Insane heightmog
Caros compatriotas,
Estamos em Moscovo, a convite do Presidente da Federação da Rússia, Vladimir Putin, para participar na 3.ª Cimeira Rússia–África. Esta presença reflecte a importância que atribuímos ao diálogo, à cooperação e ao fortalecimento das relações entre Moçambique, a Federação da Rússia e os países africanos.
À margem desta agenda, participámos hoje na 8.ª Cimeira do Fórum dos Países Exportadores de Gás, onde defendemos que os recursos energéticos devem gerar desenvolvimento para os nossos povos e fortalecer a cooperação entre as nações.
#Vamostrabalhar
Moey Malabani retweeted
WADA-HADAL SIYAASADEED OO HEER SARE AH – SOMALILAND IYO HIIRAAN
Waxaan wada-hadal siyaasadeed oo muhiim ah la yeeshay Hoggaamiyaha Hiiraan State, ahna shakhsiyadda ugu miisaanka culus hoggaanka xoogagga mucaaradka ku ah maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Waa hoggaamiye leh miisaan siyaasadeed, go’aan-adayg iyo saamayn ballaadhan, isla markaana door udub-dhexaad ah ku leh hoggaaminta mucaaradka iyo difaaca danaha shacabka reer Hiiraan.
Wada-hadalkayagu wuxuu si gaar ah diiradda u saaray sidii Jamhuuriyadda Somaliland iyo shacabkeedu kaalin macno leh uga geysan lahaayeen xaqiijinta caddaaladda, sinnaanta, xasilloonida, nabadda, deris-wanaagga iyo ka hortagga dulmiga, talo-xumada iyo gobannimo-la’aanta.
Sidoo kale, waxaan soo dhoweynayaa kulanka dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo Danjire Cabdillaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe). Waxaan kulankaasi u arkaa tallaabo muhiim u ah wada-hadalka siyaasadeed, is-fahamka iyo horumarinta xidhiidhka ku dhisan danaha wadajirka ah, nabadda iyo xasilloonida gobolka.
Dhankayga, waxaan ballanqaadayaa in madasha Voice of Horn iyo barnaamijka Waayo-Arag & Waayaha Maanta ay door muuqda ka qaadan doonaan gudbinta aragtida siyaasadeed, tabashooyinka iyo danaha shacabka reer Hiiraan.
Waxaan sidoo kale ballanqaadayaa inaan madashayada u furi doono hoggaanka siyaasadeed iyo bulshada reer Hiiraan, si ay u soo bandhigaan mowqifyadooda, una gaadhsiiyaan bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamka.
Waxaa naga go’an inaan si joogto ah uga qaybqaadanno doodaha ku saabsan caddaaladda, sinnaanta, nabadda, xasilloonida, deris-wanaagga iyo xaqiijinta xuquuqda siyaasadeed ee shacabka reer Hiiraan, annagoo ilaalinayna madaxbannaanida madashayada iyo mabaadi’da saxaafadda masuulka ah.
Suldaan Abdikariim Farah Waayo-Arag
Voice of Horn | Waayo-Arag & Waayaha Maanta
Moey Malabani retweeted
Xawaadle 🤝 Isaaq?
Sambalooshe ayaa sheegay inuu Imaaraadka kula soo kulmay Madaxweyne Cirro ayna ka wada hadleen inuu taageero beesha Xawaadle iyo halgankeeda dhismaha maamul-gobolleed oo heer jabhadayn ah la geli kara.
Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli Somaliland ku doodayso in Xasan dhankiisa jabhado ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolladeeda, si gaar ah Laascaanood, waa sida xukuumaddu marar badan sheegtaye.
Dadka siyaasadda falanqeeya ayaa qaba inay habboon tahay in Madaxweyne Cirro uu gacan geliyo siyaasadda koonfurta.
Mohamed Yusuf Bakayle.
Moey Malabani retweeted
African dictators used to be crazy. Nigga ate people, had 48 children, came from the village of AURA, killed Netanyahu’s brother, expelled all Indians, invaded Tanzania and lived the rest of his life in Saudi luxury. Now they’re fat old retarded and get molested by IMF loansharks
Moey Malabani retweeted
Free her
She groomed and raped a 14 year old kid she met as his therapist in a juvenile detention center, and continued to bang him until he was 17.
We talk about the 50-100 teachers who make the news each year. But there are 1000’s of women in other professions or who just happen to live in the neighborhood raping teens too. And no one will ever know about them.
This shit killing me 😭
‘You Will Suffer And Cry’: Ilhan Omar Taunts Trump With Venomous Somali Hip-Hop Diss Track
freebeacon.com/issues/you-wi…
Somalis had a Crazy Glow up on Twitter from Most Hated racist Trolls to Beloved anti-Institutional Revolutionaries and The Kings of all Black People and Third Worlders
#ThankYouDonaldTrump
Coz he know his black ahh next if it happens
🇸🇴
Ranking of the oldest cities in Africa:
🇪🇬 Faiyum, Egypt: 2181 BCE
🇪🇬 Luxor, Egypt: 2150 BCE
🇲🇦 Tangier, Morocco: 800 BCE
🇸🇴 Zeila, Somalia: 700 BCE
🇪🇬 Aswan, Egypt: 650 BCE
🇩🇿 Constantine, Algeria: 600 BCE
🇱🇾 Benghazi, Libya: 525 BCE
🇪🇷 Mendefera, Eritrea: 500 BCE
🇪🇬 Alexandria, Egypt: 332 BCE
🇸🇴 Mogadishu, Somalia: 200 BCE
Source: oldest. org




































