Jamal Awale (@JamalAwale10) header
Jamal Awale (@JamalAwale10) profile picture

Admin Officer at @thejicenter, ICT Lecturer @JamhuriyaUniv and Former head of Admin @HanoAcademy. Retweets ≠ endorsements.

Joined July 2015
Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)Photo by Jamal Awale (@JamalAwale10)
𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛-𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐣𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 ayaa ka qayb-gashay kulan wadatashi qaran oo ku saabsan 𝐇𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐢𝐣𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 𝐆𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚, kaas oo ay magaalada Muqdisho ku qabatay Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada. Kulanka waxaa ka qayb galay wakiillo ka socday hay’adaha dowladda, Jaamacadaha iyo xarumaha waxbarashada sare, ganacsatada, ururrada bulshada rayidka ah iyo hay’adaha taageera horumarinta dalka. Ka qaybgalayaashu waxay dib u eegis ku sameeyeen dukumentiyada la diyaariyey, iyagoo soo jeediyey aragtiyo iyo talooyin lagu horumarinayo qaab-dhismeedka iyo qorshaha fulintiisa. Kulankan waxaa jaamacadda Jamhuuriya ku matalay Eng. Ayub Mohamud , Agaasimaha Digital Transformation and Institutional Branding iyo Eng. Jamal Awale, oo ka tirsan xarunta hal-abuurka ee Jamhuriya Incubation Center - JIC. Jaamacadda Jamhuuriya waxay soo dhaweynaysaa hindisahan qaran, waxayna diyaar u tahay inay ka qayb qaadato dhisidda hannaan mideysan oo lagu horumariyo, lagu qiimeeyo laguna aqoonsado xirfadaha dijitaalka ee bulshada Soomaaliyeed. #JUST #LifeAtJUST #JamhuriyaUniversity #DigitalSkills #DigitalTransformation #NationalDevelopment
1
114
How can businesses solve community problems, create jobs, & strengthen peace? Join @thejicenter for an insightful seminar on “Social Entrepreneurship for Peace”, featuring Mr. Ibrahim Isse Abdulle, MSMEs, Innovation & Digital Finance Expert. - Monday, 9 November 2026 at JIC Hall
1
3
85
@thejicenter successfully completed a 5-day #YBI Training of Trainers under the @iom_somalia - #BRMM Project, strengthening our capacity in entrepreneurship training and youth engagement. We thank the @SomaliaMolsa and @iom_somalia for facilitating the training. #YBI #JIC #IOM
1
3
36
Jamal Awale retweeted
Congratulations to Jamal Awale of @thejicenter - JIC on completing the Professional Training of Trainers under the YEPS II Project made possible in partnership with @jica_direct_en. Jamal looks forward to empowering others and contributing to the digital economy. 👏 @StrathU
1
3
275
Eng. Jamal Abdulkadir Mohamed @JamalAwale10, representing JIC, successfully completed a Professional ToT in Digital Marketing & E-commerce at @iLabAfrica - @StrathU under YEPS II, supported by @jica_direct_en and partners. Strengthening digital skills for Somalia’s youth.
