Puntland Parliament (@Parliamentofpl) header
Puntland Parliament (@Parliamentofpl) profile picture

Official @X Puntland Parliament | Represents the people | Oversights | Debates issues | Enacts laws | Oversees Government spending.

Garowe, Puntland
Joined March 2019
Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)Photo by Puntland Parliament (@Parliamentofpl)
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland @abdirisakasaid oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe iyo xubnaha Guddiga Joogtada Golaha, ayaa kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Dowladda Puntland.
4
2
524
Garoowe, March 02, 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, @abdirisakasaid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka @HonAwoowe ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Guddiga Joogtada ah.
1
1
4
1,364
Garoowe, Feb 23, 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, @abdirisakasaid ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 6-aad ee Guddiga Joogtada ah.
1
250
TACSI TIIRAANYO LEH Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,@abdirisakasaid, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Xildhibaan Cabdicasiis Axmed Saalax Dhahar, oo Walalkiis Marxuum Cabdirisaaq Axmed Saalax Dhahar (Kolon) uu ku geeriyoodey Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag.
2
294
TACSI TIIRAANYO LEH Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,@abdirisakasaid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Xildhibaan Faarax Jaamac Yusuf, oo Aabihiis Marxuum Jaamac Yusuf Haarun uu ku geeriyoodey Degmada Carmo.
4
323
Gaalkacyo, Feb 9, 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 5-aad ee Guddiga Joogtada ah oo ka qabsoomay magaalada Gaalkacayo oo markiii ugu horaysay lagu qabtay
190
Gaalkacyo : 09 Febraayo 2026: Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada @abdirisakasaid uuna weheliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha @HonAwoowe ayaa kulan shaqo la yeeshay Madaxweynaha Dawladda Puntland Said Abdullahi Deni.
3
5
619
Gaalkacayo, 09 Febraayo 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, @abdirisakasaid, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha, ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax.
2
3
397
Garoowe, Feb 2, 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, @abdirisakasaid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, @HonAwoowe ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Guddiga Joogtada ah.
2
161
Garoowe, January 26, 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 3-aad ee Guddiga Joogtada ah.
2
4
348
Garoowe, January 20, 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Guddiga Joogtada ah.
3
223
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad @Mohamed_Baarri, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟐𝟑-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha.
1
2
306
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 𝟕 𝐃𝐞𝐜𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland @abdirisakasaid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟐𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakilada
242
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟐𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝
1
1
181
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 𝟑𝟎 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟗-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakilada
1
202
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞:Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland @abdirisakasaid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Bari Shire iyo Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟓-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝.
1
194
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞,Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlada Puntland @abdirisakasaid , oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Bari iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 13-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝
151
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland @abdirisakasaid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Mohamed Baarri iyo Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha.
194
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,@abdirisakasaid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝.
3
206
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada,@abdirisakasaid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Mohamed Baarri Shire, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad @HonAwoowe, ayaa maanta shir-guddoomiyay 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝
1
115