Fatima-Ayan (@one_ayan) header
Fatima-Ayan (@one_ayan) profile picture

still student🎓📚

Éthiopie, djidjiga
Joined October 2020
Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)Photo by Fatima-Ayan (@one_ayan)
It was not easy but finally i did it Alhamdoulilah🥰🎓
48
14
1
253
13,828
Balaneey qurxoonidaa markii lagu oofiyo❣😍
1
4
1,149
Gabadh dagan ayaa waydiisay jeceylkeeda:waa maxay riyadaadu? Isagoon ka fikirin ayuu ku dhahy:Adiga! Si fudud ayey u dhoolocadeysay markaas ayay ku tidhi:yacni waa maxay doonistaada ayaa kawaday Wuxuu ugu jawaabay: inaan adiga ku guursado! Wajigeedi ayaa u iftiimay sida qoraxda❤
2
7
1,080
Dhirta waxa lagu warabiyaa biyo sidoo kale dadka qalbigodana waxa lagu warabiya hadalada wanagsan iyo habdhaqanka fiican😊 Haa la ilaaliyo qalbiyada kaleh❤
2
1
13
1,207
Ma taabogalo cishqigu Hadaan la isu tudheyno Lala tacaalayn murugte Yaanu tasoobin xiisuhu Taariikh xun ku dhamaan❤ Anonyme
5
3
27
1,753
Dharaaraha aad cidlooto Ma heshay wehelaad ku dhaafto? Cawaysyada yaa ku dheegta? Kawaran noloshaad dhex joogto? ❤️‍🩹 Nafta kawaran wll waa lays waraystaa ee?😊
5
1
25
1,399
Hadii magaaladu kayn noqotay Shardi maaha inaa adna xayawaan noqotaa Tarjumaad Micnaha hadii dhaqanka magaalku is bedelo qasab maaha inaa ka weecato kaagi(dhankaagi) suubana maaha.😊 Salaan sare dhamaantiin
1
3
16
1,289
Eebe ma kala saaro labada Qalbi Ee iskuniyada ah, quluubtuna waxay ku kulmaan siday niyada u yihiin ❤️
1
8
1,597
رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِن لَّدُنكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنتَ الْوَهَّابُ Eebow ha iilin Quluubtannada intaad hanuunisay ka dib. nagana sii agtaada Naxariis, adiga unbaa bixinbadane. Ramadan mubarak Day 11😊mashallah
2
1
21
1,146
Maa lays xasuustaa tolow? After one month waykan 👸🥰 Waxay idiintahay oo wanaagsan jalayaal😊
12
8
1
93
3,528
Saddex Dadku way Kugu Nacaan: 1) Been baddan 2) Baryo baddan 3) Iyo Bukaan baddan Ka koobaad waa ficil khaldan ood adu barato, ka xigana waa imaan yari aad Allah dhinaciisa ka qabtid kan u danbeeyana waa xaal aduun.
2
5
21
1,406
"Laba qof kaliya ayaa ku fahmi doona markaa xaalad adag ku haysato 1. Kow Waa mid soo maray xaalka aad ku sugantahay 2. Kan kaleh waa mid aad ku jecel oo kula dareema dhibta ku haysata
4
8
55
2,485
" The Road To Success is Always Under Construction. " Jumah Mubarak ❤️🙏
2
10
21
1,594
Iskaba daa Bini'aadame Nolosha dhan ayaa ka Hinaasta markan kugu yeedho Noloshaydii 😍🌍 – at Ethiopia
2
7
1,728
Wuxuu waydiiyay:sidee iga doonaysaa? Waxay tidhi:Waxaan rabaa inaa ii noqoto sida Nabi yusuf(CS) Waxa uu ku dhahy:ma xaga quruxdiisa? Waxy ugu jawaabtay: Maya ee markii ay ku imaato haweenay kaleh inaa dhahdo macaada Allah qalbigayga hal qof ayaa leh qofkaasna u noqdo aniga.
6
7
92
3,400
Hadii aad wax rajaysataan, ka rajeeya Ilahay inuu ini tusin xumaanta qalbiyada aad jeclaateen. Waa waxa daran inaa lala kulmo ilahayow naga hay🤲
1
1
14
1,211
Qofkaaga markaad heshaa Jawigu kuu qurux bataa.❤️ 🤍 – at Ethiopia
1
1
4
1,538
Waa maal garadkuye hadad garasho leedahay gacan eebo moye Uma bahnid garab kale✨🔥 Isku soo noqosho kaleh❣😊
14
6
1
147
5,122
Perché entre les montagnes, le lac assal éblouit avec ses eaux cristallines et ses cristaux de sel étincelants. Une véritable merveille de la nature unique de notre pays. Djibouti ! Une terre où la banquise rencontre la plage, où les aventures sont aussi variées que nos sourires. Notre pays offre tout ce dont on a besoin pour une évasion de la monotonie. Nous célébrons la beauté de notre pays, car Djibouti mérite d’être célébrée sous les projecteurs de sa propre splendeur. Les briseurs de routine ont ajouté une nouvelle page à leur livre d’aventures, et c’était tout simplement ÉPIQUE. #Djibouti #BR
3
8
3
76
8,942
Fatima-Ayan retweeted
Jumce wannagsan Dhammantii umadda Somaliyeed
2
3
22
2,135
Sadex midna masoo noqdaan: 1.kalmad kaasoo baxday 2.wakhti tagay 3.kalsooni luntay Haa la ilaaliyi sadexdaa
2
5
36
1,912