Midnimo Academy (@Midnimoacademy) header
Midnimo Academy (@Midnimoacademy) profile picture

Midnimo Academy 🌟 | Crypto & Suuqa Online | Waxbarasho bilaash ah, Fursad weyn

Free Course
Joined September 2025
Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)Photo by Midnimo Academy (@Midnimoacademy)
Complete Blockhain course 20 kii cashar ee ugu danbeeyey Waa Live, kuwaas oo ka kooban 10 Intermediate iyo 10 Advanced Blockchain Development lessons, dhammaantoodna ku baxaya Af-Soomaali.
1
321
Dhammaan dadka xiisaynaya barashada Blockchain-ka in diiwaangelinta koorsooyinka Blockchain Hub ay si rasmi ah u bilaabatay. Blockchain, Smart Contracts, building dApps, iyo prcaticals Dhammaan koorsooyinku waa bilaash! Is Sean geli hadda: midnimoacademy.org
1
4
531
Midnimo Academy waxay noqon doontaa meesha keliya aad u baahan tahay oo wax waliba ka heli doonto InshaAllah
MIDNIMO ACADEMY Agab Maaliyadeed oo 100% BILAASH ah! Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigno agab maaliyadeed oo bilaash ah, kaas oo ka caawinaya qorshaynta, maaraynta iyo horumarinta dhaqaalaha. 1. Personal Budget Planner: Qorshaynta dakhliga iyo kharashaadka bishii. 2. Savings Tracker: La socodka lacagaha aad kaydsato. 3. Debt Repayment Planner: Qorshaynta iyo bixinta deymaha. 4. Household Expenses Calculator: Xisaabinta kharashaadka qoyska. 5. Small Business Budget: Maaraynta dakhliga iyo kharashaadka ganacsiga yar. 6. Financial Goals Planner: Dejinta iyo la socodka yoolalkaaga dhaqaale. 7. Trading Journal: Diiwaangelinta ganacsiyada iyo xisaabinta otomaatigga ah ee faa'iidada iyo khasaaraha (nooca online-ka ah). Dhammaan waa 100% BILAASH! Waxaad si toos ah u isticmaali kartaa ama u soo dejisan kartaa adoo isticmaalaya CSV files oo Excel lagu furi karo. midnimoacademy.com qaybta free resources Midnimo Academy – Baro. Faham. Horumar.
5
463
Websitekan midnimoacademy.org Waxaa lagu soo kordhiyey qaybo kala duwan, ka mid yihiin Blogs, live news, Trading Journal, mar dhowna lagu soo kordhin doono barashada Blockchainka min bilow ilaa dhamaad, Qof walba ayayna u furan tahay Waa free, Adigase diyaar ma tahay
1
2
389
Free Midnimo Academy, wax weyn ayay soo wadaa InshaAllah oo ay dhalinyarada soomaaliyeed ay ku farxi doonaan, Details soon.
1
5
498
πŸš€πŸŽ“ MIDNIMO ACADEMY β€” WEBSITE-KEENNII WAA FURAN YAHAY! πŸ‡ΈπŸ‡΄ Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno website-ka cusub ee Midnimo Academy, oo loogu talagalay in dhallinyarada Soomaaliyeed lagu xoojiyo aqoon iyo xirfado casri ah oo BILAASH AH! 🌐 midnimoacademy.org
2
420
πŸ“Š MIDNIMO ACADEMY πŸ‘‡πŸΏ t.me/+xWFX8m6Ga8Y4ODlk presents kulan aqooneed oo aan ku falanqayn doonno xiriirka ka dhexeeya: 🌐 Geopolitics iyo coladaha caalamka 🏦 Go’aanada Federal Reserve-ka πŸ’΅ Deynta Mareykanka iyo suuqa bonds-ka πŸ“ˆ Dollar-ka iyo Global Liquidity effect on β‚Ώ
2
9
1,362
Midnimo Academy sidoo kale waxay soo dhaweynaysaa a new management team iyo macalin Nahla, kusoo dhawaada Midnimo family.
