SiciidG1825 (@siciidSL) header
SiciidG1825 (@siciidSL) profile picture

Considerate

Joined August 2022
Waar Ninkan yaa nagu soo daayay?
It's time for a change. Vote for leaders like @AbdulElSayed and @JocelynBenson who will work every day to make this country better.
4
605
Jebertigu waxay ku isticmaalayaan Somalilanders ka Cilmigan. Amma Moyale ha ahaato amma arrimaha kale ee Caalamka ha ahaatee.
4
15
39
1,085
Book:Seventeen trips through Somaliland: Sannadkii 1893 Harald Swayne Wuxuu leeyahay, “Banka Ujawaji illaa Banka Marar Waxa Sida Ayaxu uqariyo dhulk oo kale uqariyay Fardaha iyo Geela Reer Dalal iyo Reer Yoonis oo ah jilibyo ka mid ah Jibriil Abokor oo Sacad Muse Subeer Awal Ah”
4
18
48
1,607
Referendum ka uu @Axmedguruuje Maalinta uu hadlaba ka baryo somalia in ay Jamhuuriyadda Somaliland ka qaadaa Sidanbay Ushaqaysaaye ogaada.
9
7
1
19
1,448
Waxa Xadhkaha Goostay oo Ay Xalaashadeen Tartanka ay 50jirrada 2bada Xisbi Fulay/Nacasa Ugu jiraan Hoos Rafashada Faqashta. Arrinkani 130kii Sannadood ee u dambeeyayba wuu socday, haddii aan wax laga qabana magac Sheekh Isaxaaq wuu Ceeboobi doonaa.
17
25
4
60
4,189
MUJ Raqiya Omaar, Waxay Aasaastay Africa Watch 1988 si ay U joojiso #Isaaqgenocide.MUJ Fadumo Siciid, Waxay 1997 Markii Xabaalo Wadareedyadi Malko Durdura la helay illaa 2002 Ka shaqaysay in UN soo saarto warbixintii #Isaaqgenocide 2baduba Waa Subeer Awal Sacad iyo Ciise Muuse
Gees-diir oo Xadka Somaliland,Djibouti iyo Ethiopia ku taalla illaa Buuhoodle waxa Qarameeyay General jidhif. Caynabo illaa Boocame na Waxa Qarameeyay General Nuux Taani. 2baduba Waa Subeer Awal,Sacad Muuse, Jibriil Abokor.
4
14
50
1,679
2badani way soo xaadiraan casharrada hirdanka lkn aqligoodo waa slow
Mucaaradkii Shirkada kula ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Doorashada qof iyo Cod ah ee uu ka qabanaayay Galmudug iyo Hirshabelle oo durba usoo hambalyeeyay Hogaamiyaha Galmudug, Liibaan Ahmed Hassan.
2
1
21
1,517
Waar saw idinkii lahaa Space yadayada noogu kaalay, saw idinkan hoosta kasoo wada xidhay ee mudaharaaday?
2
3
1
21
2,469
Markaan lahaa ka daa Maalintaa, 2 bada Xisbi Nacas oo iska oohinayaa way isoo maagayeen immikana miyay iska oohinayaan wali? Cirro Wuxuu somaglia U dhameeyay wuxuu ku tilmaayay “Khilaaf” ka hortaagnaa in ay halkan soo gaadho.
5
13
39
3,824
Taageerayaasha 2bada Xisbi-Nacas X ka ayay indha la’aan isku daba guurayaan oo Muwaadiniintii Cay ku Miisayaan Halka 2badii Xisbi Fulayna Dalkii Midh Midh. U wareejinayaan !!!!!
1
9
36
1,765
Waa Talo Nin Caqli Badan oo Awowyaashii Talin jireen ka timid ee ha loo dhaga Nuglaado.
Replying to @siciidSL
Inaynu waxbixinta dhibaatooyinkii ina gaadhay ama inagu socda hadda ku wargalino cidkasta oo talo ka go’do waa waajib ina saaran Marka aad gartaada naqsato ayaa guusha loo dhawaadaa in aynu fariinteena gaadhsiino democratic iyo cidkasta oo dunida wax ku leh waa waajib
1
2
12
1,391
Obama ha caayina ee u aqli celiyo oo #isaaqgenocide kula dooda.
7
4
4
22
3,847
Cabdi Kariim Al kaabuli.iyo Cismaan Dubbe.Midi Siyad barre Cagaha ka duugay Midna Qabrigiisii Ka dul ooyay
16
10
6
53
5,959
1958 Suldan Cabdilaahi Wuxu uyeedhay Aadan Cabdulle Cismaan oo Madaxwayne somalia usharaxana Calanka somalia na sita, iyadoo laleeyahay kadaa uyuu Canankii ka taaga gurigii Xaaji khaliif. 2026 Buurmadaw wuxuu uyeedhay Musharax madaxwayne somalia calankana leeyahay nookeena !!!
Suldan Cabdilaahi Suladan diiriye, 1946 waxa somalia iyo dhaga buur laga soo siiyay Kuulo uu xidhanjiray waxayna ku yidhaahdeen Suladanka Africa ayaad tahay.Buurmadow Kuulo iyo Shuuliyo waawayn ayay Xamar iyo Garowe kasoo siiyeen kuna leeyihii “Boqorka Afrika ayaad tahay”
3
13
42
2,383
Wariye Sare @AbdirisaqM60043 waa wariye ay tahay in dusha lasoo mariyo si Dalku iga faa’idaysto Hibadiisa Hodanka Ah. AHN MuJ, Jabaan.
Waa Nabad Laakiinse Laguma Lado’ Mujaahid Axmed Jabaan (awoowo) Horshaca documentary ka waramaya….la soco qaybaha danbe @Cambaaburshizi @NorinShire1 @AbdiqaniMuze @Mohamed94540259 @MustafaSLND @Sufiilwaad @siciidSL @hargeisa234 @truehalyay @Zaikal111
1
5
27
1,531
Suldan Cabdilaahi Suladan diiriye, 1946 waxa somalia iyo dhaga buur laga soo siiyay Kuulo uu xidhanjiray waxayna ku yidhaahdeen Suladanka Africa ayaad tahay.Buurmadow Kuulo iyo Shuuliyo waawayn ayay Xamar iyo Garowe kasoo siiyeen kuna leeyihii “Boqorka Afrika ayaad tahay”
5
7
1
38
4,385
Hoggaamiyaha wanaagsani ma aha ka kursiga ku dhaga ee waa ka Siyaasadiisa kuwa aadka ugusoo horjeedaa dabadii ay ka maarmiwaayaan ee ay ku shaqeeyaan. Madaxwayne Biixi wuxuu ka dhammeeyay Kooxda Trump lashaqeeye in ay project 2025 ku daraan ictiraafka Somaliland.
3
14
1
60
2,537