Berkan retweeted
Hambalyo macallimaddeenna qaaliga ah, @StrwberryNova Ugbaad, oo graduation party xalay ahayd oo ka qalin jabisey Ostim Teknik, Ankara, Bc Software engineering.
Waxaan si gaar ah kuugu mahadnaqaynaa deeqsinimadaada time and expertise ugu deeqday Midnimo academy,
Berkan retweeted
🚨 LIVE NOW: Crypto Staking Casharka Waa Furanyahay
Ma rabtaa inaad lacag ka samayso crypto-gaaga adigoo iska haysta? Hadda ayaan si toos ah uga hadlaynaa:
• Waa maxay Crypto Staking
• Sida uu u shaqeeyo
• Sidee passive income looga sameeyaa
• Pros & Cons-ka dhabta ah
• Khaladaadka dadka badankiis sameeyaan
⏰ Hadda Live ah
📍 Telegram: Xogta Crypto 24/7
Soo gal hadda hana ka harin casharkan 👇
🔥 Ma rabtaa lacag adigoo coinkaaga iska haysta?
Ma ka daashay $DCA ? Kaalay baro Crypto Staking (Siduu u shaqeeyo, Pros & Cons).
🗓️ Isniin, 25 May | 🕒 8:30 PM (Somali Time)
📍 Telegram: Xogta Crypto 24/7
Ha moogaan! 👇
Berkan retweeted
XOGTA DHAQAALAHA MARAYKANKA EE TODDOBAADKAN:
1️⃣JOLTS Job Openings (Talaado): Tirada shaqooyinka bannaan ee suuqa yaalla (Calaamad u ah xoogga shaqada).
2️⃣Consumer Confidence (Talaado): Kalsoonida ay dadweynuhu ku qabaan dhaqaalaha (waxay saameysaa iibsashada).
3️⃣ADP Nonfarm Payrolls (Arbaco): Tirada dadka ay shirkadaha gaarka ahi shaqaaleysiiyeen (ka sokow beeraha).
4️⃣Retail Sales (Arbaco): Heerka iibka tafaariiqda (wax kasta oo dukaamada laga gato).
5️⃣ISM Manufacturing PMI (Arbaco): Warbixinta xaaladda warshadaha iyo wax-soosaarka dalka.
6️⃣Jobless Claims (Khamiis): Tirada dadka cusub ee codsanaya lacagta cayrta shaqo-la'aanta.
7️⃣Nonfarm Payrolls (Jimco): Warbixinta rasmiga ah ee shaqo-abuurka guud ee dalka (Midka ugu saameynta badan suuqa).
8️⃣Unemployment Rate (Jimco): Boqolleyda dadka shaqo-la’aanta ah ee dalka ka jirta.
9️⃣Good Friday (Jimco): Waa maalin fasax ah—Suuqyada saamiyada (Stocks) waa xiran yihiin.)
FG: isbuucan waxaa isha aad loogu suuqa Daynta maraykanka( Bond Market Yeild) kaas oo dulsaarka dadka daynta ku leh oo kor u dhaafay heerka 4.5% waana halka ay Trump iyo madaxa khasnadda maaliyadda scot bessent ay ku khasbanaaddan in xaalka dajiyaan hadday tahay dagaalka hadda Iiran🇮🇷 oo ay khasbanaan doonaan inay si un heshiis u raadiyaan waayo dhaqaalaha iyo kalsoonidda suuqa maraykanka waxaa laga dheehda ( Bond Market ka)
W/D: Haji Dahir Abdulahi
The SEC has concluded that APT is a digital commodity, not a security.
Today's joint interpretive release from the SEC and CFTC brings needed clarity to everyone building in, investing in, and participating in the Aptos ecosystem. This is two agencies speaking with their full interpretive authority.
A landmark day for APT and the industry.
Read the release: sec.gov/files/rules/interp/2…
Berkan retweeted
Wajiga Labaad Ee #DEEQ_Chain Waxa Ku Jirta Hada $2328 Oo inagu Qaadatay 24h
Tarikhda Xusi Doonta Walalaha Xogta Crypto t.me/Xogtacrypto Iyo walal walbo Fariintena Gaartay .
