Yasmin Foundation (@YasminForAll) header
Yasmin Foundation (@YasminForAll) profile picture

Yasmin Foundation was established in 2010, founded by Ambassador Mohamed Ali Nur @AmbAmerico, and is non profit organisation that promote free education.

Mogadishu, Somalia
Joined November 2024
Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)Photo by Yasmin Foundation (@YasminForAll)
Halkay daryeel jirto, ayay rajadu jirtaa. 💯 Ma Jeclaan laheyd inaad ka mid noqoto Ololaha Xiga ee Daryeelka Deegaanka ee Hay'adda Yasmin Foundation? Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
1
2
230
We rise by lifting others. ❤️ Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
2
118
Waxaan ku faraxsanahay in Hay’adda SOMGEM, oo magaaladda Muqdisho ku qabatay shirweyne diiradda lagu saaray doorka haweenka iyo wacyigelinta isbeddelka cimiladda, ay na guddoonsiisay Biladda Sharafka “Xaawo Cabdi Award”.
1
1
101
Aqoonsigan waxa uu ka tarjumayaa dadaalkeenna joogtada ah ee samafalka iyo taageerada bulshada nugul.
46
Biyaha aad maalinwalba cabto, Dad ayaa ku hamiya in mar un ay heli doonan. 🪣🚰  Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
54
Waxaan u shaqeeynaa farxadooda. ❤️✨ Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
35
Sadaqo aad maanta baxsatay ayaad qof noloshiisa ku bedeli kartaa. ✨ Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
29
Ciid Wanaagsan Dhammaan Ummadda Muslimiinta Meelwalba Ay Dunida ka Joogaan, iyo Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan idinku Hamabalyeynaynaa Munaasabadda Ciidul Fidriga Sanadkan. Allah Naga Aqbalo Acmaasha Wanaagsan ❤️🕋✨ #EidMubarak #YasminFoundation
1
2
333
Yasmin Foundation waxay taageereysa qofwalbo aanan heysan qof taageera. ❤️✨ Maalmahan qeyrka badan ka faa'iideyso, taageer hadafkeenna, sadaqo baxso maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
38
Maclinka Berito, Maanta waa Arday.  Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
1
26
Celebrating the strength, resilience, and impact of women everywhere. Happy #WomensDay 💜 #WomensDay #YasminFoundation
24
Tallaabada ugu horreysa ee isbeddelka marwalba waxay u muuqataa mid yar, laakiin waa tallaabada ugu muhiimsan. Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
19
Fursaddii aad adiga wax ku baratay ayay mudan yihiin walaalahaaga. ✨ Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta. yasminfoundation.com/donatio… #YasminFoundation #HopeForSomalia
20
Hay'adda Garab Istaaga Turkiga iyo Yasmin Foundation ayaa waxay 55 Qoys iyo 3 ka mid ah iskuulada ay gacanta siiso Hayadda Yasmin Foundation ayaa gaarsiiyay deeq cunto ah, munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadan.
1
23
Hay'adda Yasmin waxay si diiran ugu mahad celineysaa Hay'adda Garab Istaaga Turkiga, dadaaladda aadka loo mahdiyo ay ka geysanaayaan garab istaaga bulshadeena.
13
Soonqaad Wanaagsan Guud Ahaan Ummadda Muslimiinta Meelwalba Ay Dunida ka Joogaan, iyo Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan idinku Hamabalyeynaynaa Bisha Barakeysan ee Ramadan. ❤️🕋✨ #Ramadan2026 #YasminFoundation
1
2
108
Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta ka qeybgalnay munaasabadda daahfurka ciyaaraha dadka aragga la’a ee Somali Blind Sports Federation (SBSF). Yaasmiin Foundation waxay xiriirka u rajeynaysaa inuu noqdo mid miro-dhal ah oo guulleysa. #YasminFoundation #HopeForAll
1
1
380
MUQAAL KOOBAN: Munaasabadda 15 Sano Guurada Yasmin Foundation. #YasminFoundation #15thAnniversary
107
Waxaa si qurux badan inoogu soo idlaatay munaasabadda 15 Sano Guurada Yasmin Foundation. Waxaan Aad ugu faraxsannahay in dadaaladda hay'adda ay bulshadeena mahdisay, waxaanna rajeyneynaa sanado badan hadda kedib in aan sidaan u wada dabaaldagno oo dadaaladeena aan wada jibaarno.
1
5
6
610
Waxaan Mahad Celin Ballaran u direynaa dhamaan kasoo qeyb galyaasha ka kala socday qeybaha kala duban ee bulshadeena. Ku Mahadsanidiin Taageeradiina Garab Istaagiina Deeqdiina iyo waqtigiina qaaliga ah ee aad noo soo hurteen! ❤️ #YasminFoundation #HopeForSomalia #15thAnniversary
1
50