Hamze (@Mroriginalo) header
Hamze (@Mroriginalo) profile picture

Entrepreneur | Digital Assets & Innovation Addict | Learning, aiming & growing to build my self .

Joined August 2024
Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)Photo by Hamze (@Mroriginalo)
$CLO Trust the process and the oppurtunity will come. Patience and consistency is the key ๐Ÿ”‘ #keepbuilding #keepbushing ๐ŸŽฏ
Every day I wake up is another chance to rebuild, to grow, and to rise stronger than before. The past cannot hold me, and the future is shaped by what I choose today. I am grateful for this new beginning, and I will make it count withcourage, focus, and purpose. #focus #target ๐ŸŽฏ
5
21
4,207
During the hardest market conditions, your greatest investment is not money , it is the patience to wait, the discipline to follow your strategy, and the courage to stay consistent when nothing makes sense. Apportunities are rare ๐Ÿ‘€ It's time ๐Ÿ•ฐ๏ธ now or never โœ…
61
Saxiibayaal Caawa Fiidka 9:00 pm. Wakhtiga Africa Time ayaan Barnaamijkan Falanqayn iyo Falkan ku sameen doona insha allah. Linkigana waan soo dhigi doona insha allah markii waagu ii baryo dhankayga. Saxiibadda la wadaag :
5
9
1
61
2,922
Million Congratulations ๐Ÿ™Œ finally you did it ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰โค๏ธ
Dear me, you did it. Thank you for not giving up when things got hard. Thank you for believing in yourself, even when it felt impossible. Today is proof that your hard work, patience, and resilience were worth it. Iโ€™m proud of you๐Ÿค
2
4
672
๐Ÿ”ฅ Ma rabtaa lacag adigoo coinkaaga iska haysta? Ma ka daashay $DCA ? Kaalay baro Crypto Staking (Siduu u shaqeeyo, Pros & Cons). ๐Ÿ—“๏ธ Isniin, 25 May | ๐Ÿ•’ 8:30 PM (Somali Time) ๐Ÿ“ Telegram: Xogta Crypto 24/7 Ha moogaan! ๐Ÿ‘‡
1
4
2
25
2,608
ุฑู…ุถุงู† ูƒุฑูŠู… โ˜ช๏ธ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ู‹ ู…ู†ุง ูˆ ู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ู„ุฃุนู…ุงู„ โค๏ธ
2
3
130
๐ŸŒ™ Ololaha Afurinta Walaalaha Soomaaliyeed (DEEQ CHAIN) Wixii Update -Telegram DEEQ CHAIN t.me/+dWdT8n6Hi6hlMTg0.
3
6
971
Jazakalah khayr bro ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ
Anigoo ku hadlayay magaca ardayda dufcadda koowaad ee Midnimo Academy, waxaan Shahaado Sharaf ๐ŸŽ–๏ธ guddoonsiinayaa Ustaad @Mroriginalo Waad ku mahadsan sida aad nogu hagar-baxday ustaad . Allah haku sharfo! ๐Ÿš€๐Ÿ“ˆ @Midnimoacademy @cryptostocks247 #CryptoTrading #midnimoacadmey
3
134
Salaan guud ayaan ku salaamayaa dhalinyarada somaliyeed Kuligood rag iyo dumarba. Maanta ooy ahayd 4ta bisha janaayo ee sanadka 2026 waxaa si aad iyo aad uqurxoon usoo gaba gaboobay qalinjabin ardayeed oo uu hogaaminayo ustaadkeena @cryptostocks247 oo si ka duwan school ladii hore udiyaariyay wax barashadooda, wakhti iyo baadhitaan khaas ah galiyay sida oogu haboon ee bulshadeena aqoonta xaga suuqa wayn ee cryptocurrency loogu barikaro, karib baadhitaan dheer wuxuu inoo sameeyay school ka wayn ee @Midnimoacademy School kaas oo ay macalimiin kala duwan ka qayb qaateen, waxaan aragnay nadaam leh kala danbayn aanan horay looga arag schooladii hore, sida tusaale ahaan tira koobka ardaydu waxay ahayd qofba qofkuu ka horbuuxiyo ayaa loo