Today, I officially inaugurated the new campus for the Health Sciences and Medicine programmes at Gollis University in Hargeisa.
For the first time outside Israel, a young Somalilander proudly celebrated her graduation day from Gollis University by displaying the Somaliland and Israeli flags together, a powerful symbol of friendship and connection
With Mayor Mursal of Gebiley at the grand opening of Gollis University’s new campus in Gebiley. Gobolka Cagaaran ❤️
12
4,818
Osman Dubbe retweeted
The video clearly shows the President of Mogadishu promoting antisemitic rhetoric through inflammatory and hostile remarks directed against Jews and Israel.
Galbeedka London xalay waa la isku arkay. Hablaha Reer Somaliland ee London ayaa igu maamuusay casho sharaf iyo soo dhoweyn aad iyo aad u qiime badan. Hablahayagii, Huunnayaal waad mahadsan tihiin malyuun jeer.
Today, I resigned from my position as a Senator of the Somali Parliament for the sake of my people. I cannot remain part of a system that oppresses the people of Somaliland. My loyalty is to justice, dignity, and the will of my people.
U malayn maayo in uu maanta dunida ku nool yahay Taliye ciidan Dal oo saacaddan jooga furinta ugu horraysa ee goob dagaal oo aan ka ahayn Gen.Odowaa Yuusuf Raage, inta dagaal ee uu galayna dunidaba Chief of General Staff galay ma jiro, Gen Odowaa gurigiisuba waa goobta dagaalka.
Waxan ku hambalyaynayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu maanta saxeexay xeerkii ugu qiime badnaa ee uu soo saaro Baarlamaanku, xeerkaas oo ah xeerka Shaqada & Shaqaalaha. Hadda kaddib ma jiri doono shaqaale la dulmin doono. Hambalyo Shaqaalaha iyo Xoogsatada Soomaaliyeed.
Sannadka cusub ee 2025 waxa aynu Eebbe ka rajaynaynaa in uu inooga dhigo sannad nabadeed 🦢
1
15
5,380
Rabbi ha u naxariisto waxa mardhoweyd waddanka Turkey ga ku geeryooday Senator Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) oo ahaan jirey Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland. Samir iyo iimaan dhammaan qoyska, qaraabada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Senetarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Aamiin
1
3,135
Innaalilahi waa innaa ileyhi raajicuun waxa mar dhawayd magaalada Hargeisa ku geeryooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Ilaahay ha u naxariisto Madaxweyne Siilaanyo Aamiin.
Geeridu xaq weeyee
Gocashada i haysaa
Waa aqoonta guurtiyo
Gorgorkaa dabayshaday
5
2,372
Afar midable uurkiyo fankiyo adhaxdu weynaatay
Isha waxaan la raacaa fardaha kan u itaal roon
Faarax Afcad (1930)
1
11
2,231
The world was much safer, better place& peaceful than 10 years ago. What is the African role to fully participate the global peace &security? And the imminent need 2 install more NDC centres & IMS 2 forecast nuclear & tsunami disasters. My remarks @CTBTO conference, Banjul Gambia
10
2,315



