1
2
64
𝐀𝐧𝐢𝐬𝐚, kusoo dhawoow Jaamacadda 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚! Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa Hafso Mohamed Osman , oo nala wadaagtay duruufihii 𝐀𝐧𝐢𝐬𝐚 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐍𝐮𝐮𝐫 ka hor istaagay waxbarashada muddo 4 sano ah, iyadoo weli qalbigeeda ku haysay inay aqoon iyo xirfadba ka barato Jaamacada Jamhuriya ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda gaar ahaan kulliyadda Computer and IT. Jaamacadda Jamhuuriya waxay si dhaqsa ah uga jawaabtay codsigaas, waxaana 𝐀𝐧𝐢𝐬𝐚 la siiyay deeq waxbarasho oo buuxda (𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩) si ay ugu soo biirto kulliyaddii ay ku riyoon jirtay. Waxaan u mahadcelineynaa Hafsa Mohamed Osman naxariisteeda iyo dadaalkeeda, waxaana rajeyneynaa in fursaddaan cusub ay Anisa u noqoto bilow cusub oo ay ku xaqiijiso riyadeeda. Anisa ku soo dhawoow qoyska Jaamacadda Jamhuriya ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda. Waxaan kuu rajeyneynaa guul iyo mustaqbal ifaya. #JUST #LifeAtJUST #admission #welcomeToJamhuriya
1
6
796
Congratulations to our Researchers 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐢𝐳𝐚𝐤 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐞, 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐥 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝, 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐞 & 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐀𝐝’𝐞𝐝 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 from Faculty of 𝐄𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐢𝐜𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 at Jamhuriya University of Science & Technology (JUST) for publication of their research paper titled "𝐎𝐯𝐞𝐫𝐜𝐨𝐦𝐢𝐧𝐠 𝐒𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐮𝐫𝐚𝐥 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐢𝐞𝐫𝐬: 𝐔𝐧𝐝𝐞𝐫𝐬𝐭𝐚𝐧𝐝𝐢𝐧𝐠 𝐭𝐡𝐞 𝐌𝐮𝐥𝐭𝐢-𝐃𝐢𝐦𝐞𝐧𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐢𝐞𝐫𝐬 𝐭𝐨 𝐖𝐨𝐦𝐞𝐧’𝐬 𝐄𝐧𝐭𝐫𝐞𝐩𝐫𝐞𝐧𝐞𝐮𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩 𝐢𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚" in Scopus indexed Journal of Taylor Francis- Cogent Business & Management Explore their groundbreaking findings here: doi.org/10.1080/23311975.202… #JUST #LifeAtJUST #JRC #FacultyofECOM
1
1
35
Honoured to join the @AECFAfrica's FIG-Somalia program funded by @EU_in_Somalia - reflecting on five years of impact & new pathways to expand finance access for Somali MSMEs. @thejicenter remains committed to empowering women, youth, and entrepreneurs. #Somalia #MSMEs
1
2
152
Congratulations to our Researcher 𝗝𝗮𝗺𝗮𝗹 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗸𝗮𝗱𝗶𝗿 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 from Jamhuriya Incubation Center - JIC, at Jamhuriya University of Science & Technology (JUST) for publication of His research paper titled “𝗛𝗼𝘄 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱'𝘀 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽 𝗖𝗵𝗮𝘁𝗯𝗼𝘁 𝗦𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲𝘀 𝗜𝗻𝗳𝗹𝘂𝗲𝗻𝗰𝗲 𝗖𝘂𝘀𝘁𝗼𝗺𝗲𝗿 𝗲𝘅𝗽𝗲𝗿𝗶𝗲𝗻𝗰𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗟𝗼𝘆𝗮𝗹𝘁𝘆: 𝗨𝘀𝗶𝗻𝗴 𝗦𝘁𝗿𝘂𝗰𝘁𝘂𝗿𝗮𝗹 𝗘𝗾𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗹𝗶𝗻𝗴” in Scopus indexed Journal of Mathematical Modelling of Engineering Problems Explore their groundbreaking findings here: iieta.org/journals/mmep/pape… #JUST #LifeAtJUST #JRC #JIC #FacultyofECOM
1
2
37
Jamal Awale retweeted
I’m honored to attend the 𝐄𝐧𝐭𝐫𝐞𝐩𝐫𝐞𝐧𝐞𝐮𝐫𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥𝐬 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭: 𝐀𝐰𝐚𝐫𝐝𝐬 & 𝐄𝐱𝐩𝐨 an event dedicated to empowering Somali youth entrepreneurs and professionals with essential skills & opportunities for job creation. @thejicenter
7
12
777