Target 🎯 Keena Waa 100 Caruur Agoon ah
Mahadsanidiin ❤️✊🏽
🌙 WAJIGII 2-AAD: OLOLAHA CIIDSIINTA (DEEQ CHAIN)
"Guushii Afurinta ka dib, hadda waa markii Agoonta!"
Walaal, bilowgii Ramadaan waxaan si wadajir ah ugu guulaysanay inaan afurinno qoysas badan oo dhibaataysnaa.
Shalay waxaan bilownay wejigii labaad ee Ciidsiinta Agoonta, waxaana farxad noo ah in in ka yar 24 saac aan ku ururinnay:
💰 Wadarta Hadda: $1,456
🎯 Hadafka: 30$ keliya ku ciid sii agoon!
Ha moogaan fursadan qaaliga ah ee aad farxad ku gelinayso ilmo agoon ah maalmaha ciidda.
💵 HABKA TABARUCA (STABLECOINS):
• BSC (Binance Smart Chain - BEP20):
0x67BEec9f992d2862A7938A9CB62Af0115d893840
• TRON Network (TRC20):
TBc2kfA5eEnqBx1NCayLSzJEA6NSLrMRSb
• SOLANA ADDRESS (Only USDC):
C2W7W3pi3bTGme5VGB5vmrsFurHLKhM49d1XH7aD441X
• EVC Plus: +252 61 0654674 (Abdikarim)
✨ "Crypto-du waa naxariis iyo gargaar, qayb ka noqo isbeddelka!"
🔗 Telegram: t.me/+dWdT8n6Hi6hlMTg0
Berkan retweeted
Wan Ogaa In Nabar Ku Noqon Doono Wax walbo Qeyr Ku saabsan 🙈
Ee Hadii Aaad Isku Aragto In Community Heesato Kalay Qeyr aan Ku Tartanee ?
Midna Lkn Hal Arinaa Jirto ⤵️👀⤵️
Challenge Ramadanka aad Ka Carartana waa Lagu sugayaa 🤣
Berkan retweeted
Wixii walaalaha suuqa iiga soo horeeyay aan ka bartay in anna walaalaha kale iga dambeeya aan u gudbiyo waa waajib i saaran, Gogol iyo sidii aad isku sii wadi lahaydeen ayn la idinla wadaagay,Aqoontu ma dhamaato,markasta iyo meelkastaba aqoonta sii korodhsada,Guulaysta walalayl✊
Sharaf bay ii tahay inaan Shahado Sharaf gudonsiiyo @kaledsahal anigo ku hadlaya afka First Cohort of Midnimo Academy
Macallin & Mentor Kalid ka tirsan Midnimo Academy,
oo si xirfad iyo Hagar la an ah no baray suuqyada digitalka ah.
Mahadsanid @Midnimoacademy #Crypto
Berkan retweeted
Anigoo ku hadlayay magaca ardayda dufcadda koowaad ee Midnimo Academy, waxaan Shahaado Sharaf 🎖️ guddoonsiinayaa Ustaad @aamiirnyanyow Waad ku mahadsan sida aad nogu hagar-baxday ustaad . Allah haku sharfo! 🚀📈
@Midnimoacademy
@cryptostocks247
#CryptoTrading
#midnimoacadmey
Berkan retweeted
Salaan guud ayaan ku salaamayaa dhalinyarada somaliyeed Kuligood
rag iyo dumarba.
Maanta ooy ahayd 4ta bisha janaayo ee sanadka 2026 waxaa si aad iyo aad uqurxoon usoo gaba gaboobay qalinjabin ardayeed oo uu hogaaminayo ustaadkeena @cryptostocks247 oo si ka duwan school ladii hore udiyaariyay wax barashadooda, wakhti iyo baadhitaan khaas ah galiyay sida oogu haboon ee bulshadeena aqoonta xaga suuqa wayn ee cryptocurrency loogu barikaro, karib baadhitaan dheer wuxuu inoo sameeyay school ka wayn ee @Midnimoacademy
School kaas oo ay macalimiin kala duwan ka qayb qaateen, waxaan aragnay nadaam leh kala danbayn aanan horay looga arag schooladii hore, sida tusaale ahaan tira koobka ardaydu waxay ahayd qofba qofkuu ka horbuuxiyo ayaa loo qaadanayay, oo maysan ahayn hebal baa iyaqaana ama hebel baa ila dhashay, si daacad iyo kala danbayn leh ayay udiyaariyeen nadaamka guud ama sharciga schoolka,
Intaas waxaa kaloo dheer iyadoo baahida bulshadeenu ay aad ubadan tahay dhaqaalahana lawada haynin ustaadkeena wuxuu balan qaaday inuu sixor ah oo bilaash ah qof walbaba oo arday ah uheli doono waxbarashadiisa oo lacag la aan ah, taas oo aad ufarxad galisay ardayda oodhan.
