Waxan taba bar ufurnay saraakiisha Wasaaradda, Nidaamka Maaraynta iyo Kaydka Xogta (TMIS) ee diiwaangelinta iyo summadaynta gaadiidka si kor loogu qaado xifadooda.
Mustafe Siciid Faarax
Agaasimaha Guud
Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib-u-dhiska
Waqooyi Bari Soomaaliya
1
116
Waxan Hambalyo u diray Bulashada Waqooyi bari munaasabadda Sanad-guuradii 1-aad ee aasaaska Dawladda Waqooyi Bari.
Waxaan u rajayn shacabka Waqooyi Bari midnimo xasilooni iyo hurmar waara
dawladnimada aan haysano aan ku fara adaygno
#happyanniversary30july
#WaqooyiBari
Waxan maanta ka qaayba galay shirka isku duwidda arimaha horumarinta iyo bai' aadannimada,ee soo qaban qaa isay Wasaaradda Qorshaynta Somalia
Waxan shirka lawadagay arimaha hortebinta u leh waqooyi bari sida dhisida kaabayasha dhaqalaha sida wadooyinka iyo dekadaha
1
51
Meeting with Ministry team
linkedin.com/posts/mostaf-sa…
" لو حكمت النساء العالم سوف تختفي الحروب , وتبقى ساعات طويلة من الجدال الحاد والثرثرة الطويلة"
-روبن ويليامز
1
41
Hambalyo dhamaan ummada soomaliyeed Sanad Guuraddii 66aad Ee kasoo wareegtay 1-da Luulyo 1960 wa milintii midnimada iyo wadajirka.
Waxan soomaaliya u rajayn xasilooni iyo hurumar inta dunidu jirto
189
I had an Important meeting with all staff of the Ministry of Public Works , Transportation and Reconstruction in Lasanood waqooyi Bari state Somalia
facebook.com/share/p/14bic25…
83
Nin oday ah oo taarikho badan haya aya waxa uu Abtiriyey Axmed guray
Abtiriska Immaamkuna waakan:
AXMED IBRAAHIM XAMAR GALE, DHIDHIIN , WARMEEKE, WARMOOGE , WARSANGELI, MAXAMUUD , HARTI.
95
Congratulation somali national army for 66th anniversary , i have strong ambitiuos to rebuilding again the snake eaters.
#Somalia can reach what they did before a leadership that creat hope and confidence for Somalia nation
1
67
Dagaalka bariga dhexe ka socda wax badan ayuu ka bedeli kara hab dhaqan dhaqaalaha bulshada soomaaliyeed .
Halka madaxdii soomaliyeed dano gaara iyo sidey xilka usii joogi lahayeen ku mshquulsanyihiin.
Soomaali illahay ayaa u maqan
30
Mostaf Said 🇸🇴 retweeted
Ethiopia's spymaster is in Mogadishu for undisclosed consultation regarding the current crisis in the region. A stable Somalia is in the interest of Addis for several reasons: First, Addis and Mogadishu will always live together. The only question is how? The UAE and the promoters of the "axis of secessionism" will stay in the region seasonally, not permanently. For example, ten years ago, the UAE was not as active in the Horn of Africa Region as it is today. The same could happen soon, and we could see the UAE packing and leaving the region, or perhaps supporting other armed groups in northern Ethiopia; this scenario is very probable given the history of the eccentric rulers of the UAE.
Another fact is sociological. Ethiopia, with 10 million Somalis in the Somali Regional State of Ethiopia, has also more than 60 million Ethiopians (Sunni) Muslism, thus making Islam the largest faith (Christianity is split into Orthodox, Evangelical, and Catholic denominations; otherwise the two religions would have been 50/50). Given these facts, Ethiopia's future economic development and stability rest not on drones supplied by the UAE, but internal cohesion buttressed by an enduring relationship with stable Somalia, which has about 22 million Sunni Muslims spread out along the long stretches of the Gulf of Aden and the Indian Ocean. A peaceful relationship among the states in the region gives to all sides a better alternative for realizing "nabad iyo cano," or "bread and peace." Ethiopia should stop undermining Somalia and vice versa.
Bulshada waxay martaa 4 marxaladood
1: maalmo adag waxa soo baxa Raga kiisa adag
2: Ragaas adag waxay ka tagaan barwaaqo iyo xasilooni.
3: xiliga barwaaqada lagu jiro waxa xoogaysta raga kiisa liita
4: Raga kiisa liita waxay dadka dib ugu ceshaan maalmo dhib iyo mashaqo badan.
كررها ثلاث مرات:
"اللهم لا تجعلني ممن ينساك في نعمته ولا يذكرك إلا في شدته، وأجعلني قريباً منك شاكراً لك في كل الظروف."
19
#ساعه_استجابه
اللهم في أخر ساعة من يوم الجمعة بُشرى تشبه الغيث وسعادة تملأ القلب وفرحة تمحو كل حزن و فرج لكل صابر و شفاء لكل مريض وتحقيق لكل أمنية ورحمة لكل ميت وأستجابة لكل دعاء.
1
64


















