π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001) header
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001) profile picture

𝔾𝕖π•₯ 𝕦𝕑 π•¨π•™π•–π•Ÿ π•ͺ𝕠𝕦 𝕙𝕖𝕒𝕣 π•₯𝕙𝕖 π•’π••π•™π•’π•Ÿ 𝕛𝕦𝕀π•₯ π•π•šπ•œπ•– π•¨π•™π•–π•Ÿ π•ͺ𝕠𝕦 𝕙𝕖𝕒𝕣 π•ͺ𝕠𝕦𝕣 π•‘π•™π• π•Ÿπ•– π•£π•šπ•Ÿπ•˜π•šπ•Ÿπ•˜

southwest
Joined September 2020
Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)Photo by π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ (@MHMQ001)
Alx Team Midnimo aad ba u mhadsan tihin dadalka iyo juhdiga aad no hurteen. Abalkina ma gudi karno @cryptostocks247 @Midnimoacademy @StrwberryNova
5
12
421
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Midnimo Academy waxay diyaarisay koorso cusub oo bilaash ah, loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto sida ganacsi loo bilaabo, loo maamulo, loona horumariyo. From developing a business idea to preparing a Business Launch Plan. Koorsadu waxay ka kooban tahay 10 cashar oo inta badan ku baxaya Af-Soomaali, waxaana lagu baranayaa: Aasaaska ganacsiga iyo hal-abuurka Doorashada iyo tijaabinta fikradda ganacsiga. Market Research iyo fahamka macaamiisha Business Model iyo ilaha dakhliga Startup Costs iyo raasamaalka Pricing, Profit iyo Break-even Branding iyo Digital Marketing Sales iyo adeegga macaamiisha Operations, Bookkeeping iyo maamulka ganacsiga Diyaarinta ilaa Business Launch Plan. Ardaydu waxay qaadan doonaan home works, ka jawaabi doonaan su’aalo, isticmaali doonaan Business inventions, waxayna diyaarin doonaan qorshe ganacsi oo iyaga u gaar ah. Marka aad koorsada dhammayso, waxaad yeelan doontaa faham iyo xirfado kaa caawinaya inaad qiimayso fikrad ganacsi, xisaabiso kharashyada, dejiso qiimaha adeeggaaga, qorshayso suuqgeynta, una diyaariso ganacsigaaga qorshe bilow. 100% BILAASH β€”ISDIIWAANGELINTU WAA QASAB Koorsada hada way furan yahay midnimoacademy.org/entrepren…
4
16
796
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Caawa waxaan leenahay examskii ugu danbeeyey group4 nasiib wacan Qof walba inshallah
1
1
1
8
2,107
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
"Hey Anthropic I'm a developer from Somalia. Our community β€” developers, students, young people who want to build with AI β€” we can't access Claude. Not because we don't want to. Not because we're not ready. Just because of where we're from. We're learning. We're building. We're motivated. We just don't have access to the tools. Please Anthropic β€” enable Claude for Somalia." @AnthropicAI @claudeai @DarioAmodei @bcherny @trq212 #ClaudeForSomalia #Anthropic #Claude
182
377
48
1,312
69,644
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
πŸš€ MIDNIMO ACADEMY – Class 3 πŸ“… Registration: 13-04-2026 ⏰ Time: 21:00 (East Africa) πŸ’° Baro Cryptocurrency & Trading πŸ“ˆ Ka faa’iidayso suuqyada digital-ka ah πŸ”₯ Fursad cusub oo aad noloshaada ku bedeli karto πŸ‘‰ Ku biir Link gan t.me/+uFfYlzfkPCRkNTA0 Free πŸ†“
2
6
2
29
3,174
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Shikh Mustafe " yaanan hiil u noqon cadowga sahyuuniga , yaanan kaalin ka noqon sidii loo dhisi lahaa israaiisha weyn "