Intaasna waxaa sii dheer in mucalimiintu ay si bilaash ah ay mid mid ooga qayb qaadanayeen inay wax baraan ardayda mucalinba qaybta uu kufiican yahay si loo helo macalimiin kala duwan-kala fikir duwan, si ardaygu u helo sharaxaado kala duwan balse isku meel uwada socdo kadibna Ardaygu tusaalo fiican oogu noqoto in aqoontu qofba sikale usharixi karo bale ujeedadu isku mid tahay,
Marwalbaba mahada ilaahay baa leh kadibna qofka abaabula dadaalka iskuna hagaajiga ficilka.
Waxaan mahad wayn oo sharaf leh halkan ooga dirayaa ustaad keena wayn oo horayba buugaag ku saabsan suuqan #cryptocurrency si bilaash ah inoogu qoray ustaad @cryptostocks247
Wuxuu Ina wada tusan hadaan si daacad ah isku garab istaagno inaan guulaysan karno inagoonan cidna waji karaadinaynin duco xaga alle mooyee.
Macaliniinta ka qayb qaadatay oodhan iyaguna aad ayay umahad sanyihiin oo wakhtigoodii iyo aqoontoodiiba uhuray shicibkooda si xor ah.
Ardaydana Waxaan leeyahay hambalyo Hambalyo dadaalka ha socdo.
Qof walbaba haku dadaalo inshallah sidaan schoolka @Midnimoacademy ugarab istaagi lahayn, maadaama oo wax walba bilaash laga dhigay, bulshadana waa inay muujiyaan garab istaag buuxa, hana la xiriiraan school.
Mar labaad iyo mar sadexaadba waxaan leeyahay hambalyo ardayda iyo macalimiintaba inshallah balanteenu waa waxbarahsho iyo dadaal aanan dhamaad lahayn inshallah.
Asc.
This quoted post is unavailable.
Berkan retweeted
Xaflada QalinJabinta Dufcada 1AAD
@Midnimoacademy
Hambalyo Ardayda Quruxda Badan Ee Dadaalka Faraha Badan Ku Bixiyay Heerkaan Inee Soo Gaaraan
Berkan retweeted
Waa hormar bilawgiiis 50 sano kadib in shacabka somaliyed gaar ahaan shacabka Gobolka banadir in si xor ah codkoda udhiibtan
Waa bar bilaw fiican una socda in shacabka ay dortaan madaxeynaha Qaranka somaliyed
Hambalyo dhamaan bulshada gobolka banadir
Berkan retweeted
‼️ THE BONDI HERO ‼️
Ahmed El Ahmad, a 43yr-old father-of-two fruit shop owner.
After so bravely jumping on the first terrorist, he was then shot twice by the second terrorist, and is now being treated in hospital but expected to be OK. Thank you Ahmed. 👏👏
Berkan retweeted
This is absolutely hilarious.
Scam alert 🚨
This lady was talking trash about the Somalis all this week. Now she created a gofundme account and a cash app account- saying she doesn’t feel safe and Somalis are attacking her, What a joke😂. We not here to harm anyone and do violence we are just doing internet 🛜 trolling.
She is scamming the Americans for the drama she created. This was all panned for her. To create a drama and then play the victim card so she can scam the Americans.
Get a job lady, stop ✋🛑 scamming. No wonder why she was talking trash 🗑️ all this week, she was jealous because she is broke😂😂. Everyone please share so that people can see her little scamming plan.
Your not going to make money from us- we will expose your little plan.
