HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon) profile picture

member of parliament jubaland state of somalia. Deputy Minister of Youth and Sports Jubbaland State

Somalia
Joined January 2020
Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)Photo by HON Fatuma Ali Abdikani (@FatumaHon)
HON Fatuma Ali Abdikani retweeted
War-saxaafadeed 09 Oct 2026
2
5
2
16
1,727
Hogaanka wngsn hankiisa sareeyo Horumarka an gaarnay Amnig u horeeyo halyeyada dhiiran habeen iyo maalin u heelan dadkooda iyo horeynta dalkooda Allahayow inoo barkee
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay Ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ka howlgala aagga deegaanka Jannaa Cabdalle ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey saraakiisha iyo askarta Ciidanka Daraawiishta Jubaland heeganka joogtada ah ee ay ugu jiraan difaaca iyo xoreynta deegaannada Jubaland, isaga oo ku ammaanay doorka ay ka qaadanayaan sugidda amniga iyo sidii shacabka reer Jubaland ay ugu noolaan lahaayeen nabad iyo xasillooni. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dhawaan ay bilaaban doonaan howl-gallo lagu xoreynayo deegaannada Jubaland ee ay weli ku sugan yihiin Khawaariijtu, isaga oo ciidamada ku dhiirrigeliyey inay u diyaar garoobaan waajibaadkaas qaran ee horyaalla, si looga miro dhaliyo himilooyinka shacabka Jubaland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee ku aaddan helitaanka xasillooni, amni iyo nabad waarta. DHAMMAAD
25
Hogaamiye An la wada heysan iyo dowlad horumarsan
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 07 May 2026 shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada. Ugu horreyn, Wasaaradda Amniga ayaa ka warbixisay xaaladda guud ee amniga Jubaland, gaar ahaan Gobolka Gedo, iyo dadaallada joogtada ah ee ay hay’adaha amnigu wadaan. Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa iyana Golaha uga warbixisay nidaamka sharciyeed ee cusub ee lagu hagayo gaadiidka, kaas oo lagu doonayo horumarinta nidaamka gaadiidka, badqabka shacabka, iyo kor u qaadista adeegyada gaadiidka ee deegaanada Jubaland. Dhanka kale, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Jubaland ayaa Golaha la wadaagtay warbixin ku saabsan diyaar-garowga iyo habsami u socodka imtixaanaadka dowladda, iyo sidoo kale fursadaha deeqaha waxbarasho (Scholarships) ee loo diyaariyey ardayda reer Jubaland. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa iyaduna Golaha Wasiirrada uga warbixisay xaaladda guud ee caafimaadka deegaanada Jubaland, adeegyada caafimaad ee la gaarsiinayo bulshada, iyo dadaallada lagu xoojinayo tayada adeegyada caafimaadka. Ugu dambeyn, Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka warbixisay halka uu marayo diyaar-garowga qabsoomidda ciyaaraha heerka koowaad ee Jubaland. DHAMMAAD
50

8
6
1
18
1,211
Horaa loo soconayaa insha Allah
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiiradda oo lagaga hadlay arrimaha amniga, qorshaha xalka waara ee xoolo dhaqatada, la tacaalida marxaladaha isbadalka Cimilada iyo Xaalada guud ee Siyaasada dalka.
40
HON Fatuma Ali Abdikani retweeted
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiiradda oo lagaga hadlay arrimaha amniga, qorshaha xalka waara ee xoolo dhaqatada, la tacaalida marxaladaha isbadalka Cimilada iyo Xaalada guud ee Siyaasada dalka.
3
14
2
46
3,730
HON Fatuma Ali Abdikani retweeted
Sending Somali troops into an uncertain conflict, surrendering at the Kenyan border, and issuing contradictory and misguided orders shows that the President and Prime Minister have failed to consider the impact this could have on Somalia’s stability and state-building efforts.!!!
2
3
9
625
HON Fatuma Ali Abdikani retweeted
Iyadoo Ciidamada Jubaland iyo Ciidamada Xooga dalka ay dhawaan isku fureen wadada isku xirta Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe maanta booqasho ku tagay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose.
3
20
6
52
6,627
HON Fatuma Ali Abdikani retweeted
Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay xaalada amniga guud ee Jubaland iyo deegaanadii u danbeeyay ee Khawaariijta laga xoreeyay.
3
7
30
2,357
Jubbaland o u jiheysatay xoryenta jilib iyo jamame jiinak wabiga intuu maro wa madaxweyne Ahmed mohamed islaam o Asbucan ku shaqeynayo tutahiisa Is u dhiiragaliyo ciidamada howlaglka ku jira kuwas o guula badan ka gaaray dagalada socda e xoryenta deeganda ka maqan gacanta dowlada
1
2
112