
Admin Officer at @thejicenter, ICT Lecturer @JamhuriyaUniv and Former head of Admin @HanoAcademy. Retweets โ endorsements.
Joined July 2015
- Tweets408
- Following674
- Followers175
- Likes875
Jamal Awale retweeted
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐-๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ญ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ayaa ka qayb-gashay kulan wadatashi qaran oo ku saabsan ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ iyo ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐, kaas oo ay magaalada Muqdisho ku qabatay Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyada.
Kulanka waxaa ka qayb galay wakiillo ka socday hayโadaha dowladda, Jaamacadaha iyo xarumaha waxbarashada sare, ganacsatada, ururrada bulshada rayidka ah iyo hayโadaha taageera horumarinta dalka. Ka qaybgalayaashu waxay dib u eegis ku sameeyeen dukumentiyada la diyaariyey, iyagoo soo jeediyey aragtiyo iyo talooyin lagu horumarinayo qaab-dhismeedka iyo qorshaha fulintiisa.
Kulankan waxaa jaamacadda Jamhuuriya ku matalay Eng. Ayub Mohamud , Agaasimaha Digital Transformation and Institutional Branding iyo Eng. Jamal Awale, oo ka tirsan xarunta hal-abuurka ee Jamhuriya Incubation Center - JIC.
Jaamacadda Jamhuuriya waxay soo dhaweynaysaa hindisahan qaran, waxayna diyaar u tahay inay ka qayb qaadato dhisidda hannaan mideysan oo lagu horumariyo, lagu qiimeeyo laguna aqoonsado xirfadaha dijitaalka ee bulshada Soomaaliyeed.
#JUST #LifeAtJUST #JamhuriyaUniversity #DigitalSkills #DigitalTransformation #NationalDevelopment
Jamal Awale retweeted
How can businesses solve community problems, create jobs, & strengthen peace? Join @thejicenter for an insightful seminar on โSocial Entrepreneurship for Peaceโ, featuring Mr. Ibrahim Isse Abdulle, MSMEs, Innovation & Digital Finance Expert.
- Monday, 9 November 2026 at JIC Hall
Jamal Awale retweeted
@thejicenter successfully completed a 5-day #YBI Training of Trainers under the @iom_somalia - #BRMM Project, strengthening our capacity in entrepreneurship training and youth engagement. We thank the @SomaliaMolsa and @iom_somalia for facilitating the training.
#YBI #JIC #IOM
Jamal Awale retweeted
Congratulations to Jamal Awale of @thejicenter - JIC on completing the Professional Training of Trainers under the YEPS II Project made possible in partnership with @jica_direct_en.
Jamal looks forward to empowering others and contributing to the digital economy. ๐
@StrathU
Jamal Awale retweeted
Eng. Jamal Abdulkadir Mohamed @JamalAwale10, representing JIC, successfully completed a Professional ToT in Digital Marketing & E-commerce at @iLabAfrica - @StrathU under YEPS II, supported by @jica_direct_en and partners. Strengthening digital skills for Somaliaโs youth.
Jamal Awale retweeted
๐๐ง๐ข๐ฌ๐, kusoo dhawoow Jaamacadda ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐๐!
Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa Hafso Mohamed Osman , oo nala wadaagtay duruufihii ๐๐ง๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ka hor istaagay waxbarashada muddo 4 sano ah, iyadoo weli qalbigeeda ku haysay inay aqoon iyo xirfadba ka barato Jaamacada Jamhuriya ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda gaar ahaan kulliyadda Computer and IT.
Jaamacadda Jamhuuriya waxay si dhaqsa ah uga jawaabtay codsigaas, waxaana ๐๐ง๐ข๐ฌ๐ la siiyay deeq waxbarasho oo buuxda (๐
๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ) si ay ugu soo biirto kulliyaddii ay ku riyoon jirtay.
Waxaan u mahadcelineynaa Hafsa Mohamed Osman naxariisteeda iyo dadaalkeeda, waxaana rajeyneynaa in fursaddaan cusub ay Anisa u noqoto bilow cusub oo ay ku xaqiijiso riyadeeda.
Anisa ku soo dhawoow qoyska Jaamacadda Jamhuriya ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda. Waxaan kuu rajeyneynaa guul iyo mustaqbal ifaya.
#JUST #LifeAtJUST #admission #welcomeToJamhuriya
Jamal Awale retweeted
Congratulations to our Researchers ๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐๐ค ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐, ๐๐๐ฆ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, ๐๐๐๐ข๐ค๐๐ง๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ & ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐โ๐๐ ๐๐ก๐ฆ๐๐ from Faculty of ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ at Jamhuriya University of Science & Technology (JUST) for publication of their research paper titled "๐๐ฏ๐๐ซ๐๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ ๐๐ญ๐ซ๐ฎ๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ซ๐ข๐๐ซ๐ฌ: ๐๐ง๐๐๐ซ๐ฌ๐ญ๐๐ง๐๐ข๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ข-๐๐ข๐ฆ๐๐ง๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ซ๐ข๐๐ซ๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐จ๐ฆ๐๐งโ๐ฌ ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐" in Scopus indexed Journal of Taylor Francis- Cogent Business & Management
Explore their groundbreaking findings here: doi.org/10.1080/23311975.202โฆ
#JUST #LifeAtJUST #JRC #FacultyofECOM
Jamal Awale retweeted
Honoured to join the @AECFAfrica's FIG-Somalia program funded by @EU_in_Somalia - reflecting on five years of impact & new pathways to expand finance access for Somali MSMEs.
@thejicenter remains committed to empowering women, youth, and entrepreneurs.