Berkan retweeted
A wave of Somali satire swept social media after Trump’s “garbage” rant, flipping Zionist-style claims about “ancient rights” and “two-state solutions” into pure Minnesota comedy.
qudsnen.co/share/66837
Berkan retweeted
Asc Dhamaan qofkasta oo Danaynaya inuu Barto Crypto Currency waxaan Ogaysiinayna inay Ku biiraan Group ka is diiwaangalinta:-
👇🏻👇🏻👇🏻
t.me/+uFfYlzfkPCRkNTA0
Muhiimadeenu waa in Dhalinyarta somalida Bartaan Xirfadan si aan uga Xorawno Dhaqaale xumada iyo Shaqo la'aanta.
#MFA
Berkan retweeted
Walaalahayga & asxaabtayda qiimaha bdn, Fariintaan si degan & maskax degan ku aqri:-
Waxay u muuqata Khalaas in wax waxwalba ay baaba'een xalada suuqa ku suganyahay waqti xaadirkan ~ waan ogahay laga yaabe in dhiig & dhaawacyo badan so gaartay maalgashigaaga~🩸 lagayaabe in aad wax bdn si hoose ugu walwalsan tahay sida xld mustaqbalka ay ku dambayn doono.
Neef qaado~ is-daji~ koobkaga coffee qac kasii ☕
Aanku sharaxo o aan iskukaa xiro waxa dhacaayo hada o aad indhahaaga ku aragtid🩸 & dhamaan sida xlka ahaa lagaso bilaabo tan & bilawgi bull marketkan~ si aan xldaan cashar faaido leh maanta & weligeenba uguso saarno.
Tan & cycle-kaan bilawgiisa waxay illa & hada u muuqata in dadka intiisa bdn suuqa u kunoqday mid aad & aad u challenges badan, jahwareer badan, sawab la xiriirta in aad ugu duwanyahay dhaman cycle-di hore, weliba mida ugu daran oo ah in aan weli la aqbalin kala duwanashahaasa cycle-di hore & midkaan, o weli rajo ay jirto.
Marka la fiiriyo meesha laga imaaday suuqaan crypto wuxu samayay dhaqaaq aad uwayn
From 2022 722.2 Billion illa 2025 - 4.2 Trillions, halka $BTC ka imaaday from 15k illa - 125,000~ 7 x lacagtaada ah, taaso cadeen kufilan ah in $BTC tahay assetka kaliya ku badbaadin kara suuqan, iyadana aarkaysaa sida hada xlkeeda yahay From 125-ka illa 81k. O ah cadayn kale in marwalba suuqan maareynta khataraha ay tahay lagama maarmaan.
Qofwalba qiimo ahaan Bitcoin wu aminsanyahay asset ahaan, balse qofwalba wu necebyahay maalgashi ahaan, sawabto ah waalagu caajisaa----
Maahan wax qarsan wala wada ogyahay waayo, faaido bdn lagama helo /profits bdn, kaliya qofka lacag badan haystaa loogu talo galay!!!
Maahan in aan hada gado Bitcoin ama iskadaa midna kuleeyahay o weligayba qofna kuma dhihin, lkn marka lafiiriyo xlda suuqa waxay u muuqata o aan raba in aan ku xasuusiyo hal rule & qaacido suuqan crypto leeyahay, oo aytahay in aad goos dambeedka ku qabsatid. Waayo waxaa iimuqata samaynta kaso socota arintaan:-
🌊 If Bitcoin doesn’t pump🚀, nothing pumps〽️
waana sawabta November 2022di aan portfolio-ydayda 80% ugu dhigay kadib burburkii Ftx, markaasa o aan coins badan haystay dhulka illa galeen, wixi markaa kadambeyay portfolio-yadayda ma ahayn 80% Altcoinska, mana ahayn & 80% mid kudhisan boorsadayda rajo balse kudhisan xlda dhabta cycle-kaan ku suganahay o aan marhore so fahmay, sawab ay cinwaankayga astaanta Bitcoin ay calaamad ugu tahay.
Maxan ku shegaya intaaso dhan," hal ujeedo ☝️ o ah in aan khaladaadkeena wax ka barano".
Hadii aad rabtid in aad saxdid khaladkaaga ugu horeeya, o aadan marar bdn kuso celcelin~
Ka bilaw o hada maskaxdaada geli cycle-ka so socda insha'ALLAH 🎯 Bitcoin~ macquul 🤏 ETHEREUM.
