Mohamed Barre retweeted
#Somalia is calling again.
When the military took power in 1969, it suspended the constitution, banned political parties, and closed all competitive political channels. Those with political ambitions crossed the border and organized clans to seize power by force. The result was a brutal civil war that began in 1978.
After 21 years of military rule and 10 years of state collapse, Somalis gathered in Arta and agreed to an incomplete political settlement aimed at reinstating the state. Given the experiences of the military dictatorship and subsequent chaos, Somalis became sensitive to anyone attempting to grasp power through illegal means. The most important message from the delegates was "never again to a dictatorship."
Consequently, the most important component of the political settlement was that there would be no security for regimes; when the mandate ends, there must be a transition, either through elections or Somali way/ political dispensation/ indirect elections. In practice, six presidents, Abdiqasim Salad Hassan, Abdullahi Yusuf Ahmed, Sharif Sheikh Ahmed, Hassan Sheikh Mohamud, Mohamed Abdullahi Mohamed "Farmajo," and Hassan Sheikh Mohamud have succeeded one another.
Unfortunately, after 25 years of the Third Republic, President @HassanSMohamud is openly engaged in power-grabbing beyond his mandate. Today, April 14, 2026, the four-year mandate of Parliament has ended. On May 15, 2026, the president's four-year term will also conclude. As of now, there is no political agreement among politicians regarding the upcoming transition. The president, using his Ministry of Truth, to borrow Orwell's doublespeak, wants to remain in power through fake elections and the support of well-meaning external partners.
This is unacceptable. It will undermine the achievements of the last 25 years, as well as Somali and international investments.
Mr. President: Your actions and inactions will deepen polarization and fragmentation. Please revert to the constitution that has given you your mandate and work with political groups to reach a political agreement as soon as possible. Stop arresting the citizens who are peacefully voicing their views.
Opposition Groups: Avoid a parallel process. Seek change through peaceful means.
Somali People: We all have a responsibility to peacefully say NO to power-grabbers, regardless of who they are.
International community and external partners: Please support the political transition and pressure all parties to agree on a way forward.
Soomaali
"Madaxdaan kursiga loogu bogin, waa iska beyrshaane;
Sharci madax-bannaan iyo gar baa la isku-baacshaaye."
Labadan beyd waxay ku jiraan sheekadii murtida badanyd ee uu Axmed Sheekh Jaamac ugu magacdaray "Federaalka Xoolaha Soomaaliyeed" oo ay xooluhu uga tashanayeen sidii ay aadanaha uga xoroobi lahaayeen oo ay dowlad u dhisan lahaayeen. Dood dheer kadib, xooluhu waxay doorteen guddi cilmi-baaris ku sameeya xukunnada kala duwan ee dunida soo maray. Guddigaas waxaa madax u ahaa dibi la yiraa Margi-Yaaqle oo maansadii "Sahan iyo Warkiis" ku soo bandhigay wixii uu cilmi-baarista ku soo ogaaday. Ciddii aan hore u arag ha dhageysato oo ha dhuuxdo. Haddii aad aqrisay buugga Orwell ee Animal Farm, Axmed Sheekh Jaamac wuxuu sameeyey iyaddoo ka xeeldheer oo maansooyin Soomaali ah.
Jaallayaal intaasi waa arar ee nuxurka aan u socdo waa kan.
Soomaaliya waxay mar kale dhex-istaagtay marxalad halis ah.
Kacaankii 21-kii Oktoober 1969, wuxuu maroorsaday awooddii, wuxuu laalay dastuurkii, wuxuuna mamnuucay xisbiyadii siyaasadda. Qolyahan wuxuu u samaystay Hey'adda Nabad-Sugidda iyo Maxkamadda Badbaadada. Intii hunguriga xukunku hayey, waxay hub u doonteen Itoobiya, wiilal dirirana waxay u doonteen reerahooda. Xukunka waxay ku dooneen xoog illeen askartii baa iyaguna xoog ku haystee. Hadde waxaa dhacay dagaalladii sokeeye ee lagu rogmaday.
