane retweeted
Barnaamij fiican baad qabateen ee well done @S_LandDigest @Abdulahi_Irro @cabdiraxmanmid . Xildhibaan @MXMaydhane aad baan ugu bogaadinayaa sida geesinimada iyo codkarnimadda leh ee uu dooddiisa udhiibtay, ugana jawaabay su’aalihii la weydiiyey. 👏🏾 Xalaal iftin baa la qashaa.
1
8
20
1,839
2 dan qaran ah ayaa la kala dooran: 1. Xeerinta dhaqan-siyaasadeedkeena u xidha Gud. Wakiilada Harti. 2. Helidda gole mucaarid hago oo dheelitira fulinta. Halka ta 1aad laga bedi karo, ta 2aad, maleh. Sool & SLta kaleba waxa dan u ah dheelitirka iyo is-dabarka awoodaha qaranka.
7
12
2
28
2,500
Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane retweeted
In a captivating 7-minute interview, Hon. Maydhane, Awdal MP from Waddani Party, not only announced his intent to run for the speakership but also demonstrated remarkable acumen in addressing critical issues of national importance. With an astute and scholarly approach, he delved into topics such as power sharing, freedom of expression, rule of law, accountibility and the specific concerns of Awdal. Moreover, he advocated for the establishment of a "National Dialogue" to meticulously identify and tackle the challenges facing our nation. This interview alone serves as a testament to his exceptional qualifications for the position.
10
13
31
7,652
Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane retweeted
Hon. Maydhane's eloquent articulation of our national challenges as 'structural' and Awdal's predicament as a matter of power and resource sharing rather than one of 'sovereignty' is truly unparalleled. Whether elected or not, his thought-provoking perspective has ignited a timely national debate that demands our attention. Let us not overlook the crucial discourse initiated by Hon. Maydhane.
1
4
1
13
1,838
Dastuurka hala dhawro oo yaan Jamhuuriyaddu inaga Boqortooyoobin… m.facebook.com/story.php?sto…
4
6
12
1,507
Hoos ka daawo dooddii aan jeediyey ee ku saabsanayd Xeerka Maamulka Maaliyadda, Xeer Lr. 75. Nuxurka dooddaydu waxay ku qotontaa sidii loo sigib-tiri lahaa is-dheelitirka waaxaha qaranka iyo xoojinta dabarada, iyadoo ka duulaysa Qod. 53-55 ee Dastuurka. fb.watch/k_Gms210le/?mibexti…
7
413
Waan soo dhawaynayaa doodda Nabada iyo Horumarka ee Camuud soo qabanqaabisay. Waxaan rajaynayaa doodda tan xigta inay noqoto: Nabadda, Horumarka, Xoriyadda iyo Cadaaladda. Afartani ma kala maarmayaan. Waana ayaandarro, weli in welwel inaga hayo nabadda…
4
4
14
1,889
Gob waa tii garawda. Bulshada Awdal ahaan, aan Madaxweyne-ku-xigeenka uga mahadnaqo geesinimada uu fagaare kaga qirtey in Kulmiye hagraday Awdal. Toddobaadkan Sheeko-Xume, intan aan ku liqno. Gob loo garaabayna gaddeedu gocasho ma aha. Haatan iyo dan, maxaa kula gudboon?
9
11
1
52
4,986