Mostaf Said ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mustafe310) header
Mostaf Said ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@mustafe310) profile picture

DG Ministry of Public Works,Transportation and Reconstruction: Waqooyi Bari State Somalia PA B,ed, MBA, lucturer, social and political activist

Earth of allah
Joined August 2015
Waxan taba bar ufurnay saraakiisha Wasaaradda, Nidaamka Maaraynta iyo Kaydka Xogta (TMIS) ee diiwaangelinta iyo summadaynta gaadiidka si kor loogu qaado xifadooda. Mustafe Siciid Faarax Agaasimaha Guud Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib-u-dhiska Waqooyi Bari Soomaaliya
1
116
Waxan Hambalyo u diray Bulashada Waqooyi bari munaasabadda Sanad-guuradii 1-aad ee aasaaska Dawladda Waqooyi Bari. Waxaan u rajayn shacabka Waqooyi Bari midnimo xasilooni iyo hurmar waara dawladnimada aan haysano aan ku fara adaygno #happyanniversary30july #WaqooyiBari
1
1
74
Waxan maanta ka qaayba galay shirka isku duwidda arimaha horumarinta iyo bai' aadannimada,ee soo qaban qaa isay Wasaaradda Qorshaynta Somalia Waxan shirka lawadagay arimaha hortebinta u leh waqooyi bari sida dhisida kaabayasha dhaqalaha sida wadooyinka iyo dekadaha
1
51
Hambalyo dhamaan ummada soomaliyeed Sanad Guuraddii 66aad Ee kasoo wareegtay 1-da Luulyo 1960 wa milintii midnimada iyo wadajirka. Waxan soomaaliya u rajayn xasilooni iyo hurumar inta dunidu jirto
189
Nin oday ah oo taarikho badan haya aya waxa uu Abtiriyey Axmed guray Abtiriska Immaamkuna waakan: AXMED IBRAAHIM XAMAR GALE, DHIDHIIN , WARMEEKE, WARMOOGE , WARSANGELI, MAXAMUUD , HARTI.
95
Congratulation somali national army for 66th anniversary , i have strong ambitiuos to rebuilding again the snake eaters. #Somalia can reach what they did before a leadership that creat hope and confidence for Somalia nation
1
67
Bulshada waxay martaa 4 marxaladood 1: maalmo adag waxa soo baxa Raga kiisa adag 2: Ragaas adag waxay ka tagaan barwaaqo iyo xasilooni. 3: xiliga barwaaqada lagu jiro waxa xoogaysta raga kiisa liita 4: Raga kiisa liita waxay dadka dib ugu ceshaan maalmo dhib iyo mashaqo badan.
1
48
ูƒุฑุฑู‡ุง ุซู„ุงุซ ู…ุฑุงุช: "ุงู„ู„ู‡ู… ู„ุง ุชุฌุนู„ู†ูŠ ู…ู…ู† ูŠู†ุณุงูƒ ููŠ ู†ุนู…ุชู‡ ูˆู„ุง ูŠุฐูƒุฑูƒ ุฅู„ุง ููŠ ุดุฏุชู‡ุŒ ูˆุฃุฌุนู„ู†ูŠ ู‚ุฑูŠุจุงู‹ ู…ู†ูƒ ุดุงูƒุฑุงู‹ ู„ูƒ ููŠ ูƒู„ ุงู„ุธุฑูˆู."
19
Xaaladdada dhex dhexaadka ah of ayaanan haysan Ee iillahay ugu mahadnaq
1
40