Markastoo aan arko fariin dhankaaga
ka timid murug kastoo iheysa waxay
Isku bedesha farxad..!!🥺❤️🩹
28
Bal ka waran haduu nasiibku ku siiyo
Qof markaad ka carooto ku dhahaya
Mcn caradaada yeysan sababin
Kala tageena..!!🥺❤️
28
Hadii ay dhacdo in aan kaa fogaado
Oo aad cidlooto aamin waa mar aanan
Dunidan joogin oo aan dhintey😭💔
27
Ma garanayo si aan kugu sharaxo
jaceylka aan kuu qabo balse markaad
iga maqan tahay wax walba way iga
maqan yihiin..!!🥺❤️🩹😫
20
Waxa laga yaaba mararka qaar in aan
Kaa xanaaqo mararka qaar aan kulaso
Hadlin balse i aamin nafteyda kuma
Qanacdo ruux aan adiga ahayn.🥺❤️
11
Hadii aad dooneyso inaan keligaga kugu
ekaado ha i dareensiinin inaan qof kale
ubaahdo adigoo ii dhow😫❤️
7
Waxa idhihi jirtey hadii dadka oo idil kaa
tagaan aniga ayaa kula joogi doono balse
hada dadkii baad iga raacdey😭💔
11
Hadii aay maalin uun iweydiiyaan maalintii nolosheyda ugu farxada badneed waxaan xusi doona kulankeeni kowaad🥺❤️🫂
29
Dareenka aan ku qabo kuma xirna inaad iga maqan tahay ee waa kal gaceel cadeenaya in aanan kaa maarmi karin🔐❤️
15
Waxaad tahay qof keliya ee ifahma anigoon hadal idareensiya wehel dhaba daryeel iyo naxariis joogto ah waxaan kugu dareema deganaan duni adigaa iigu filan mcn🥺🫶❤️
15
Waxaad isiisey wax aan ubaahna oo dhan hppi iguma filna in aan ku dhaho waan ku jeclahay haday macquul tahay ii halmar ii ogolow inaan
ku dhaho waad mahadsan tahay<😩🔐❤️🩹
17
Ma aqaan xiliga ay ku beegan tahay geerideyda
balse inta aan noolahay ma arki doontid murugo
iyo wixi ka ag dhow..!!😩🔐❤️
43
Si kasto uyaraado wada hadalkeena wakhti
Yar aan kula qaato ayaa ii qurxiya maalintayda
Iyo habeenkayga oo idil<🥺❤️🩹
11
Ilaa hada waxaan kuu hayaa xiisihii quruxda badnaa ee uu xiriirkeenu ku bilowday mana bedeli doono ilaa dhamaadka noloshayda.!😩❤️
9
Waan ku raadiya markaan ooyo waayo adiga oo keliya ayaa yaqaana sida aad ilmadeyda ugu badasho iftiin<🥺❤️🫶
14
Shalay kuma garanayn laakiin maanta waxaad
Tahay qof ay nafteyda ka maarmeyn agtaada
Oo keliya ayaan farxad ku dareema nolosha
Macaankedana markaan adiga ku bartay ayaaan
Dhadhamiyey..!!🥺❤️🩹🫂
13
Weli kamaan weynaanin in aan dartaa u
ilmeeyo mar walba aad qalbigeyga kusoo
dhacdo waan ku ilmeeya..!!😢🫵❤️🩹
9
