أنت متخيل ان هذا النظام صنف المسلمين في أوكرانيا ومسجد في السويد زاره الملك السويدي بنفسه وكل الجاليات المسلمة في الغرب على لائحة الإرهاب !! وإسرائيل ترحب بشدة هذا الأمر وعداء السيسي الشديد للإسلام .
الشعوب العربية المنكوبة، حين ترى الجنرال الانقلابي #السيسي، الذي جلب الكوارث لمصر، يصنّف الإخوان جماعة إرهابية، ثم يخرج #ترامب ليقول إنه طلب من #مصر تشديد الخناق عليهم، ثم يطلّ وزير خارجية الكيان مرحّبًا بخطوة مصر وخطوة أمريكا...
اسأل الشعوب العربية: أين ستقف؟
الأعداء أحيانًا يمنحون عدوهم بأنفسهم كل مبررات البقاء والاستمرار والاستقطاب الجماهيري.
ومع ذلك، أنا لا أرى الإخوان مجرد جماعة أو تنظيم يهدد أحدًا، بل أرى أن الفكرة التي تُحارَب عالميًا هي أن تكون مسلمًا، معتزًا بدينك، ثم تترشح في انتخابات أو تصل إلى منصب سياسي أو تصبح رئيسًا.
وهذا الهوس المفاجئ بالإخوان لم يظهر من فراغ؛ فقد انفجر مجددًا بعد فوز عبد الرحمن السيد بعضوية مجلس الشيوخ.
لا يُشترط أن تكون من الإخوان أو من السلفيين. يكفي أن تكون متدينًا، وتريد ممارسة السياسة، حتى تصبح هذه من المحرّمات الكبرى.
9
814
Noloshaan aduun aad ayay u gaabantahay , arrinka cabsida iyo adoonimada banii aadam kale , daba dhilifnimada iyo fuleynimada waa khasaaro weyn iyo waqti lumis , waxaa laguu abuuray xorriyad buuxdo inaad ku noolaato maalmaha kooban ee aad aduunkaan joogo.
WALIGAA XOR AHOOW.
Dhammaan ciidamadaas uu shisheeye ama sokeeye taba baray ma ahan ciidamo dagaalamo waana ciidamo hoos kooda ka cararaayo , taariikhda ma jirto wax la yiraahdo ciidan meel kale lagu soo taba baray .
🇾🇪🟥| Maxaa ka socdo maanta dalka yaman
iyo farriin muhiim ah " ciidan aanan mabd'a ku dagaalamaynin wax iskama celin karo "
waa isla ciidankii taba baraayay calooshood u shaqaystayaasha afrika 🤡🤡🤡
Mustaqbalka ciidanka ingiriiska !!? 🇬🇧 🤓
Waxaa jiro hadal uu jeediyay netenyaahu dhowr isbuuc ka hor " Yurub malahan ciidan dagaal gali karo asagoo ula jeedo mustaqbalka iskuma hallayn karno waa ciidamo aad u jecelsan iyo dhalinyaro aanan dagaalami karin " waa xaqiiqo ka soo baxday afka beenllow mujirm ah waana xaqiiqo taagan .
- Muuqaalkaan aad ayuu ugu faafay internetka waana ciidanka ingiriiska , sadar muuqdo su'aal ka dhan .
Mustaqbalka ciidanka ingiriiska !!? 🇬🇧 🤓
Waxaa jiro hadal uu jeediyay netenyaahu dhowr isbuuc ka hor " Yurub malahan ciidan dagaal gali karo asagoo ula jeedo mustaqbalka iskuma hallayn karno waa ciidamo aad u jecelsan iyo dhalinyaro aanan dagaalami karin " waa xaqiiqo ka soo baxday afka beenllow mujirm ah waana xaqiiqo taagan .
- Muuqaalkaan aad ayuu ugu faafay internetka waana ciidanka ingiriiska , sadar muuqdo su'aal ka dhan .