Maahan ceeb in qof khaladkiisa waxkabarto & in uu guuldaro qaadanaayo, balse waa in aad iska qaadi dontid mustaqbalka, mid lamid ah cadaadiska dadka intiisa bdn hada haysta & illaa bilawgi bull market haysta o ah kaliya marka lagaaro altcoin season.
Goor aytahayba, wuu imaan dona Bear Market 🐻 markiiba haku boodin Altcoinska, si tartiib ah ugu sameey Rotation, xusuusnow Altcoinska qaar bilawgi marxaladaha bullka waxay la dhaqaaqaan BTC iyago samaynaayo 2 illa 3X, halka badi aysan gabi ahaanba dhaqaaqin.
Balse arinkaan sida caadada ahaydba uma fududa sidaan fudud aan ushegeyno, oo waxaa marwalba kaso horeeya psychological trap 🪤
Waxaad arkaysaa 2-3 meme Coins o samaynayo 50-100X, waxaad dareemi doontaa markiiba in dadka hareertada jooga dhan lacago waalan samaynayaan, lkn kan mesha ku qatan uun adiga tahay.
Waa meesha panic-ga ugu horeeya suuqa ka bilawdo, waxad markiiba adigo dheg laqabto lahayn gadanaysa Altcoins~ Full portfolio ama 80%
Waxaad iska ilaawaysa structure-ka cycle-ka ku socdo, fadlan dhagayso, way jiraan coins yar & memes yar o marwalba samayn dona 50X+ < lkn waxad marwalba kutashan kartid< not the rule.
Waa inad khadarin wayn uhaysaa lacagaha suuqan keenaysid, aadna muhiimad iska saartaa sida ukala xulanaysid maalgashigaaga, waayo sida kaliya hanti logu sameyo suuqan waa in aysan portfolio-yadada halfing aysan galin maalin, mudnaan gaara sii "Positioning" hadi kale si walba suuqa maalinwalba waa mid cashar xanuun bdn ku dhigi doona.
BTC waa in ay boorsadaada xoogeeda marwalba ahaata, ugu yaraan 2 sano+ Bear marketka kadib, taasa o micnaheda yahay 60- 80% Bitcoin in aad xoog umaalgelinaysid qaybaha hore bull marketka.
Waxaso raaci doona Large alts o aad u isticmaali dontid boorsadaada 20-30% adigo dooran doona Projectiyada aadka gaarka u ah illaa & heer isku haleen leh, suuqan inta uu jiro xld walba ugali doono kama suuli doono "Speculation" =H/R 10% iyagana ugu badnaan.
Marnaba haka dhigin 30–40–50%. Hadii ay ayaga laba-laabmaan ama sex laab noqdaan 10ka %, iyaga boorsadaada ka noqon doona 20–30%.
• ogow markaa waa meeshaa, halkaa ku sell garayn lahayd.
• Waa markaa aad khartarta dhex daaqaysid ku yarayn lahayd.
• Waa meeshaasa, halka aad positionska aad intaa sodhisay ku ixtiraami lahayd.
• Waa sidaasa, sida portfolio-yada lagu koriyo
• Waa sidaasa, sida ra'sumaalka suuqa keentay lagu badbaadiyo.
• Iska hadal maahan waa sida aan so sameeyay.
Tan kama dhigna in aan Altcoinska aanso gadan jirin ama illa & hadaba aanan haysan, way yartahay coins aananso gadan Memes & kuwa caadi ahba Strategically, waana gadan doona, qorshooda waa kuwa cad, illa & inta haynaayo, meesha aan ugu baxi dono, hadi targetska lagu dhacay & hadi wax isbadaleenba.
Taasi waa wadadayda, ka fog emotions gabi ahaanba, coins la jeclaado, mid lanaco & mid lagu ag dhintaba o weligeed la iska haysto lacagta lagu dhameeyo, qaamuskayga kuma jirin. Sida lola tacamulo si Public & private qaarkin tan & 2023 wanku hagay..
Hal wado si fudud lagu xusi karo o Technically ahayd waa Premium & Discount & wadooyinkalo bdn.
Waxase ugu adag suuqan gebi ahaanba aytahay Marwalba" Right mindset" qaar bdn waxay attentionkoda ugu wayn waa maqlida wax iyaga ay jecelyihiin just for Confirmation xitaa hadii ay ku suganyihiin xld aragagax leh.
