“Dadweynaha qayb kamid ah oo inoo yimid waxay yiraahdeen: ‘Diiwaangelinta mar kale ha la inoo furo,’ maadaama hadda Golaha Caasimadda la dhisayo oo ah Baarlamaanka Caasimadda. Waana la furayaa oo waa la tixgelinayaa codsiga.”
—Wasiir Xasan Macallin Maxamuud.
9
“Marka la dhaqan-geliyo Dastuurka, howlaha garsoorka waxaa la wareegaya Golaha Sare ee Garsoorka, kaas oo ka madaxbannaan Xukuumadda, si loo helo caddaalad madax-bannaan.”
—Wasiir Xasan Macallin Maxamuud, Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS
9
“Marka laga hadlayo wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka, waxaa nahay xukuumaddii ugu horreysay ee mucaaradka la fadhiisata, oo miiska soo saarta arrimaha masiiriga ah sida doorashooyinka iyo Dastuurka. Cid naga horreysay ma jirto; annaga ayaa bilownay.”
16
Sawirrada doodda koowaad ee taxanaha “Doodda Dowladda iyo Dadweynaha”, oo cinwaankeedu yahay: “Dastuurka iyo Geeddi-socodka Dhamaystirka Dowlad-dhiska.”
Ujeedka dooddani ayaa ah; in la helo buundo islaxisaabtan oo isku xirta Dowladda iyo Dadweynaha.
#DooddaDowladdaIyoDadweynaha
14
“Dowladda iyo dadweynuhu waxay qayb ka yihiin dowlad-dhiska, waxaana ka soo baxa heshiis bulsho; bulsho doodi karta, iyo dood u dhexaysa dowladda iyo dadka.”
— Wasiir Xasan Macallin Maxamuud, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS
17
“Dastuur ku-meel-gaar ah, micnihiisu waa dowlad ku-meel-gaar ah. Maanta, nasiib wanaag, Dastuurkeenna waxaan ka saarnay ku-meel-gaarkii, isagoo meesha ka saaray dowladdii ku-meel-gaarka ahayd.”
—Wasiir Xasan Macallin Maxamuud, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS
15
“Damal Platform iyo Mogadishu Debates, way ku mahadsan yihiin martigelinta barnaamijka iyo mowduuca ay inoo dooreen; DOODDA DOWLADDA iyo DADWEYNAHA, oo ah dood macno badan ku fadhida.”
—Wasiir Xasan Macallin Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka
26
RASMI: Dhawaan waxaa furmaya doodda koowaad ee “Doodda Dowladda iyo Dadweynaha”.
“Dastuurka iyo Geeddi-socodka Dhamaystirka Dowlad-dhiska.”
#DooddaDowladdaIyoDadweynaha #Dastuurka #DowladDhiska
18
Doodda Dowladda iyo Dadweynaha 🎙️
Wasiirka Cadaaladda & Dastuurka XFS, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalaya dood ku saabsan “Dastuurka iyo Geeddi-socodka Dhamaystirka Dowlad-dhiska.”
#DooddaDowladdaIyoDadweynaha #Dastuurka #DowladDhiska
1
36
Tonight at the Arkaan Center, Mogadishu Debates presents "Somali Media: Opportunities, Challenges, and Its Role in Building Society."
A debate on the future of Somalia's media and the role of a free, professional, and responsible press.
#MogadishuDebates #DialogueIsTheSolution
17
Mogadishu Debates retweeted
Qeybta labaad ee sawirrada Madasha #MogadishuDebates oo ciwaanka doodda uu ahaa:
“Fursadaha iyo Caqabadaha Saxaafadda Soomaaliya & Kaalinta Warbaahin ee Dhisidda Bulshada iyo Dowladda”
#AleelCommunications
🚨 OFFICIAL: Mogadishu Debates will soon host a public debate on the role of Somali journalism in building and strengthening society.
A timely discussion on media, accountability, public awareness, and national development.
Stay tuned for more details. #MogadishuDebates #Somalia
24
Something big is on the horizon.
Mogadishu Debates is preparing to unveil a new initiative designed to spark meaningful conversations, empower voices, and drive impactful change.
Stay connected as we get ready to share what’s next.
#comingsoon
#Mogadishudebates






















