Pinned Tweet
Malmahan waxaa isoo gaaray warar aan jecleysen oo ku sabsan Somalida crypto jirto lkn somali horay waxaa u tiri war jirabaa cakaaro imaan waxaa badda ayaa daaha gadashisa ku qarsan lkn kama hor dhacaayo👀👀
2
2
291
Farhan Nuur retweeted
Maanta gacanteena waxay gaartay magaalada Baraawe, dadka reer Aj oo caan ku ah kheyrka ayaa ka qayb qaatay dib u dhiska dugsiga xifdinta Qur’aanka.
Allaah ayaan ka baryayaa inuu naga aqbalo
@AJCrypto15
Farhan Nuur retweeted
🚨Digniin 🚨
Ani ma bixiyo wax courses crypto ku saabsan, lacagna dadka uguma shaqeeyo, anaa noloshaydii kale waqti ula’😄.
Telegram usernamekayga saxda ah waa (fowsi88). Wixii sheeko scammers idiinla yimaadda BLOCK + REPORT isu raaciya.
Mahadsanidiin awoowayaal🫡.
Masha Allah alle ayaa mahad leh manta faa, ido fiican ayee ku jiraan dadki aan cabsan marka suuqu hoos joogay 🚀🚀
Yeesan ku sameen haddal aan micnahaa lahen waxaan ku xaqiijinaa In aad 100% aad faa, ido samen dontid Insha allahu
1
6
742
Masha Allah manta waxaa filaa In la nimceestay oo xareerd baddan la cabaay.🚀🚀🚀🚀👀👀 ninka cabsanaayo suuqa soo gal marka uu cagaar noqo suuqa waan ku sugeenaye 🚀🚀
5
364
Farhan Nuur retweeted
youtube.com/@outseta
YouTube nah 500 aya u ka dhiman u gaarsiiya.
Azero ayaan galay 2 Malin ka hor qimaha waxa uu aha 0.38 aniga oo xalkisaa la socda hadda 0.51 marka ha dhagesan kuwaa suuqa ka cabsinaaya ee suuqa ka faa, ideeso 🚀
Balanteena waa shaqo🙏🙏
Enso waa Project fiican haddi aad jecesha waad ka qeebgali karta waxaa lagu qabana Coinlist👀👀👀 coinlist.co/enso?utm_source=…
1
145