Ka digtonow waa dhaqan god dheer ah weliga kaso saari doonin 🪤 Study markets ❌ not influencers.
Marnaba ha is-dhihin maxaan sidaa & sidaa uso yeeli waayay, khaladaadka waa wax aad & aad Normal ah, suuqan & nolosha caadiga ahba, balse waxa aan caadiga ahayn waa in kuwa badan idinka mid ah ay isku dayayaan, in khaladaadki hore uso galeen ay rabaan in ay ku xaliyaan isla Cycle-kaan.
Xusuusnow waa halista ugu wayn aad hada daaqaysid, adigo isleh wax sax🎷
Kala garo waxa suuqan ka shaqaynaya & waxakale❌
❌ In aad maalin walba Coins khasaaro wayn 80-90% kugu haayo lacagaha kusi dhamaysid, waa hope ma'ahan strategy.
❌ In lacagahaaga ugu bdn 80-90% aykujirto ALTska o aad illa & Altseason laga gaaro iska haysan doontid.
❌ In aad maalin wlba baadigoobtid coins 100X samayn doona.
❌ In aad qolo/qof uun iska raacid wuxu sheego sax & khalad. Supporter.
Waxa ku shaqaynaayo o aad suuqan ku joogi kartaa kaliya:-
✔️ In aad aqbashid marxaladaha suuqa galo marwalba, adoptability= 👑
✔️ In aadan Panic sell sameyn marka amuuraha xumaadan.
✔️ In aad si fcn isugu diyaarisid qaab aqoon, sida saxda suuqan ula tacamuli lahayd, o aad baratid
structure-ka saxda & marxaladaha uu kala mari doono : BTC🚀 → ALTS 🚀→ BTC TOP → ALTs TOP →BTC CRASH →ALTS CRASH.
❌ Not qaacidada meelaha sawirada ka aragtid, X predictions. BTC sidan Alts sidaasa🚀 Boom💥 Baro Rotations.
Talaaboyinkasa waa sida kaliya khalaadki hore lagu saxo, haku baran si adag o xanuun badan,
☝️ jaaniska weli madhamaan
Marka lafiiriyo bilihi ugu dambeyay sida suuqa ahaa & maantaba, waxay u muuqata Khalaas in wax walba ay u dhamaatay — Over.
Malaha waa waqtiga kaliya aad firiin lahayd On chain sentimentka midka Coin marketcapka & mid walba lamidka ah:-
📉 Fear & Greed Index = - 10 — Extreme Fear.,
waa halkaan signalska ugu wayn suuqa ku siinaayo, yaakalo haray in u baqo ~ baqdintaba sow xad malahayn, marka waxi dhici lahaa ay dhaceen~ yaytahay cida xanuunsan o marka kadib baqda.
Waa halkaa meesha taarikhda ay dib isku qorto, dibna iskuso celiso, haku khaldamin maahan mid aad maalin walba maqashid o ah, " History repeats itself" history-ga ka hadlayno, waa " The history ~where gets bought~not where you quit.
Cycle mesha u taaganyahay weli ma ahan maantadaan dhamaad, xitaa hada o price-ka & chariyada ay wada fooraraan, waxaa jira seasonal pattern o aan weli burin" invalidation kudhicin, lkn calaamadahiisa so muuqan donaan, marka suuqa sonoqoshada sameeyo~ sida tusaale fudud:-
❌ monthly & yearly close 🔽100–102K →108k -1112 -k
❌ full MS/ market structural breakdown🔽
❌ Ama xitaa lower high suuqa sameyo 〽️ January= Final confirmation.
→ Illa calaamadaha aragtid weli cycle-ka waxba kuharay= Cycle intact
sida uku dhamaan doono & goortaba dood kama taagna in 80-90% retailska ku khaldanaan donaan, balse waa mawduuc kale.
Gunaanadka & fariintayda ugu muhiimsan aan rabo in aad si dhab ah u qaadatid, waa in aan markale ku xasuusiyo.
Ha rajo dhigin, waxa jiri donaa dhaqaaqyo macquul ah, lkn iska ilaali aragtiyaha rajo gelinta & cabsida leh, .. berito waa bear market & bil hebel waan duuli doona.
Sidaa umashaqayso, hadad hore uso tijaabin, so tijaabi.