Mar la hoogoo la ba'ay oo 21 sano oo xukun militari ah iyo 10 sano oo dowlad la'aan ah dabadood, Soomaalidii iskugu timid Carta waxay ku heshiiyeen in xukunka hab nabad ah lagula kala wareego muddo-xileedka qolo kasta marka uu dhamaado. Yaanba sidii la rabay loo fulin laakiin lix madaxweyne ayaa isku-baddashay heshiiskaas ka soo billowday Carta. Farrrintu waa cadayd, waxayna "xukun-kaligii-talis ah ma oggolin, maroorsina warkii daa.
Berga oo ay taariikhdu tahay April 14, 2026 waxaa dhamaaday muddo-xileedkii baarlamaanka. Muddo xileedka Madaxweynahana waxaa ka heray hal bil oo kaliya. Wax heshiis siyaasadeed ah lama hayo. Madaxweyne Xassan Sheekh asagoo adeegsanaya xeerkiisa iyo guddigiisa iyo computer-kiisa Villada u yaal ayuu rabaa inuu xukunka si sharci-darro ah ku maroorsado. Doorasho been ah iyo taageeerada dadka Soomaaliyeed ay siiyaan dalalka caalamka xalaal kama dhigayaan xukun-boob.
Madaxweyne: Dadka ha sii kala fogeyn oo yaan dartaa xukun loogu diririn. Kor dad waa wada indho. Ku soo noqo dastuurkii aad madaxda ku noqotay, mucaaradkana kala heshii sidii doorashooyin dadban oo ka fiican kuwi hore loo aadi lahaa. Ha laga daayo cabburinta iyo xarigga muwaadiniinta si nabad ah fikirkooda u cabbiraya.
Mucaaradka: Nidaamka ayaa ku kale laga agdhisayaa sax maha. Weli fursad baa jirta ee si nabad ah oo miyir ah ku raadiya is-baddalka.
Dadweynaha: Dhammaanteen masuuliyad baa naga saaran inaan si nabad ah uga hor nimaad ciddii rabta inay boobto xukunka, magaca ay doontaba boobkaas ha u bixisee. "Haddaan Maahsanaa, miyir-doorsanaa, Miiraabay oo, mugga waan ilbaxay" ayuu Gaarriye yiri. Hadde muggaan kurteen waa ilbaxnay oo siyaasiyiin nama siri karaan.
Caalamka iyo Dalalka Soomaaliya Saaxiibka la ah: Taageera in si nidaam ah oo heshiis lagu yahay awoodda lagula kala wareego.
@HassanSMohamud; @HESharifShAhmed @M_Farmaajo; @OmarSharmarke; @HassanAKhaire; @MohamedHRoble; @TheVillaSomalia; @HESaidADeni; @PresidentMadobe; @AAbdishakur; @AhmedAwadSO; @ProfAbdiSamatar; @HarunMaruf; @AminAmirArts; @SeraGaid; @MAWareSO; @DrBaadiyow; @faisalroble19; @MohamoudGaildon; @AbdisalamSharf; @Abukar_Arman; @AnalystSomalia; @Aynte; @RAbdiAnalyst; @UKinSomalia
Mohamed Barre retweeted
Ukweli ndiyo hiyo.
This post is from an account that no longer exists. Learn more
Mohamed Barre retweeted
Fractious Somali domestic politics have made it all but impossible for the country to formulate coherent policy on critical local, regional, and global issues. Almost all somali regional leaders are In Nairobi an invitation of foreign conspiracy against their own country, sad!!
Mohamed Barre retweeted
I've got confirmation that Somalis who visited India for health matters from all-over the world reached 11k in 2018. If they had spent $5k per person, the sum will stand at $55m. Isn't it shame that our business people can't even benefit from huge demand & bring it close to home?
Mohamed Barre retweeted
Hadduu shaki kaaga jiray sababta loogu xoog sheegtay Xurmadle Jawaari, muuqaalkan daawo. 3 sano kahor ayuu ka digay in 2019 la dhihi doono "si doorasho qof & cod ah u suurowdo, muddo kororsi ayaan u baahannahay". Howl bareer loo dayacay ayaa hadda lagu awr kacsanayaa.
..., thereafter he was pushed to vacate the post!
Dhacdooyinka qaar waxaa la ogaadaa fasiraaddooda dhabta ah muddo kadib.
Xil ka qaadista Xeer-ilaaliyaha na bal aan dhowrno saamaynta ay ku yeelato difaaca badda.
Daahfurnaan ayuu rabay Md. #Jawaari in 2017 lagu kala baxo.






