Jubaland State House (@JSStatehouse) header
Jubaland State House (@JSStatehouse) profile picture

The Official Account Of The State House of Jubaland State of Somalia.

Kismayo, Jubaland
Joined June 2009
Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)Photo by Jubaland State House (@JSStatehouse)
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare, gaar ahaan ardayda reer Jubaland ee sanadkan ka gaaray natiijooyin wanaagsan.
1
13
2
74
4,633
Hambalyo 1-da Luuliyo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed ha noqoto maalin xoojinaysa wadajirka, nabadda, iyo horumarka dalkeenna.
9
10
41
3,390
Waxaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
3
8
28
2,037
Ciid wanaagsan.
10
11
1
104
4,337
Ramadaan Wanaagsan.
5
12
1
116
3,777
WAR-SAXAAFADEED.
17
12
1
82
6,698
Walaaladay Senator Ilyaas Badal Gaboose iyo Sheekh Daahir Axmed Cabdullahi Waxaan isla garannay in danta guud, nabadda, iyo midnimada shacabka Jubaland ay ka sarreeyaan wax kasta oo kale, isla markaana aan si wadajir ah uga shaqeyn doono danta dadka ree Jubaland. Dowladda Jubaland waxay diyaar u tahay tanaasul aan xad lahayn si loo xaqiijiyo midnimo iyo wadajir buuxa. Waxa naga go’an in dhammaan kala aragti duwanaanta dhinaca siyaasadda lagu xalliyo waddo kasta oo nabadeed, isla markaana ilaalinaysa danta guud, xasilloonida iyo mustaqbalka dadka ree Jubaland.
37
24
17
153
33,659
WAR-SAXAAFADEED.
5
9
6
41
6,909
War-Murtiyeedka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ku saabsan Ka-Dhabaynta Himilooyinka Shacabka Soomaaliyeed iyo Ajandayaasha Weyn ee u baahan Midnimo Qaran iyo Wadatashi.
2
2
3
19
3,718
Waxaan maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA), xaruntan ayaa si casri ah loo dhisay, isla markaana lagu maalgeliyay canshuurta shacabka Jubaland.
10
22
3
92
14,711
Waxaan geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marwo Badraan Muxumed Cabdulle ugu tacsiyaynayaa Dhammaan bulshadda Jubaland ehelkii, iyo qoyskii ay ka baxday. Allaha unaxariisto Marwo Badraan Muxumed Cabdulle ayaa mudo dheer kasoo shaqaynaysa hormarinta adeeggyada bulshada.
30
6
1
83
13,791
Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ardayda guulaha ka gaaray Imtaxaanka fasalka 8aad ee Deegaanada Jubaland. Si gaar ah waxaan ugu hambalyaynayaa sadexda Arday ee galay kaalmaha hore Imtaxaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024.
5
11
63
8,022
Waxaan u mahad celinayaa Ciidamada Jubaland iyo Ciidamada Xooga dalka ee naftooda u huraya xoreeynta Dalkeenna kuwaas oo dadaal adag ugu jira sidii ay iskugu furi lahayeen deegaanada gobolka Jubada Hoose oo ay ugu danbaysay wadada dheer ee isku xirta Kismaayo iyo Afmadow.
12
13
4
114
12,385
Waxaan maanta booqasho dhiirigalin ah ugu tagnay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex ee ka howlgala deegaanka BuuloXaaji ee Degmada Badhaadhe oo dhawaan khawaariijta ku jabiyay dagaalkii ka dhacay deegaankan.
28
19
5
174
13,657
Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidamada geesiyada ah ee Jubaland iyo Xooga dalka oo guul tariikhi ah ka garaay dagaalada maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Jubada Hoose.
41
42
9
356
28,418
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ciidamada geesiyadda ah ee Jubaland iyo xooga dalka oo maanta guulo muhiim ah ka gaaray howlgalka deegaanada Jubaland lagaga cirib tirayo Khawaariijta oo maanta si rasmi ah u bilowday.
29
11
10
133
17,603
Waxaan maanta dhagax dhignay labo wado oo laami ah kuwaas oo muhiim u ah dadweynaha Magaalada Kismaayo kana kooban 4.50km Labadan wado oo kamid ah mashruuca dhismaha wadooyinka Magaalada Kismaayo wajigiisa labaad oo ka kooban 9.2km.
34
13
5
99
10,825
Eid Mubarak.
57
25
1
377
20,414
Aad baan ugu faraxsanahay inuu 13sano jirsaday tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan ay qabtaan Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Jubaland iyo Mu’asasada Al ummah iyadoo munaasabada maanta ay abaalmarino kala duwan heleen ardayda gashay kaalmaha kala duwan.
13
8
2
98
5,835
Ramadan Mubarak.
34
20
2
218
12,107