
Maktabadda Dadwaynaha ee Sanaag, Badhan. 📩[email protected]
Badhan, Sanaag
Joined October 2021
- Tweets39
- Following3
- Followers98
- Likes51
Sanag Public Library retweeted
Waa geeri xanuun badan oo taabanaysa dhamaan Ummadda soomaalida, MIW-Hadraawi, Kaliya ma ahayn Suugaanyahan, wuxuu kaloo ahaa mufakir iyo faylasoof ku xeeldheer garashada iyo kabidda wacyiga Ummadda. Alle ha unaxaristo, lama ilaawi doono Hadraawi
Sanag Public Library retweeted
Maayarka degmada Badhan Axmed Maxamed Timir waxa uu muujiyey doorkiisa Maktabadda Dadwaynaha Sanaag [@Librarysanag], ku mahadsanid maayar. Dhankale Maayar ku xigeenka degmada marwo Hawa Mohamud Faarah, iyada door weyn ku lahayd Maktabadda, guuleyso.
Sanag Public Library retweeted
Marwo Habboon Muuse Yuusuf oo ah Qoraa joogta Gaalkacayo ayaa ugu deeqday maktabadda guud ee Sanaag nuqullo buugaag ah oo 15 gaaraya. Bahda maktabadda oo isku duubban ayaa uga mahadcelinaya qoraa Habboon doorkeeda ka qayb qaadasho. Mahadsanid.
#maktabaddasanaagugudeeqbuugaag
Sanag Public Library retweeted
Replying to @SanaagLibrary
@LibrarySanaag oo laga furay magaalada badhan, waan soo dhawaynaya waana bogaadinaya kooxda hawshaan hirgalisay, bulshadeena soomaaliyedna waxaan ka codsanaya inay taageran oo ay ugu yaraan qaadhanka ka qayb qaatan. Akhris wacan. 📖
Xaflada furitaanka Maktabadda @LibrarySanaag
Q1 koowaad oo ahayd qalabaynta, furitaanka goobta iyo dhigista buug hordhac ah
Q2 waxa weeye u qareemida Maktabadda si ay u heli lahayd buugg ku filan.
Halkan nagala soo xiriir
📩[email protected]
Sanag Public Library retweeted
Furitaanka Maktabadda Guud ee Sanaag. Waan furantahay maktabaddu waana goobtii lagu kobcin lahaa garaadka bulshadeenna.❤️💯
Sanag Public Library retweeted
Nagu soo biir oo ka qayb qaado qaadhaanka buugta maktabadda @LibrarySanaag ee degmada badhan, gobolka snaaag. – at Somalia
Sanag Public Library retweeted
Replying to @SanaagLibrary
@LibrarySanaag waa bogga rasmiga ah ee Maktabadda Guud ee Sanaag. Soo booqda oo nagala socda.
#Retweet

















