Hamze retweeted
Maxaa laga filan kara Suuqa Crypto Isbuucan. teapawt.net/i/broadcasts/1dGYlavyZ…
Hamze retweeted
Saxiibayaal Caawa Fiidka 9:00 pm. Wakhtiga Africa Time ayaan Barnaamijkan Falanqayn iyo Falkan ku sameen doona insha allah.
Linkigana waan soo dhigi doona insha allah markii waagu ii baryo dhankayga.
Saxiibadda la wadaag :
Hamze retweeted
🌙 Ololaha Afurinta Walaalaha Soomaaliyeed (DEEQ CHAIN)
Wixii Update -Telegram DEEQ CHAIN t.me/+dWdT8n6Hi6hlMTg0.
Hamze retweeted
Salaan guud ayaan ku salaamayaa dhalinyarada somaliyeed Kuligood
rag iyo dumarba.
Maanta ooy ahayd 4ta bisha janaayo ee sanadka 2026 waxaa si aad iyo aad uqurxoon usoo gaba gaboobay qalinjabin ardayeed oo uu hogaaminayo ustaadkeena @cryptostocks247 oo si ka duwan school ladii hore udiyaariyay wax barashadooda, wakhti iyo baadhitaan khaas ah galiyay sida oogu haboon ee bulshadeena aqoonta xaga suuqa wayn ee cryptocurrency loogu barikaro, karib baadhitaan dheer wuxuu inoo sameeyay school ka wayn ee @Midnimoacademy
School kaas oo ay macalimiin kala duwan ka qayb qaateen, waxaan aragnay nadaam leh kala danbayn aanan horay looga arag schooladii hore, sida tusaale ahaan tira koobka ardaydu waxay ahayd qofba qofkuu ka horbuuxiyo ayaa loo qaadanayay, oo maysan ahayn hebal baa iyaqaana ama hebel baa ila dhashay, si daacad iyo kala danbayn leh ayay udiyaariyeen nadaamka guud ama sharciga schoolka,
Intaas waxaa kaloo dheer iyadoo baahida bulshadeenu ay aad ubadan tahay dhaqaalahana lawada haynin ustaadkeena wuxuu balan qaaday inuu sixor ah oo bilaash ah qof walbaba oo arday ah uheli doono waxbarashadiisa oo lacag la aan ah, taas oo aad ufarxad galisay ardayda oodhan.
Intaasna waxaa sii dheer in mucalimiintu ay si bilaash ah ay mid mid ooga qayb qaadanayeen inay wax baraan ardayda mucalinba qaybta uu kufiican yahay si loo helo macalimiin kala duwan-kala fikir duwan, si ardaygu u helo sharaxaado kala duwan balse isku meel uwada socdo kadibna Ardaygu tusaalo fiican oogu noqoto in aqoontu qofba sikale usharixi karo bale ujeedadu isku mid tahay,
Marwalbaba mahada ilaahay baa leh kadibna qofka abaabula dadaalka iskuna hagaajiga ficilka.
Waxaan mahad wayn oo sharaf leh halkan ooga dirayaa ustaad keena wayn oo horayba buugaag ku saabsan suuqan #cryptocurrency si bilaash ah inoogu qoray ustaad @cryptostocks247
Wuxuu Ina wada tusan hadaan si daacad ah isku garab istaagno inaan guulaysan karno inagoonan cidna waji karaadinaynin duco xaga alle mooyee.
Macaliniinta ka qayb qaadatay oodhan iyaguna aad ayay umahad sanyihiin oo wakhtigoodii iyo aqoontoodiiba uhuray shicibkooda si xor ah.
Ardaydana Waxaan leeyahay hambalyo Hambalyo dadaalka ha socdo.
Qof walbaba haku dadaalo inshallah sidaan schoolka @Midnimoacademy ugarab istaagi lahayn, maadaama oo wax walba bilaash laga dhigay, bulshadana waa inay muujiyaan garab istaag buuxa, hana la xiriiraan school.
Mar labaad iyo mar sadexaadba waxaan leeyahay hambalyo ardayda iyo macalimiintaba inshallah balanteenu waa waxbarahsho iyo dadaal aanan dhamaad lahayn inshallah.
Asc.
This quoted post is unavailable.
Hamze retweeted
Akhyaareey suuqa wararka shiinaha iyo Trump jahwareerin doona kolba warar ayaa soo bixi doona sidaas darteed shucuurtaadi ilaali siddoo kale iskuday inaad is dajisid haddii Trade ka xumaaday ha isku dayin inaad aar goosi iyo suuqa khasabto ,
Maskaxda Daji , Break qaado inta ka hubsanayso jihadda saxda ee suuqu jihaysan doona , soo laabasho nafisaad ayaa maanta jirta balse ilaa hadda suuqyaddii waa wayna ee Stock market way xidhan yihiin jihooyinka saxda meelahaas ayaa lagala socda iyo xogaha dhaqaale ayagiina ma jiraan sidaas darteed isku badnow.
Hamze retweeted
waa Maxay crypto teapawt.net/i/broadcasts/1ypKdqMNW…












