Shacbi (@ShacbiA) header
Shacbi (@ShacbiA) profile picture

☪️ 🇸🇴

Somalia
Joined March 2018
Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)Photo by Shacbi (@ShacbiA)
Nabi Maxamed N.N.K.H waa rasuulkii Alle.
12
35
1
263
Ranking of the oldest cities in Africa: 🇪🇬 Faiyum, Egypt: 2181 BCE 🇪🇬 Luxor, Egypt: 2150 BCE 🇲🇦 Tangier, Morocco: 800 BCE 🇸🇴 Zeila, Somalia: 700 BCE 🇪🇬 Aswan, Egypt: 650 BCE 🇩🇿 Constantine, Algeria: 600 BCE 🇱🇾 Benghazi, Libya: 525 BCE 🇪🇷 Mendefera, Eritrea: 500 BCE 🇪🇬 Alexandria, Egypt: 332 BCE 🇸🇴 Mogadishu, Somalia: 200 BCE Source: oldest. org
106
356
86
2,972
312,708
Gunnimo weynaa.
Dhulka gacanta #Somalida ka baxay oo qowmiyado kale maanta ka taliyaan. Duullaan baa innaga iyo dhulkeena lagu yahay maalinba in baa la qabsanayaa, weliba intii aynu facebook wax ku qorqoraynay ayaa xataa degaanada canfartu inaga haysato badankood la qabsaday Haddaan sidan wax laga baddelin magaalooyin waaween oo maanta Somali ku jira ayaa shisheeye ka talin doona. Bal inta aan ogahay aan taxo; Jinacsani= waxaa qabsaday Oromo Ajersagora= Oromo Gursum= Oromo Bambaas = Oromo Baabili = Oromo Harar= isir been abuur ah oo Harari la yiraahdo Dirdhabe = oromo Ordo= Oromo Hawaday= oromo Dadaar = Oromo Galamsiyo= oromo Kombulsho= Oromo Hara-webi = Oromo Jiro= Oromo Dhangago= Oromo Cadaytu = Canfar Hooyaale = Canfar Cundhufo = Canfar Dhanaan-weere = Canfar Garba ciise = Canfar Hawaas = Canfar. Xigasho: Mohamed Said Xoday
1
333
Nolosha oo dhan waa laba Aayadood “ فَمَنِ اتَّبَعَ هُدَايَ فَلا يَضِلُّ وَلا يَشْقَى” Qofkii raaca hanuunkayga ma dhumi doono mana murugoon doono “ ومن أعرض عن ذكري فإنّ له معيشة ضنكا” Ruxii ka jeedsada xuskayga waxa u ahaaday nolol cidhiidhi ah.
2
7
19
790
%100
34
41
1
778
19,375
Tallaabooyin boogaadin mudan.
📢Effective immediately: 1️⃣ #Ethiopian Ambassador to #Somalia, Mukhtar Mohamed Ware, has been informed to depart the country within the next 72 hrs. 2️⃣ #Ethiopia's Consulates General in #Hargeisa & #Garowe are to be closed within a period of 7 days. 🔗➡web.mfa.gov.so/wp-content/up…
1
2
623
Shalay waxay u arkeen koox argagixisa ah maanta kaabul ayay isku shubaayaan si ay ula kulmaan taalibaan . Haddii aad awood leedahay waa lagu ixtiraami waxaad tahayba haddii kalana waxaa laguu la dhaqmi sida dowlada federaalka Soomaaliya 😉.
59
31
2
785
29,669
" Buur ahaw ama buur ku tiirsanaw " Be a mountain ⛰ or lean on one.
“Be a mountain or lean on one,” - reaction by a Somali minister on signing Defense and Agreement with Turkey
1
285
The Federal Government of #Somalia strongly opposes the recent statement from the Executive Secretary of #IGAD, deeming it biased towards the #Ethiopian Government. We call on the Executive Secretary to immediately apologize, withdraw the statement and take appropriate action.
172
461
138
1,160
289,106
Remember the names of these child killers🚨🇺🇸🇬🇧🇪🇺🇮🇱
2,579
24,553
754
46,594
1,088,474
Saxiix
7
30
1
375
13,329
The Ministry of Education has announced that it is hiring 3,000 new teachers for public schools across the country. #Somalia
3
12
2
66
6,760
Another major milestone for Somalia next week! Somalia will receive debt relief as it’s expected to reach the Completion Point under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative. International financial institutions to meet in D.C. reuters.com/world/africa/imf…
6
16
2
37
3,931
Do you agree?
17,385
65,537
2,908
161,913
6,749,217
"Quran opens the Hearts & Minds but first you need to open the Quran." ❤️
10
41
1,161
5
227
1
1,210
85,283
والقمر قدرناه منازل حتى عاد كالعرجون القديم العرجون : laanta miraha timirta ay ku taxanyihiin , markay qoraxda ku dhacdo sidii qaansada ayay godataa muuqaal ahaana u eg dayaxa marka u bil noqdo oo kamid ah manaazisha dayaxa.
7
11
243
7,545
Share what you have with someone who has less than you. Use the Almighty’s Blessings wisely and try to cut back on some luxuries and things you don’t need. He will grant you much more.
122
3,518
40
14,859
551,226
"يا وَيلَتى لَيتَني لَم أَتَّخِذ فُلانًا خَليلًا" مع أن حياته فيها الكثير من لحظات الندم لكن أعظم ندم يوم القيامة سيكون من صحبة السوء لما للصحبة من أثر بالغ على مصير الانسان إما إلى جنة أو نار (فاختر لك ولأبنائك .. أفضل صحبة )
13
245
4
1,109
45,544