
Somali Travel & Tourism Expo is here to discover the other beautifull side of Somalia. #SOMTEX2020
Mogadishu-Somalia
Joined October 2019
- Tweets717
- Following3
- Followers813
- Likes534
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Beautiful Friday at Jazeera beach #Somalia – at Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Discover what awaits you when you visit Sa'adadin Island and its surroundings. learn about the history of the island and find out what makes one of the most beautiful places in Africa and may be in the world.📷ND
#LetsSeeTheOtherSideOfSomalia @UNWTO
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Soomaaliya waxa ay rabtaa Dalxiis qorsheesan, aragti fogna laga yeesho iyadoo diinteena, dhaqankeena & anshaxa la dhowraayo. Dalxiiskan qorsheenay waa Dalxiis aan Fisqi, Fasahaad & Munkar lahayn ee qoys ahaan ugu raaxaysano quruxda dhabiiciga ah dalkeena.#Yasir_Baffo @ @SomtexOrg
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
SAWIRO: qaar ka mid ah sawiradii laga qaaday Sanad guurada xalay ee SOMTEX ORG.
#LetsSeeTheOtherSideOfSomalia
#SOMTEX2021
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
"Bandhiga safarka iyo dalxiiska waxa uu sawir qurux badan ka bixiyey dalkena, sanadkan waxan isleenahay isbadal wayn ayey kasameeyeen,waxan leenahay dhul aad uqurux badan una diyaarsan dalxiiska, dalxiska iyo safarka xuduud malahan, hambalyo ayaan leeyahay (Somtex)",Yasir Baffo.
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
It was such a great event, organized by @SomtexOrg thanks to everyone who were involved in🔥👏🙏
#LetsSeeTheOtherSideOfSomalia
#SOMTEX2020
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Waaxda Dalxiiska ee wasaaradda warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska ayaa ayaa Hotel Jazeera kafurtay dood laxiriirta sida loo hor marin karo dalxiiska dalka ayna ka qayb galayan masuuliyiin kasocda G/Benadir wasarada,SAta, @SomtexOrg iyo Bankiga.
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Carmale town in Sanaag region of #Somalia, its good for Tourism destination.
#MOIDepartmentOfTourism #Travel2020 #Tourists #Carmale – at Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Sacaadadiin Island in #Somaliland, is one of the most beautiful island in the Horn of Africa .
📸Saddaam Guray
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Isbadal weyn ayaa ku yimi dalxiiskii dalka kadib dhacdadii Safarka iyo Dalxiis ka oo billowgii sanadkaan 2020 (Jan 5,6) lagu qabtay Magaaladda Muqdisho. @ExpoSomali
Dalxiis ku waxa uu kamid yahay hormarka iyo isku xerka bulshada taasoo keenta isbadal nabadeed.
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
What a beautiful place to visit!, you can get joyful, happiness, fun, this is the coastal town of Warshiikh, just 60KM away from Mogadishu.
#WarshikhBeach #Somalia
#Travel252🇸🇴 #MuddleShabelle
#SomaliaBeuty #somaliaBeaches
📸 @dugoow – at Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
very beautiful, well planned, fully green and people are very hospitable, this #IshaBaidoa iconic bridge.
#MoiDepartmentOfTourism #Baidoa
#Somalia #Bay #IshaBaido – at Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Our county has a natural resources, this what we proud of, in the country there are many Tourism destinations we have.
#MOIDepartmentOfTourism #Somalia
#Tourism2020 #Travel252 – at Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Ku dalxiis dalkaga hooyo, booqo goobaha taariikhiga ah, badaha, wabiyada, iyo guud ahaan bilicda wadankeena. @ExpoSomali
#Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Photo of the beauty and tourism of our country presented @ExpoSomali at a conference in Mogadishu. #SOMTEX2020. – at Somalia
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
“Adigoon cirka u bixin, ama boodin leexada, Ama badaha waaweyn nafta aanku biimayn. Barashada dalkaaga, horta laga bogtaayo, beryo la’isku hawlaa, Dhulku baaxad sooriyo, banaan miidhan weeyaan Ama waa bus iyo oon, ninka buug ku haystow, Beentaada weeyaan” Hadraawi
Dhulka Hooyo ♥️
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Quruxda Iyo bilicda dalkeenu ma ahaa wax qoraal lagu qeexi karo ama hadal,
Halkaani waa degmada luuq ee gobolka Gedo Somalia ❤💚🔥
#Bilicda_dalkeena
SOMALI TRAVEL & TOURISM EXPO retweeted
Sawirka waxa ku laran Cod aan u qurux badan dhageysigiisa aad jecleysaneyso walalkey @Ibrahimnolosha mahadsanid. 🇸🇴💙#Mogadishu marwalba wey nagu weyn tahey🇸🇴💙🇸🇴






































