Altcoins & suuqaba wayso noqon donaan, waxaa kalo laso noqon doona waw Human nature 🍄🟫 caadadi suuqan laha, marka cagaarka la arko xariiqmihi dhaadheer, waan Ku sheegay/ i told you so, o aad dib u amini doontid dad bdn Muslim & gaalba waxay sheegi doonan, waa dareemo aad u xoog bdn, badi waadku fashilmi dontaan in aad is xakamaysaan.
Ha ilaabin 5 to 10X weli in Play ⏯️ waxayse ku xirnaan doonta Coinska, qaar bdn magacayo waawayn leh aad rajo bdn logu mujinaayo, kuma noqon doonaan ATH hore, xitaa qaarkod kuma noqon doonaan meelihi ay taagnaayen, December 2024, halka qaarkod hadaba ay marhore gaaren meeshi ugu saraysay cycle-kaan qiima ahaan ay gaaren, soo baro April 2021 Coins bdn meelihi ayku hakadeen, iyado weli ujiray Altcoin seasonki ugu wayna taarikhda illa November 2021, iska hubi waxa aad haystid, se xiligaa go'aanka ka gaari lahayd hada maahan, balse sii calamadeeso, ishana Ku haah, tan ugu muhiimsan xusuusnow aad midaan serous ugu qaado ☝️ Half coin season= Altcoinska lower high dhaqaaqoda noqon 〽️.
Hadii ay jireen khaladaad aadka baaqsan kartay o aad kudhacday cycle-kaan, ogow maahan marka aad gebi ahaanba ku xalin lahayd isla Cycle-kan, fahan midaan, waa muhiim →lkn cycle-ka dambe kaliya hadad baratid sida structure-ka suuqan udhaqaaqo
✨ BTC xilli hore gado
✨ alts udambeeysi.
✨ disciplined positioning.🔄
✨ marwalba iska ilaali go'aan emotional ah.
✨ Ha cayrsan lacagta.
✨ iskana ilaali in capitalkaga lumin.
Hana niyad jabin~ Hana is-dhiibin, halkaan waa mesha lagu kala haro~ uma baahnid in aad duulkaasa kamid noqotid
Guulaysta 👋
Ashkar
Berkan retweeted
🤯 Sam Altman, CEO of OpenAI, shares the nine books he thinks will change your life before the year 2025 ends.
Berkan retweeted
Ardayda Midnimo Academy – Homework Technical Analysis
JOIN ⤵️
Beginners• t.me/+B2u8C2wyMrxmOTFk
Intermediate• t.me/+1R8qMISS_Js4NzVk
Advanced • t.me/+l_Xbdfdwjoc1OThk
Videos • t.me/+Pbm0lZyHM1JiM2Rk
💡 Waxbarasho & resources oo dhan - Waa Free
Berkan retweeted
Replying to @cryptostocks247
It’s one thing to ignore it & lie to yourself , but it’s a completely different beast to tell everyone else that it’s Not xaran & to make them pay u to teach them🤷🏾♂️
Berkan retweeted
Big thanks to you my brother @cryptostocks247 for your tireless efforts and dedication in supporting the youth. Abaal wayn baan kaaga haynaa, waana kaaga mahadcelinaynaa. Runtii caawa i was one of the learners, and may Allah bless you, Ustaad Ugbaad, and all the teachers.
Groupkii labaad ee intermediate caawa officially casharadii technical analysis ayaa u bilaabmey live lessons full house MashaAllah thanks to ilaahay qayr ha siiyo walaasheena, Inta ugu badan ee groupkan intermediate ku jiro waa dad lacag laga soo qaatay schools ka soo baxeen soo graduate gareeyey and still Waa kuwa ugu badan ee u baahan iney bartaan technical analysis iyo aqoonta suuqa that is what Midnimo Free academy stands for. Qof walba noqo Bilow, dhexdhexaad, or advanced is for every one InshaAllah
Hadaa aqoon ilaahay ku baray rabtid walaalahaa inaad gaarsiisid put a side your ego and personal interest please come and join there is some thing better than money to provide free finance Education for every one, inshaAllah please, so we have Alxamdulilah 11 teachers, more we get is better.





































