Raadreeb (@raadreebWeb) header
Raadreeb (@raadreebWeb) profile picture

Raadreeb waxay utaagan tahay horumarinta aqoonta iyo kobcinta afSoomaaliga, iyada oo loo marayo qoris, tarjumaad, cilmibaaris & hirgelinta barnaamijyo aqooneed.

Somalia
Joined April 2017
Cidna ma godob la'a: Muxuu Dostoevsky naga barayaa bulsho burbursan Martida: Dr Nuur Hassan teapawt.net/i/spaces/1XxygmXQjQPGM

2
158
Cidna Ma Godob La'a: Muxuu Dostoevsky Naga Barayaa Bulsho Burbursan teapawt.net/i/spaces/1XxygmXQjQPGM

1
1
278
Raadreeb retweeted
I’m going to @raadreebWeb’s upcoming Space. Will you join too? teapawt.net/i/spaces/1qxoNeaqpvAJv

1
1
2
135
Radareeb, waxay idinku casuumaysaa kulan xiisa badan oo ciwaankiisu yahay: ‘Cidna ma godob la'a: Muxuu Dostoevsky naga barayaa bulsho burbursan’, oo uu marti ku yahay Dr. Nuur Xasan. teapawt.net/i/spaces/1qxoNeaqpvAJv
2
11
522
Madasha Raadreeb wacay sanadkaan si rasmi ah kaga qayb gashay Shirweynaha ACSOS2025 oo ay soo agaasimeen Machadka ISOS ee Jaamacadda Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayay (Dibu)qaabaynta Bulshada: Kaalinta Baraha Bulshada, Waxbarashada & Siyaasadda. #ACSOS2025 #SomaliStudies
1
3
112
Taxanaha Sheekada Falastiin I Xalqadda 1aad Xalqadda oo dhamaystiran lifaaqa hoose ka daawo! #SheekadaFalastiin youtu.be/Tq7D_w5H1Lg?si=MbQU…
1
2
88
Dhammaan bahda Raadreeb waxay u hambalyaynayaa @CabdiraxmaanCaqiil oo guud ahaan Golaha Raadreeb u aqoonsadeen qoraaga sanadka kadib marka uu noqday qoraaga ugu maqaallada badan saddexdii sano ee lasoo dhaafay. Hambalyo Cabdiraxmaan! #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
1
117
Farriinta hambalyada, Abdullahi Sharif Hussein, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
78
Farriinta hambalyada, Cabdiwahaab Axmed Cali, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
1
76
Fariinta hambalyada, Ali Ahmed, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
1
54
Farriinta hambalyada, macallimad Nawaal Shariif, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
1
81
Fariinta hambalyada, Ismail Dhubow, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
1
52
Fariinta hambalyada,Abshir Tifow, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
56
Fariinta hambalyada, Suhayb Caydiid, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
49
Farriinta hambalyada, @FarxiyaLama-filaan , ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
52
Farriinta hambalyada, @awdacar0 , ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
1
47
Farriinta hambalyada, Sayyid Omar, ee ku aaddan sanadguurada 3aad ee Raadreeb. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
30
Dhammaan bahda Raadreeb waxay u hambalyaynayaan @cfitaaxCaliAxm1 oo guud ahaan Golaha Raadreeb u aqoonsadeen howlwadeenka sanadka. Cabdifitaax waxa uu laf-dhabar u ahaa dadaallada aan wadnay saddexdii sano ee lasoo dhaafay. #Raadreeb3Sano #Sanadguurada3aadRaadreeb
62