50
332
36
1,658
148,914
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Qolka Midnimo Academy Puplic Maanta oo jimcaha ah 9PM somali time waxaan leenahay Macroeconomics event aad u muhiimsan waa sida dhaqaalaha aduunka iyo all financial markets correlated and interact. Waxaa inoo soo jeedinaaya walaalkeen qabiirka @Dhawii614896 πŸ‘‡πŸ‘‡ t.me/c/2908402707/4225
4
19
1,130
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
MashaAllah Midnimo Membership caawa waxaa socdo event cajiib ah AI narratives Deep dive, dhalinyaro diyaarsan MaashaAllah. Waxaan weligey maqal mustaqbalka AI rights, sharciyada iyo xuquuqda AI ee mustaqbla 🀣 deep legal debate Waaw
1
1
18
750
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Rewards ceremony, ayaan qabaney oo abaalmarintii ardayda imtixaankii Midnimo academy kaalmaha hore ka galey oo walaasheen @Haldhaa14 ay ugu deeqday abaal marin lacageed ilaahay wanaag badan ha siiyo, waan wareejiney Alxamdulilah Kaalinta koowaad Nasir Farah 92 points Kaalinta Labaad Daacad 91 points Kaalinta sedaxaad Imraana 90 points Anas 90 points Maxamed siidow 90 points Waxaan leenahay dhamaan hambalyo
1
1
32
953
Anigoo ku hadlayay magaca ardayda dufcadda koowaad ee Midnimo Academy, waxaan Shahaado Sharaf πŸŽ–οΈ guddoonsiinayaa Ustaad @MuktaarMCM Waad ku mahadsan sida aad nogu hagar-baxday ustaad . Allah haku sharfo! πŸš€πŸ“ˆ @Midnimoacademy @cryptostocks247 #CryptoTrading #midnimoacadmey
1
1
1
6
386
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Sharaf bay i tahay inaan Shahado Sharaf gudonsiyo @cryptostocks247 anigo ku hadlaya afka First Cohort of Midnimo Academy Asasaha Midnimo Academy oo si dacad iyo niyad sami leh, 100% FREE nogu furay albabka aqonta isaga iyo macalliminta kale. Mahadsanid ustad @Midnimoacademy
1
1
5
1,362
Anigoo ku hadlayay magaca ardayda dufcadda koowaad ee Midnimo Academy, waxaan Shahaado Sharaf πŸŽ–οΈ guddoonsiinayaa Ustaad @Mroriginalo Waad ku mahadsan sida aad nogu hagar-baxday ustaad . Allah haku sharfo! πŸš€πŸ“ˆ @Midnimoacademy @cryptostocks247 #CryptoTrading #midnimoacadmey
1
1
1
4
341
Anigoo ku hadlayay magaca ardayda dufcadda koowaad ee Midnimo Academy, waxaan Shahaado Sharaf πŸŽ–οΈ guddoonsiinayaa Ustaad @aamiirnyanyow Waad ku mahadsan sida aad nogu hagar-baxday ustaad . Allah haku sharfo! πŸš€πŸ“ˆ @Midnimoacademy @cryptostocks247 #CryptoTrading #midnimoacadmey
2
3
7
356
Anigoo ku hadlayay magaca ardayda dufcadda koowaad ee Midnimo Academy, waxaan Shahaado Sharaf πŸŽ–οΈ guddoonsiinayaa Ustaad @StrwberryNova Waad ku mahadsan sida aad nogu hagar-baxday ustaad . Allah haku sharfo! πŸš€πŸ“ˆ @Midnimoacademy @cryptostocks247 #CryptoTrading #midnimoacadmey
3
2
9
315
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Replying to @Midnimoacademy
@Midnimoacademy X space InshaAllah walaalaha weydiinaya halkan ayaan isugu imaan doonaa saacad ka dib InshaAllah
1
17
381
π•Έπ–”π–π–†π–’π–’πŸ‘π–‰ π•―π–Šπ–Šπ––βœ retweeted
Qof walba oo community geena ah maanta please Waa inoo casuuman tahay, nagala soo qeyb gal 9pm somali time, bariis iyo hilib, buskut iyo xalwo intuba waa diyaar🀣
3
4
1
54
2,592