Pinned Tweet
Waxay dheheen “Si aad u fahanto, waa in aad wakhti badan ku qaadataa shaashada horteed.”
Waxaan afar kooxood wax ku soo baray qaybta Technical-ka ee Midnimo Academy. Farxad weyn ayay ii tahay haddii xitaa hal qof uu wax iga faa’iiday. Mahadsanidiin dhammaan walaalihii aan wada shaqaynay. Tani ma aha kala-tag, weli waan idinla socon doonaa.🤍
Dear me, you did it.
Thank you for not giving up when things got hard. Thank you for believing in yourself, even when it felt impossible. Today is proof that your hard work, patience, and resilience were worth it.
I’m proud of you🤍
nova retweeted
Maalinta Sabtida casharkeena ka dib muhiim ah, event muhiim ayaa jirto, Xaaladaha dhaqaalaha dunida hada iyo Crypto oo maraysa marxalado kala wareeg ah, fursadaha iyo halista laga filan karo walaalkeen @HajiDahir336605 qolka weyn Puplic Midnimo Academy 21:30 PM ka faaideyso.👇
t.me/+xWFX8m6Ga8Y4ODlk
Aragtidayda BTC waxay jooga resistancegi Nov 2024 laga dhaqajiyay expansion, ku dhaqaqay wana 69 aragtida ah 30k gadhaysa u malayn mayo sandkan xata in ay ka hoosaynyso 56k. Areada 66-64 in dib loga dhaqajin dono ila tahay hadi 69 laga celini wayo hadi uu sidatana 56k ma dhafayo.
BTC waxay bilaabatay inay hoos u dhacdo maalintii xigtay markaan post gareeyay, hadda waxay gaartay target-kii, waxaana sugayaa reversal ama aagga 69–67.
#BTC
BTC waa laga diiday resistance-kii sare 🔻 halka BTC.D ay si nadiif ah uga booday zone-kii demand
Suuqu wuxuu u eg yahay mid is diyaarinaya correction yar ka hor move weyn.
RSI-na wuu taageerayaa idea-daas.
#BTC #Altcoins #BTCdominance
2
16
1,115
nova retweeted
If you are doing something primarily for money and without a real emotional commitment, it will translate into something that lacks a soul and that has no connection to you.
BTC – Weekly Analysis 📉
Priceku wuxu sameeyay Bearish Flag hadi 87k si cad loo jabiyo (weekly close hoseya)➝ 82–80k aya noqonaya target-ka xiga,halkas oo yala support zone + retest demand.Hadi lasi jabsado hoos si adayna 78k
Haddii 87k la difaaco bounce gaaban ayaa dhici kara.
ETH broke out of the falling wedge Price is holding above the key support zone ($3.2k). Haddii momentum-ku sii jiro, short-term push ilaa $3.6k–$3.8k waa suurtagal.
Volatility waa mid la filan karo maanta market moves will depend on FOMC tone.
11
657
Analysis → Execution → Results. SOL inverse H&S completed beautifully. Target met with aggressive follow-through.
Love when price action speaks.
3
21
1,035
BTC waa laga diiday resistance-kii sare 🔻 halka BTC.D ay si nadiif ah uga booday zone-kii demand
Suuqu wuxuu u eg yahay mid is diyaarinaya correction yar ka hor move weyn.
RSI-na wuu taageerayaa idea-daas.
#BTC #Altcoins #BTCdominance



























