SPA Learning Lab (@SPALearningLab) header
SPA Learning Lab (@SPALearningLab) profile picture

SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.

Mogadishu
Joined September 2020
In collaboration with @DigitalShelter, we have completed Blog Writing Training to 29 young #Somali bloggers (19 female & 10 male). We are grateful to @shakasom & @Shaakirmc who co-facilitated the training & our mentors: @MohamedOkash_, @HusseinSabrie, @MahadWasuge, @MowliidAHassan, @FarhiaMohamuud & @QoraaDayax.
1
13
3
31
2,531
Ustaad Axmed-nuur Maxamed Cabdi ayaa galabta bixin doona casharka 8aad ee tababarka cilmibaarista. Waxaan ku faraxsannahay in dufcada afaraad ay gabagabo ku dhowdahay. #SPLearningLab #Research #Training
46
Ibrahim Osman (@Ibraahinnolosha), Director of the @SPALearningLab, took part in the Institutional Research Repository Stewardship Programme, organised by @SomaliREN and the @UbuntuNet, from 12 to 14 October 2026. The three-day workshop focused on managing and sustaining open institutional repositories. Topics included DSpace architecture and workflows, institutional readiness and advocacy, metadata quality and discoverability, the FAIR and CARE principles, licensing and copyright, user authentication and access permissions, metadata harvesting and aggregation, and institutional governance and policy development. The training emphasised how research institutions can systematically organise, preserve and share their publications, while improving their visibility and accessibility through global research discovery systems. #SomaliPublicAgenda #SPALearningLab
5
13
587
Waxan soo gaarnay gabogabadii tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda (@somalipubagenda), ahna Agaasimaha @SPAResearch_ , @FarhanShabel. #SPALearningLab #ResearchTraining
2
72
Waa xiisaddii 6aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxa casharka bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi. #SPLearningLab #Research #Training
64
Waxa inoo billowday toddobaadka 3aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Cabdishakuur Cawil oo ka mid ah cilmibaarayaasha wax ka dhigaya koorsadan. #SPALearningLab #ResearchTraining
2
64
Waa xiisaddii 4aad ee tababarka cilmibaarista. Casharka galabta waxaa mar kale bixin doona Agaasime Kuxigeenka SPA, @FarhanShabel. #SPLearningLab #Research #Training
1
52
Waxaa si habsami leh noogu socda tababarka cilmibaarista, dufcada 4aad. Maantana casharka 2aad ee tababarka waxaa bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi. #SPLearningLab #Research #Training
52
Xarunta tababarrada ee @SPALearningLab ayaa maanta dufcadii 4-aad u billowday tababarka cilmibaarista. Tababarkan oo socon doona muddo 45 cisho ah ayaa lagu baran doonaa hababka ugu wanaagsan ee loo sameeyo cilmibaarista loona faafiyo. 38 arday ayaa ka qeybgaleysa tababarkan. Koorsadan waxaa bixinaya macallimiin in muddo ah ku soo dhex jirey cilmibaarista kuwaas oo ardayda ka caawin doona in ay yeeshaan kalsooni iyo iskufilnaansho ay ku soo saaraan daraasado wax wanaagsan ku biirin kara dowlad-dhiska Soomaaliya iyo hagaajinta adeegyada dadweynaha. #Research #Training #SomaliPublicAgenda #SPALearningLab
3
5
499
Maanta waxa noo billaabanaya tababarka cilmibaarista. Dufcadan waa tii 4aad. Agaasime kuxigeenka SPA, ahna Agaasimaha SPA Research, @FarhanShabel, ayaa maanta bixin doona casharka 1aad ee tababarka. #SPLearningLab #Research #Training
2
74
📣 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿: Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda waxay bixineysaa tababar ku saabsan cilmibaarista kaas oo socon doona muddo 6 isbuuc ah. Tababarkan waxaa bixin doona cilmibaareyaal aqoon sare u leh sida cilmibaaris loo sameeyo. Dadka doonaya tababarkan waxay ka soo codsan karaan lifaaqa hoos ku xusan 👇 somalipublicagenda.org/call-…
3
4
820
Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda ayaa maanta qabatay xafladda qalinjabinta dufcada 11aad ee tababarka blog qorista. Tababarkan oo socday muddo bil ah ayaa waxa ka aflaxay 26 dhallinyaro ah oo isugu jira 8 dumar ah iyo 18 rag ah. Dhammaan qalinjabiyeyaasha waxan leennahay hambalyo, annaga oo ka fileyna in ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ugu adeegaan xirfaddii ay barteen. #SomaliPublicAgenda #SPALearningLab #BlogWriting
3
5
556
On August 18, 2026, we held our 5th SPA Internship Alumni Annual Gathering. It was a great opportunity to bring together our internship alumni, reconnect, share experiences and reflect on how the SPA internship has contributed to their personal and professional journeys. We also shared updates on the latest programmes and opportunities at the @SPALearningLab. We are proud to see our former interns continue to learn, grow and contribute to the community. #SomaliPublicAgenda #SPAInterns #SPALearningLab
6
11
475
Maanta waxaan leennahay xiisadda ugu dambeysa ee tababarka blog qorista. Waxaa marti noo ah Ustaad Suad Jama (@su3aadka). Waxaa farxad weyn noo ah inaan soo gaarnay gabogabadii tabarka. #SPALearningLab #BlogWriting
2
2
97
Ustaad @MariamDini3 ayaa galabta bixin doonta xiisadda latalinta iyo hagidda ee la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. Waxaan uga mahadcelineynaa sida ay had iyo jeer noogu heellan tahay. #SPALearningLab #BlogWriting
1
2
136
Waa toddobaadkii 3aad ee tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad @HassanAbdiH. #SPALearningLab #BlogWriting
1
76
Amb. Yusuf Garaad (@ygaraad) ayaa galabta bixin doona xiisadda latalinta iyo hagidda ee aalaaba Maalinta Khamiista ah la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. #SPALearningLab #BlogWriting
93
Toddobaadkii 2aad waxa noo socda tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Abdishakur Awil. #SPALearningLab #BlogWriting
89
NEW BRIEF: Finding Common Ground: Towards a Compromise Electoral Framework for Somalia’s Future Federal Elections Our latest brief analyses the four different electoral models proposed by the negotiating groups and presents a compromise electoral framework that combines the most practical elements of each of the four proposals. Read the full brief here: somalipublicagenda.org/findi…
1
9
3
12
1,698
July 19, 2026, Xarunta @SPALearningLab ee Somali Public Agenda ayaa billowday tabobar ku saabsan blog qorista kaas oo socon doona 4 isbuuc. Tababarka blog qorista oo ah kii 11-aad waxaa ka faa’ideysanaya dhallinyaro gaareysa 34 oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Casharro waxtar leh oo ka caawinaya sida sheekooyin nuxur badan loo sameeyo loona faafiyo ayey qaadan doonaan inta uu tababarku socdo. Sidoo kale waxay fursad u heli doonaan ardaydu in ay la kulmaan khubaro waayo-aragnimo u leh blog qorista kuwaas oo la wadaagi doona khibraddooda, sidoo kalena siin doona talooyin iyo dardaaran. Ardayda ka soo qeybgashay tabobarkan waxaan u rajeyneynaa guul. #SPALearningLab #BlogWriting
5
11
544
SPA Learning Lab retweeted
Very proud to welcome our 11th cohort of the Blog Writing Training Program. Our Executive Director, @MahadWasuge, delivered the first session. The program will conclude on August 19. @SPALearningLab, @somalipubagenda
2
2
265