Warfa (@warfacrypto) header
Warfa (@warfacrypto) profile picture

Crypto trader & investor | Web3 | Blockchain Dev

Joined July 2024
Day 1 of Year 3 in crypto. The goal is no longer to chase pumps or predict every move. It’s to stay disciplined, manage risk, think long-term, and keep learning every day. Year 1 taught me painful lessons. Year 2 built my foundation. Year 3 is about consistency and execution.
🤖 Made with AI
26
53% waxaa kor u kacay sicirka suuqda badeecadaha ee loo badalay lacagaha dhigitaalka (Tokenation) ah oo gaadhay $6.1 bilyan oo dollar muddo ka yar hal wiig, waxaanay ka soo dhaqaaqday $4 bilyan.
2
40
Marka suuqu fursad ayuu bixiyaa, waxaan aaminsanahay inay wali fursad kale oo fiican uu samayn doono suuqu. Be ready, Be neutral always
25
12H ee u dambeeyey waxaa cirka loo diray dad ban oo suuqa kor ugu jir, ka dib markii hoos loo diray.. 🚨 Crypto Liquidations Last 24h 🚨 Bullish traders took the biggest hit — nearly 1B in longs gone as the market dipped. 👉 Lesson: Leverage kills without a plan
1
29
Without a plan, everything goes to waste.
15
**Somali Finance Club #SFC** Waxaan #sfc ku soo biiray bishii July 2024 muddadii aan ku jiray waxaan ka bartay aqoon aanan ku baran Jaamacadihii aan ka baxay. Waxaan u mahadnaqayaa hogaamiyaha space @somaliwhale oo aan ka dhigtey Role model. La soco waxaan ka bartey kobtan…
37
Waxaa la gali doonaa bull run cryptocurrencies waxanad ka sameyn karaa lacagtaad galiso lacago gaadhi kara 1x, 5x, 10x, 50x, iyo intii Ilaahay kaaga dhigaba.
17