Aamina Feyr Xuseen: AYAANL
Indhihii I gudhay
Waa kuwaa ifee
Ala Ayaanle iyo
Olol Ma Adigaa
Ala Ayaanle iyo
OLol Ma Adigaaa.
Qalbigìi Engagay
Ubax Bow Baxee
Ala Ayaanle iyo
Olol Ma Adigaa
Sida Roob Onkoday
Oo Arooryo Da'ay
Udug Bay Uree
Ala Ma Adigaa.
Udug Bay Uree
Ala Ma Adiga
1
69
Wasaaradda Biyaha #Somaliland oo Gabiley gaadhsiisay qalabka Tamarka Cadceedda oo kor loogu qaadayo Ceelasha Biyaha.
"Sool waa Somaliland, beesha dhexe may bixin, gadabiirsi na muu bixin ee waxa bixiyay ingiriiskii xuduudaha dhigay"
Caaqil cumar cismaan
We urge the international community and the United Nations to condemn this unjustified act of aggression and support the Republic of Somaliland's right to self-defense. In the event of an attack, Puntland Administration will be held accountable for their actions.
2
79
Masuuliyiinta Xukuumadda ee Gobolka Sool u jooga xalinta Shaqaqooyinkii Laascaanood ka dhacay oo Go'aamo soo saaray.
1
33
Xubnaha Golaha Wasiiradda, Saraakiisha Ciidamadda, mamaulka Gobolka iyo Degmadda iyo Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Sool oo Laascaanood ku shiray ayaa ka arrinsaday Turxaanbixin, Amniga iyo Horumarinta Gobolka Sool.
3
50



















