Muxuu Eng Yuyu ku soo arkay Bandhigga Somali Technology Expo 2026? Daawo oo ka mid noqo dadka berrina iman doona insha ALLAH si aad uga qeyb gasho nasiibyada shirkadaha.
#STE2026
29
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo qeyb weyn ka qaadatay Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya ayaa macaamiisha soo booqatay siiyey sim-kaaro free ah iyo adeegyo qiimo dhimis weyn loogu sameeyey bandhigga dartiis. Mahadsanidiin Hormuud Telecom.
#STE2026
27
Astaan Tech oo ka mid ah shirkadaha xalal teknoolaji muhiim ah ku soo bandhigay Somali Technology Expo ayaa qaabilay bulsho badan oo xiiseysa teknoolajiyadda. Soo booqo berri adigana. #STE2026
37
Kelmadda hormuudka Kulliyadda Computer Science ee Jaamacaddda Jamhuuriya Eng Mohamed Baashi oo booqasho ku yimid Somali Technology Expo 2026 si uu u arko xalalka teknoolaji ee la soo bandhigay. #STE2026
26
Nala soo dhaweeya Eng. Mohamed Alibashi Hussein, Hormuudka Kulliyadda Culuumta Kombiyuutarka iyo Teknoolajiyadda, Jaamacadda Jamhuriya (JUST), kana mid ah marti-sharafta Bandhigga ugu weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
35
Waxaan soo dhoweynaynaa Mudane Mohamed Abdiaziz Hussein Azhari (Azhari), oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
28
Nala soo dhaweeya Mudane Maxamed Xasan Faarax, Hormuudka Kulliyadda Culuumta Kumbiyuutarka iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Muqdisho, oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
#SomTechExpo
35
Nala soo dhaweeya Eng. Yuusuf Maxamed Cismaan (Eng. Yuyu) oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Iska diiwaangeli tikitsom.com/events/ste2026
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
#iM252 #Tikitsom #SomTechExp
25
Waxaan si diirran u soo dhoweynaynaa Eng. Abdifatah Yusuf, COO-ga GetPhone, oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Iska diiwaangeli tikitsom.com/events/ste2026
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
30
Dr. Mohamed Adam Isak Abdirahman, Isku-duwaha Xarunta Garaad-gacmeedka Umadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), ayaa ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Iska diiwaangeli tikitsom.com/events/ste2026
Beerta Banadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
24
Waxaan soo dhoweynaynaa Mudane Mustaf Cabdullaahi Muuse, oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
41
Waxaan soo dhoweynaynaa Mudane Mustaf Cabdullaahi Muuse, oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya!
44
Waxaan soo dhaweyneynaa Mudane Ahmed Yusuf Abdulle, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyadda Soomaaliya oo ka mid ah marti sharafta Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Isdiiwaangeli: tikitsom.com/events/ste2026
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
37
Waxaan soo dhaweyneynaa Mudane Mustafa Yasin Sheikh, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka mid ah marti-sharafta Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026.
Beerta Banaadir, Muqdisho | 28–29 Oktoobar 2026
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
31
Waliba èèd Ingli hinshaalsinaa ini Ani ku qiibgali Bandhigi Somali Technology Expo 2026 ingku moqinaatoy adiini oo qobsoy booska. Isky diiwaangeli" STIN director.
Isky diiwaangeli Link gu hoos eh tikitsom.com/events/ste2026
Beerta Banaadir, Muqdisho.
#iM252 #Tikitsom #SomTechExp
36
Ma heysataa tikitkaaga Somali Technology Expo 2026.
2 maalmood keliya ayaa ka haray bandhigga. Iska diiwaangeli halkan haddii aadan weli isdiiwaangelin tikitsom.com/events/ste2026
Ha maqnaan, hana ka mashquulin.
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
1
48
Ma ogtahay in aad hal goob kula kulmi karto shirkado, hal-abuurayaal iyo xalal teknoolajiyadeed oo kala duwan?
Beerta Banaadir, Muqdisho
Gelitaanku waa bilaash! Isdiiwaangeli: tikitsom.com/events/ste2026
Somali Technology Expo 2026 — Ha maqnaan!
#iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
41











