Somali Bloggers Association (@SomaliBloggers_) header
Somali Bloggers Association (@SomaliBloggers_) profile picture
Joined June 2026
Photo by Somali Bloggers Association (@SomaliBloggers_)
Waxaa si guul ah noogu soo idlaatay xaflad lagu shaacinayey aas-aaska Somali Bloggers Association. Munaasibaddan waxa ka soo qeybgalay maamulka Somali Public Agenda, tabobarayaal iyo bloggers wax ka qora arrimaha bulshada Soomaaliyeed. #SomaliBloggersAssociation #SomaliBloggers
1
1
1
3
132
Ururkan wuxuu u furan yahay qof kasta oo blogger ah oo doonaya inuu xubin ka noqdo. #SomaliBloggersAssociation #SomaliBloggers
4
31