#Somalia #MSMEs
Jamal Awale retweeted
Congratulations to our Researcher ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐น ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ from Jamhuriya Incubation Center - JIC, at Jamhuriya University of Science & Technology (JUST) for publication of His research paper titled โ๐๐ผ๐ ๐๐ผ๐ฟ๐บ๐๐๐ฑ'๐ ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ ๐๐ต๐ฎ๐๐ฏ๐ผ๐ ๐ฆ๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ฐ๐ฒ๐ ๐๐ป๐ณ๐น๐๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐๐๐๐๐ผ๐บ๐ฒ๐ฟ ๐ฒ๐
๐ฝ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ผ๐๐ฎ๐น๐๐: ๐จ๐๐ถ๐ป๐ด ๐ฆ๐๐ฟ๐๐ฐ๐๐๐ฟ๐ฎ๐น ๐๐พ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ ๐ผ๐ฑ๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐ดโ in Scopus indexed Journal of Mathematical Modelling of Engineering Problems
Explore their groundbreaking findings here: iieta.org/journals/mmep/papeโฆ
#JUST #LifeAtJUST #JRC #JIC #FacultyofECOM
Jamal Awale retweeted
Iโm honored to attend the ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ๐ฌ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ: ๐๐ฐ๐๐ซ๐๐ฌ & ๐๐ฑ๐ฉ๐จ an event dedicated to empowering Somali youth entrepreneurs and professionals with essential skills & opportunities for job creation.
@thejicenter
Jamal Awale retweeted
Sawirro: Maalinka ๐๐๐๐ ee Munaasabadda ๐๐จ๐๐๐จ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ee soo nooleynta Hiddaha, Dhaqanka suuban iyo Afkeenna Hooyo ayaa ka qabsoomay xarunta labaad ee jaamacadda waxaana lagu soo bandhigay tartamo kala duwan oo xiiso gooni ah lahaa.
#JUST #LifeAtJUST #TodobaadkaJamhuuriya2024 #JWeek
Jamal Awale retweeted
Our 3rd batch of our #Entrepreneurship Course presented outstanding business plans, reflecting dedication & innovation. Kudos to our talented young entrepreneurs for turning dreams into reality. Special thanks to the committee for their valuable guidance. #BusinessPlan #startups
Jamal Awale retweeted
We recently launched Cohort 2 of our Employability Skills Program, which is designed to enhance the employability and job search skills of young people. In this program, they will learn about CV writing, interview techniques, job search procedures, time management, and more. #CV
Jamal Awale retweeted
At @thejicenter, weโre proud to share the inspiring journey of our student, Rakia. Who completed our Graphic Design & #Freelancing course.
Rakia chose this path to work independently & has now transformed her small portfolio into a budding company. youtu.be/-GeQIeCiFn4
#JIC
Jamal Awale retweeted
The Entrepreneurship Program's 3rd batch completed its 1st phase with a successful business idea pitching session, featuring market & socially responsive ideas. Gratitude was extended to the trainers and judges for their pivotal roles. 1/1
Jamal Awale retweeted
Meet Abdirahman, a dynamic entrepreneur who graduated from our #Entrepreneurship Program Batch 2. With a passion for impactful change, he founded Nora Store, offering a wide range of products from children's to skincare. Join us in celebrating his journey! youtu.be/r7L6DNr1GBo
Jamal Awale retweeted
Our recent "IoT: Hands-On Workshop" was a huge success. Participants explored IoT concepts, microcontrollers, & sensors, then dove into hands-on projects, bringing IoT ideas to life. A special thanks to all attendees for their enthusiasm. #IoT #HandsOn #TechLearning #IoTApps
Jamal Awale retweeted
If you are one of the young individuals who have applied to our Employability Skills Program, kindly check your email. We extend our best wishes to you for success in the upcoming stages of the application process.
#EmployabilitySkills #Employment #Skills #Employee #JUST #JIC
Jamal Awale retweeted
ARAGTI & TALOOYIN
Waxaan caawa markhaati iyo goob-joog u nahay in dowladda Itoobiya uu dhab ka yahay dagaalka ay Soomaaliya kul jirto.
Arrinkaas waxaa caddeyn u ah ka baaqsashada shirka IGAD(Uganda 18 Jan.2024) ee lagu balamlnsanaa.
Dhanka kale,dhibaatada jirta waxay tahay, dowladda Soomaaliya dhab ka ma ahan weli dagaalka lagu difaacaayo midnimada iyo madax bannaanida Dalkeena.
Haddba,waxaan soo jeedinayaa in Madaxweenaha JFS @HassanSMohamud @TheVillaSomalia @SomaliPM @HamzaAbdiBarre uu qaado tallaabooyinka soo socda:-
1: in uu si degdeg ah u magacaabo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda.
2: Wasiirka Wasaaradda Amniga.
3: In uu si deg-deg ah ugu magacaabo Wasaaradda Gaashaandhigga Wasiir cusub oo la jaanqaadi kara duruufaha amni ee Dalka soo wajahay.
4: In si toos ah xiriirka loogu jaro Dowladda Itoobiya
5: In aan si deg-deg ah Ciidamo weydiisano dowladaha saxiibada la ah Soomaaliya sida,Turkey ๐น๐ท, Egypt ๐ช๐ฌ iyo Eritrea ๐ช๐ท si ay u beddelaan kuwa Itoobiya.
SOOMAALIYA HANNOOLAATO
#EthiopiaStayInYourBorders
#BoycottEthiopianAirlines
#SomaliaBelongsToSomalis
#NotAnInch
Jamal Awale retweeted
Two graduates of our #University @JamhuriyaUniv on the 8th #Convocation.
Building a strong society.
@astaanmedia
#Empowerment #graduation #JUST #Somalia
























