Sawirro: Maalinka 𝟏𝐚𝐚𝐝 ee Munaasabadda 𝐓𝐨𝐝𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚 ee soo nooleynta Hiddaha, Dhaqanka suuban iyo Afkeenna Hooyo ayaa ka qabsoomay xarunta labaad ee jaamacadda waxaana lagu soo bandhigay tartamo kala duwan oo xiiso gooni ah lahaa. #JUST #LifeAtJUST #TodobaadkaJamhuuriya2024 #JWeek
1
1
1
6
309
Our 3rd batch of our #Entrepreneurship Course presented outstanding business plans, reflecting dedication & innovation. Kudos to our talented young entrepreneurs for turning dreams into reality. Special thanks to the committee for their valuable guidance. #BusinessPlan #startups
2
3
132
We recently launched Cohort 2 of our Employability Skills Program, which is designed to enhance the employability and job search skills of young people. In this program, they will learn about CV writing, interview techniques, job search procedures, time management, and more. #CV
1
2
73
At @thejicenter, we’re proud to share the inspiring journey of our student, Rakia. Who completed our Graphic Design & #Freelancing course. Rakia chose this path to work independently & has now transformed her small portfolio into a budding company. youtu.be/-GeQIeCiFn4 #JIC
2
4
151
The Entrepreneurship Program's 3rd batch completed its 1st phase with a successful business idea pitching session, featuring market & socially responsive ideas. Gratitude was extended to the trainers and judges for their pivotal roles. 1/1
1
1
2
83
I'm grateful to be #HodanNalayehScholarship graduates, a wonderful journey with new experiences. Being a beneficiary brings me immense joy and gratitude. Thanks @DrSadiyoSiad, @HanoAcademy and @SomaliSTEM for this opportunity. @HodanTV @IntegrationTV #HodanNaleyah #Hodan
Discover Jamal Abdulkadir Mohamed's inspiring STEM journey as a Hodan Naaleeye scholarship recipient! Witness his dedication and determination in action. Watch his video now: youtu.be/SE9Ab_k66i8?si=IaLK… #SomaliSTEM #STEMAmbition #HodanNaaleeye #InspiringJourney
2
120
Meet Abdirahman, a dynamic entrepreneur who graduated from our #Entrepreneurship Program Batch 2. With a passion for impactful change, he founded Nora Store, offering a wide range of products from children's to skincare. Join us in celebrating his journey! youtu.be/r7L6DNr1GBo
1
2
64
Our recent "IoT: Hands-On Workshop" was a huge success. Participants explored IoT concepts, microcontrollers, & sensors, then dove into hands-on projects, bringing IoT ideas to life. A special thanks to all attendees for their enthusiasm. #IoT #HandsOn #TechLearning #IoTApps
1
5
303
If you are one of the young individuals who have applied to our Employability Skills Program, kindly check your email. We extend our best wishes to you for success in the upcoming stages of the application process. #EmployabilitySkills #Employment #Skills #Employee #JUST #JIC
1
3
97
ARAGTI & TALOOYIN Waxaan caawa markhaati iyo goob-joog u nahay in dowladda Itoobiya uu dhab ka yahay dagaalka ay Soomaaliya kul jirto. Arrinkaas waxaa caddeyn u ah ka baaqsashada shirka IGAD(Uganda 18 Jan.2024) ee lagu balamlnsanaa. Dhanka kale,dhibaatada jirta waxay tahay, dowladda Soomaaliya dhab ka ma ahan weli dagaalka lagu difaacaayo midnimada iyo madax bannaanida Dalkeena. Haddba,waxaan soo jeedinayaa in Madaxweenaha JFS @HassanSMohamud @TheVillaSomalia @SomaliPM @HamzaAbdiBarre uu qaado tallaabooyinka soo socda:- 1: in uu si degdeg ah u magacaabo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda. 2: Wasiirka Wasaaradda Amniga. 3: In uu si deg-deg ah ugu magacaabo Wasaaradda Gaashaandhigga Wasiir cusub oo la jaanqaadi kara duruufaha amni ee Dalka soo wajahay. 4: In si toos ah xiriirka loogu jaro Dowladda Itoobiya 5: In aan si deg-deg ah Ciidamo weydiisano dowladaha saxiibada la ah Soomaaliya sida,Turkey 🇹🇷, Egypt 🇪🇬 iyo Eritrea 🇪🇷 si ay u beddelaan kuwa Itoobiya. SOOMAALIYA HANNOOLAATO #EthiopiaStayInYourBorders #BoycottEthiopianAirlines #SomaliaBelongsToSomalis #NotAnInch
185
132
26
547
73,093