4
2
1
17
1,195
🌷 Sagootin & Duco β€” Ustaad Ugbaad 🀍 Midnimo Academy waxay u mahadcelinaysaa Ustaad Ugbaad, oo door muhiim ah ka qaadatay baridda Crypto Technical Analysis, aqoon badana la wadagtay ardaydeena. Ustaad, dadaalkaga iyo wanaagaagu waa xusuus qiimo leh. Guul ayaan kuu rajaynaynaa
4
1
2
25
2,101
πŸŽ‰ Ku soo dhawoow Midnimo Academy, @khalitabdiqadir Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan kugu soo dhaweyno qoyska Midnimo. Khibradaada, baare cryptocurrency, lataliye, ganacsade iyo maalgeliye ayaa qiimo weyn ku soo kordhin doonta bulshadeenna. 🀝 Soo dhawoow, Khaalid!
2
3
13
1,530
Habeen qurux badan kusoo dhawaada Midnimo family Class5
7
847
Class 5 dhammaantood way heleen fursaddoodii, waxaana rajaynaynaa in ardayda aan markan helin fursadda ay Jaanisyada dambe ka qayb qaadan doonaan.
8
612
πŸŽ“ MIDNIMO ACADEMY CLASS 5 β€” ORIENTATION NIGHT Jimcaha 8:30 PM πŸ‡ΈπŸ‡΄ 🌟 Habeenkan waxaan ka wada hadli doonnaa: β€’ πŸ‘‹ Isbarashada Ardayda & Team Midnimo β€’ πŸ“š Nidaamka, shuruudaha & Qaabka Waxbarashada β€’ 🀝 Wada-shaqaynta Ardayda & Midnimo academy
4
536
πŸ“š MIDNIMO ACADEMY MEMBERSHIP 🎯 TOPIC: Sidee Loo Maalgashadaa Altcoins? β€” Fahamka Aasaaska (Fundamental Analysis) πŸ‘€ Representative: ABDIFATAH HASHI πŸ“… Date: 29 September 2026 ⏰ Time: 08:30 PM β€” Somalia Time πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸŽ“ Midnimo Academy Learn β€’ Understand β€’ Grow
6
516
ASC, qofkasta oo isleh waxba ka dhiman Technical ka waxa ogaysiinana, in Casharadii Technical ka ee soo dhiganay laga soo bilaabi doono casharkii ugu horeeyay ilaa kii u dambeeyay, live ay inoo qaban doono thanks to walashen Nahla from October
2
2
15
1,564
🚨 OGEYSIIS β€” MIDNIMO ACADEMY CLASS 5 CILAD FARSAMO AYAA DHACDAY IYADOO GROUP ka HAWL LAGA WADO AYAY DELETE GACANTA KU DHACDAY hadda dib u hagaajinay arrintaas. πŸ“© Fadlan dib ugu soo biira Group-ka adigoo isticmaalaya link-ga cusub ee lagugu diray gmail ka isku diiwaangalisay
3
582
Yaysan ku dhaafin fursada, tirada la qaadanaayo waa mid xadidan
1
13
1,502
Waxaan soo dhawaynaynaa @kaledsahal oo loo doortay madaxa guud ee Midnimo Academy, oo doorteen Midnimo leadership team, KALED mar walba waa wiil dhalinyaro Hormuud u ah horumarka Midnimo dhan walba wan hubnaa in vision kiisa iyo kartidiisaba ay meel dheer gaarsiin doono Midnimo
1
1
13
1,603
Caawa waxay ahayd madal qiimo badan oo ah mahadcelin ay sameeyeen ardaydii ka gudubtey final examkii Class4, u sameeyeen macalimiinta sidoo thanks safarkii dheeraa dadaalkii aad sameyseen idinkaa mudan waa idinka haynaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta guuleysta InshaAllah,
3
4
1
21
1,913
Habeen walba isniin ah 8:30 pm Somali, thanks to walaalkeen daacad Waxaa leenahay live market analysis, weekly price prediction, jihada suuqa fadlan ka faaideyso, classes 1 to 3 ayaa hada u furan, class 4 mardhow ayay ku biiri doonaan, Midnimo Academy waa family aan kala tagaan.
1
14
1,990