Ragga waa noolaha ugu sahlan ee ilaahay abuuray ee dabin loo dhigi karo markii laga reebo inta rumaysan " معاذ الله " arrinka fadeexada madaxa shirkada NVIDIA waa qayb kamid ah mixnada ragga taariikhda sida ay u sahlantahay in dabin looga dhigo qof dumar ah .
Sidaas darteed : walaahi nin aanan qiyyam iyo diin lahayn in jago loo dhiibo uu safro huteello dago waa khatar weyn hal il biriqsi ayaa lagu gadan karaa kaliye u diro qof qurxan oo kala jiidan waxaad arki sidii ey ooman asagoo carrabka laa laadinaayo
Anigay iga qaateen Afghaanku sawirkaan 😉
قُلِ اللَّهُمَّ مَالِكَ الْمُلْكِ تُؤْتِي الْمُلْكَ مَنْ تَشَاءُ وَتَنْزِعُ الْمُلْكَ مِمَّنْ تَشَاءُ
التاريخ يروي حكايته بنفسه!
من اعتقال باكستان للملا عبد الغني برادر، إلى استقباله بالأمس نائب رئيس الوزراء الروسي في كابل.
مشهد يذكّرنا بقصة يوسف عليه السلام؛ من ظلمات السجن إلى سُدّة الحكم.
فسبحان مقلّب الأحوال!
@anesmansory
@PM_Huzaifah
@huthaifaabdulah
Waxaad dhahaa | قل اللهم مالك الملك
2010 sirdoonka maraykanka iyo kan Pakistaan waxay u dabaal dageen soo xirida Mulla Baraadar Cabdul-qani asagoo ku sugan magaalada Karaaji ee Pakistan waxay u arkeen guul weyn inay soo qabteen mid kamid ah raggii aasaasay xarakada dhaalibaan .
Sawirka waa hoose waa saacadihii la soo dhaafay asagoo kaabul ku qaabilaayo wafdi ruush ah gaar ahaan ku xigeenka raiisal wasaaraha ruushka Alexey Overchuk asagoo kamid ah ragga ugu sareeyo xukuumada afghaanistaan maanta .
-Midaas waa xaalka aduunka wax walbana gacanta ilaahay ayay ku jireen kaliye .
Ogaansho retweeted
بسبب رفض اسرائيل ادخال المعدات اللازمة لاصلاح حوض الشيخ رضوان:
اليونسيف تحذر من فيضانات قد تجتاح مخيمات النازحين وانتشار الأمراض والأوبئة.
◽️ملاحظة:
• يوجد مليون نازح فلسطيني مهدد بالفيضانات.
Kaftan ma ahan : Waxaa isoo maray hadal uu jeedinaayo xubin baarlamaan kamid ah federaalka ciidamada shisheeye ilaaliyaan , asagoo dhinaca matalaayo ayuu dhinaca kale ee Villa somalia u diray farriin ah
" adiga waxaad wadataa shisheeyahaada iyo gaaladaada anagana sidoo kale shisheeyaheena ayaan wadanaa dalkuna wuuu nagu filan yahay yaanan isku mashquulin "
asagoo tiriyay liis dheer shisheeyaha iyo gaalada " kalmada gaalada asagaa adeegsaday " ee dhinaca kale uu xiriirka la leeyahay .
Mashruuc ganacsi .
Maalinta cadaabta boqorkii israaiil
▪️Kadib markuu madaxweynaha mustacmarada amray in Gadi Eisenkot uu xukuumad soo dhisay , netenyahu asagoo israaiiliyiinta la hadlaayo " dowladeena waxay qarka u saarantahay burbur iyo kala qaybsan xukuumada cusub waxay xiriri la leedahay argagixisada "
Gadi Eisenkot waa janaraal ka qayb galay dagaalka gumaadka xataa wiilkiisa ayaa ku halaagsamay jabaaliya marinka qasa laakiin netenyahu wuxuu ku eedaynaayaa inuu xiriir la leeyahay argagixiso " axsaabta carab 48 "













