IFIYE CENTER (@IfiyeCenter) header
IFIYE CENTER (@IfiyeCenter) profile picture

IFIYE Center is committed to empower the culture of reading, storytelling, creative writing and debates in Somali society, with particular focus on youth.

Somalia
Joined June 2016
Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)Photo by IFIYE CENTER (@IfiyeCenter)
Talaado (02 Abriil 2019, 3:30 PM - 6:00 PM), waxaa @IfiyeCenter marti ku ah Faadumo Axmed Caalim (Cureeji) oo inala wadaagi doonta waayo joogeedii waxbarashada dumarka Soomaalida, heerarkii ay soo martay iyo waliba sida ugu habboon ee dumarkaa waxbartay u jiheyn karaan bulshada.
7
21
3
68
Xarunta Ifiye waxa ay caawa marti galineysaa kulan Xus iyo Xasuus ah loo sameynayo Eebbe ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”. Kulanka waxaa lagu gorfeyn doonaa misna lagu soo bandhigi soonaa dhaxalkii uu Abwaanka ka tegay iyo aragtiyihii uu xambaarsanaa.
1
1
3
Waxaana si gaar ah isdultaag loogu sameyn doonaa waxa uu yiri iyo wixii laga yiri, maraxaladihii isbeddel ee noloshiisa, safarkii nabadda iyo halgankii uu ugu jiray in la helo ummad Soomaaliyeed oo gob ah.
1
Waxaa kulanka marti innoogu ah Rashiid Shiikh Cabdullaahi, abwaan Barre Maxamed Fiidow, abwaan Siciid Saalax Axmed, abwaan Maki Xaaji Banaadir, Senator Cusmaan Dubbe iyo Axmed Kimiko. Goobta: Hotel Jazeera, Muqdisho. Goorta: Khamiis 01 Sebtembar, 2022 | 6:30 Maqrabnimo.
Waxaana si gaar ah isdultaag loogu sameyn doonaa waxa uu yiri iyo wixii laga yiri, maraxaladihii isbeddel ee noloshiisa, safarkii nabadda iyo halgankii uu ugu jiray in la helo ummad Soomaaliyeed oo gob ah.
1
Waxaa kulanka marti innoogu ah Rashiid Shiikh Cabdullaahi, abwaan Barre Maxamed Fiidow, abwaan Siciid Saalax Axmed, abwaan Maki Xaaji Banaadir, Senator Cusmaan Dubbe iyo Axmed Kimiko. Goobta: Hotel Jazeera, Muqdisho. Goorta: Khamiis 01 Sebtembar, 2022 | 6:30 Maqrabnimo.
To deftly tackle the pressing national priorities, the Federal Government needs a calm period of at least two years between the center and the periphery. This country had seen enough of squabbles and sparring press statements. .@TheVillaSomalia should be wiser this time around. – at Somalia
2
4
22
This year, with guidance from the Ministry of Health and after consultations with our guests, colleagues & partners, we will be doing a drastically downsized, limited (guests & participants) edition of the MBF2021 on Dec 1, 2 & 3 Insha Allah.  #MBF2021
4
43
13
127
Xarunta IFIYE waxa ay kugu casuumeysaa xafladda bandhigga buugga "Aleel" Diiwaanka Suugaanta Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento) oo uu qoray Cabdirisaaq Xasan Jidhi. Goobta: Pizza House, Muqdisho. Goorta: Axad 24 Oktoobar 2021, 6:30 Maqrabnimo
2
12
60
Eebbe ha u naxariistee Dr Maxamed D. Afrax waxa uu ahaa aqoon yahan iyo qoraa halyey ah iyo haldoor la higsado. Geeridu waa xaq waxaa se tiiraanyada sii kordhinaya waa dayaca ka imaanaya goobihii baylahsanaa ee uu itaalkiisa gufayn jiray. Gaashaan biruu noo ahaa gocanayaa mooyi!
6
1
10
It's official! The annual book fair resumes for 2021. #MBF2021 will be held on Sept 29th, 30th & Oct 1st insha Allah. @Dahabshil @USAIDSomalia @Hormuud @hiiraan @daauusAgency @DalsanTv @unicefsomalia @BBCSomali @GoobjoogNews @sntvnews1 @HIPSINSTITUTE @IfiyeCenter #Access2Books
11
90
41
233
There is a book drought in Somalia. And we are building the first public library and innovation hub in Adado. #Education #Somalia #Design #Library
5
42
7
116
On to the 5th panel discussion of Day 1 of #MBF2019 . The topic of discussion for this panel is 'Power of Somali Poetry' And the panelist are: Mohamed Abdulqadir 'Stanza' Ibrahim Ahmed Ali Mohamed Hirsi With the moderation of Zaki Ali Gurey; Co-founder @IfiyeCenter
The First day of 5th annual Mogadishu Book Fair has been successfully concluded with 1600 attendees. If you have missed today make sure you don’t miss the next 2 days! #MBF2019
97
18
152
We are at the third panel discussion of Day 1. This panel will focus on 'The State of Somali Media' The panelist for this discussion are: Abdinur M. Ahmed Khalid Mohamed Said And Abdulaziz Billow And its being moderated by Aweis Gani; Co-founder of @IfiyeCenter #MBF2019
22
31
#MBF2019 Guests; Fartumo Kusow (@FKusow ) - novelist & educator with the Windsor Public Schools in Windsor, Canada and Nanjala Nyabola (@Nanjala1) - Writer, activist, @Harvard Law School alumna. #Mogadishu #Somali #Somalia #Books #Africa #AccessToLearning
#MBF2019 Guest: Mubarak 'Hadi' Saleban is an author, trainer, Co-founder of Pacific Human Development Center, Host of 'Buug & Fikrad' from Settle, Washington State. #BarAmaBaro
2
12
3
61
IFIYE CENTER retweeted
.@IfiyeCenter team in group photo with the leadership of @HIPSINSTITUTE ( @AnalystSomalia and @MursalSaney ) who, besides other committments, are also attending the @GaroweBookFair. #GIBF2019
1
17
3
90
Mogadishu based Ifiye Centre and Kismaayo based Maankulan Forum are also among the guest of #GIBF2019. Much bigger and better, bringing Somalis together. #GetInvolved
IFIYE CENTER retweeted
Very proud of this panel! Amazing speakers and agents of social change in #Somalia. #Day3 #KBF2019 @IfiyeCenter @BashiirSuuley @madashahaldoor @BaraarugBooks
8
1
19