qaadanayay, oo maysan ahayn hebal baa iyaqaana ama hebel baa ila dhashay, si daacad iyo kala danbayn leh ayay udiyaariyeen nadaamka guud ama sharciga schoolka, Intaas waxaa kaloo dheer iyadoo baahida bulshadeenu ay aad ubadan tahay dhaqaalahana lawada haynin ustaadkeena wuxuu balan qaaday inuu sixor ah oo bilaash ah qof walbaba oo arday ah uheli doono waxbarashadiisa oo lacag la aan ah, taas oo aad ufarxad galisay ardayda oodhan. Intaasna waxaa sii dheer in mucalimiintu ay si bilaash ah ay mid mid ooga qayb qaadanayeen inay wax baraan ardayda mucalinba qaybta uu kufiican yahay si loo helo macalimiin kala duwan-kala fikir duwan, si ardaygu u helo sharaxaado kala duwan balse isku meel uwada socdo kadibna Ardaygu tusaalo fiican oogu noqoto in aqoontu qofba sikale usharixi karo bale ujeedadu isku mid tahay, Marwalbaba mahada ilaahay baa leh kadibna qofka abaabula dadaalka iskuna hagaajiga ficilka. Waxaan mahad wayn oo sharaf leh halkan ooga dirayaa ustaad keena wayn oo horayba buugaag ku saabsan suuqan #cryptocurrency si bilaash ah inoogu qoray ustaad @cryptostocks247 Wuxuu Ina wada tusan hadaan si daacad ah isku garab istaagno inaan guulaysan karno inagoonan cidna waji karaadinaynin duco xaga alle mooyee. Macaliniinta ka qayb qaadatay oodhan iyaguna aad ayay umahad sanyihiin oo wakhtigoodii iyo aqoontoodiiba uhuray shicibkooda si xor ah. Ardaydana Waxaan leeyahay hambalyo Hambalyo dadaalka ha socdo. Qof walbaba haku dadaalo inshallah sidaan schoolka @Midnimoacademy ugarab istaagi lahayn, maadaama oo wax walba bilaash laga dhigay, bulshadana waa inay muujiyaan garab istaag buuxa, hana la xiriiraan school. Mar labaad iyo mar sadexaadba waxaan leeyahay hambalyo ardayda iyo macalimiintaba inshallah balanteenu waa waxbarahsho iyo dadaal aanan dhamaad lahayn inshallah. Asc.
This quoted post is unavailable.
12
10
39
990
Self-growth is choosing progress over comfort, learning from every setback, and becoming better each day than the version left behind yesterday. New year , new opportunities and new development choose consistency over excuses โณ๐Ÿ”’ #HappyNewYear2026
97
๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
๐Ÿšจ WE ARE LIVE NOW! ๐Ÿšจ ๐ŸŽฏ MAAREYNTA KHATARTA (RISK MANAGEMENT) ๐Ÿ“Š RISK / REWARD STRATEGY ๐Ÿง  Waxaa diyaariyay: @Mohafahiye ๐Ÿ”ด LIVE on Telegram: ๐Ÿ‘‰ t.me/Xogtacrypto
1
3
182
๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
RETIREMENT PLAN โ€“ WAA MAXAY? Waa nidaam aad maanta u diyaarsato dhaqaale kuu shaqeeya berrito, si noloshaada mustaqbal u noqoto mid deggan oo ammaan ah Waxa soo diyaariyay: @HajiDahir336605 Live: Xogta Crypto 24/7 Platform: Telegram (t.me/Xogtacrypto)
104
Habn kale oo qurux badan ka faa,idaysi wacan Al ustaad @HajiDahir336605 ๐Ÿ‘๐Ÿซก
Waa innoo bari iyo Madasha $SFC Insha allah .
7
288
$BTC ๐Ÿ”ด Clear levels means Clear targets stop emotions ๐ŸŽฏ #keeplearning #keepbuilding ๐Ÿ”’
Large selling presure ๐Ÿ”ด both future iyo spotkaba Dhamaan timeframes-kala duwan lacagta ka baxaysa ayaa ka badan mida so galaysa ๐Ÿ“‰
1
22
1,935
Large selling presure ๐Ÿ”ด both future iyo spotkaba Dhamaan timeframes-kala duwan lacagta ka baxaysa ayaa ka badan mida so galaysa ๐Ÿ“‰
1
4
2,124
$BTC 98,195 ๐Ÿ‘€๐Ÿ”Ž
2
266